{"id":177475,"date":"2023-03-07T00:00:53","date_gmt":"2023-03-06T21:00:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177475"},"modified":"2023-03-07T00:00:53","modified_gmt":"2023-03-06T21:00:53","slug":"daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177476\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ibraahin Ataash, ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland wuxuuna taageeray go&#8217;aamadii kasoo baxay shirkii garaadada dhaqanka ee Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ataash oo waraysi siiyay wariye Cabdirisaaq Catoosh, ayaa ku baaqay in Somaliland ixtiraamto go&#8217;aankii garaadada dhaqanka ee ahaa in Somaliland ay ka baxdo deegaanadaas, isaga oo sheegay in Somaliland iyadu ogolaatay in shirka Laascaanood dhaco.<\/p>\n<p>&#8220;Aniga waxay iila muuqdaan in lagu ixtiraamo go&#8217;aamadooda, wanan raacsanahay in lagu ixtiraamo, awalna way mudnayd hadana way mudantahay, Somaliland iyada ayaa ogolaatay, mar hore iyo mar danbeba&#8221; ayuu yidhi Taash.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in doonista shacabka reer Sool aan xoog lagu joojin karin, loona baahanyahay in la helo si kale oo xal lagu gaadhi karo, lakiin hada ciidamada laga saaro gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Qadiyadaydu way caddahay oo waxa weeyaan in dagaalkaana deg deg loo joojiyo ciidamada meeshaa joogana deg deg looga soo qaado, oo gobolka laga soo saaro, ciidamada waxan ku talinaya in la geeyo magaalada Oog&#8221; ayuu yidhi Taash.<\/p>\n<p>Ataash waa guddoomiyihi labaad ee urur siyaasadeed ee siyaasada Somaliland iska casila tan iyo markii ay bilaabantay xasarada magaalada Laascaanood, hore waxa isku casilay guddoomiyihii ururka Shacabka Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F161873373322666%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ibraahin Ataash, ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland wuxuuna taageeray go&#8217;aamadii kasoo baxay shirkii garaadada dhaqanka ee Laascaanood. &nbsp; Ataash oo waraysi siiyay wariye Cabdirisaaq Catoosh, ayaa ku baaqay in Somaliland ixtiraamto go&#8217;aankii garaadada dhaqanka ee ahaa in Somaliland ay ka baxdo deegaanadaas, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ibraahin Ataash, ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland wuxuuna taageeray go&#8217;aamadii kasoo baxay shirkii garaadada dhaqanka ee Laascaanood. &nbsp; Ataash oo waraysi siiyay wariye Cabdirisaaq Catoosh, ayaa ku baaqay in Somaliland ixtiraamto go&#8217;aankii garaadada dhaqanka ee ahaa in Somaliland ay ka baxdo deegaanadaas, isaga oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-06T21:00:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-06T21:00:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg\",\"width\":660,\"height\":408},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland - Wardoon","og_description":"&nbsp; Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ibraahin Ataash, ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland wuxuuna taageeray go&#8217;aamadii kasoo baxay shirkii garaadada dhaqanka ee Laascaanood. &nbsp; Ataash oo waraysi siiyay wariye Cabdirisaaq Catoosh, ayaa ku baaqay in Somaliland ixtiraamto go&#8217;aankii garaadada dhaqanka ee ahaa in Somaliland ay ka baxdo deegaanadaas, isaga oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-06T21:00:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":408,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/","name":"DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg","datePublished":"2023-03-06T21:00:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202336638136781573219001.jpeg","width":660,"height":408},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-urur-siyaasadeedka-waabari-oo-iskaga-baxay-siyaasada-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari oo iskaga baxay siyaasada Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177475"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177475"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177477,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177475\/revisions\/177477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177476"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}