{"id":177478,"date":"2023-03-07T12:19:50","date_gmt":"2023-03-07T09:19:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177478"},"modified":"2023-03-07T12:19:50","modified_gmt":"2023-03-07T09:19:50","slug":"wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/","title":{"rendered":"Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan"},"content":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Shariif Sayid Cali ayaa ka horyimid guddiga adeega Xajka sanadka 1444\/2023 oo uu Shalay magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta Saalax Shariif Sayid ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay Wasiir Rooboow ay yihiin kuwa lagu soo xulay hanaan aanan sharci aheyn, islamarkaana aan wax wadatashi ah lagala yeelan magacaabistooda.<\/p>\n<p>Guddigaan Xajka sanadka 1444\/2023 ee uu magacaabay Wasiir Mukhtaar Rooboow ayaa ka kooban 9 xubnood, waxaana xubnaha guddiga xoghaye looga dhigay Ibraahin Rooboow Cali oo ay walaalo yihiin Wasiir Mukhtaar Rooboow Cali.<\/p>\n<p>Talaabadaan ayaa imaaneysa, iyadoo inta badan sanad walba marka uu soo dhawaado xiliga Xajka ay sidaan oo kale Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, Wasiiru dowlayaasha wasaaradaan ay soo saaran amaro is diidan oo la xiriira shaqada wasaaradda.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Warqadaha kasoo kala baxay Xafiisyada Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo ku xigeenkiisa:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514149796769.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"867\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514149796769.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514149796769-228x300.jpeg 228w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514149796769-320x420.jpeg 320w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177481\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514491088637.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"816\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514491088637.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514491088637-243x300.jpeg 243w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514491088637-324x400.jpeg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514491088637-340x420.jpeg 340w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177482\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514808471717.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"866\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514808471717.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514808471717-229x300.jpeg 229w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202337638137514808471717-320x420.jpeg 320w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Shariif Sayid Cali ayaa ka horyimid guddiga adeega Xajka sanadka 1444\/2023 oo uu Shalay magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali. &nbsp; Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta Saalax Shariif Sayid ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay Wasiir Rooboow ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177478","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Shariif Sayid Cali ayaa ka horyimid guddiga adeega Xajka sanadka 1444\/2023 oo uu Shalay magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali. &nbsp; Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta Saalax Shariif Sayid ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay Wasiir Rooboow ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-07T09:19:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/111495240_9987dcf2-9d04-40e7-b018-ce88c62a1c64.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/\",\"name\":\"Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/111495240_9987dcf2-9d04-40e7-b018-ce88c62a1c64.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-07T09:19:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/111495240_9987dcf2-9d04-40e7-b018-ce88c62a1c64.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/111495240_9987dcf2-9d04-40e7-b018-ce88c62a1c64.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan - Wardoon","og_description":"Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Shariif Sayid Cali ayaa ka horyimid guddiga adeega Xajka sanadka 1444\/2023 oo uu Shalay magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali. &nbsp; Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta Saalax Shariif Sayid ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay Wasiir Rooboow ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-07T09:19:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/111495240_9987dcf2-9d04-40e7-b018-ce88c62a1c64.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/","name":"Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/111495240_9987dcf2-9d04-40e7-b018-ce88c62a1c64.jpeg","datePublished":"2023-03-07T09:19:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/111495240_9987dcf2-9d04-40e7-b018-ce88c62a1c64.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/111495240_9987dcf2-9d04-40e7-b018-ce88c62a1c64.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-diinta-iyo-awqaafta-oo-ka-horyimid-magacaabista-guddiga-adeega-xajka-sanadkan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta oo ka horyimid magacaabista guddiga adeega Xajka sanadkan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177478"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177484,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177478\/revisions\/177484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177483"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}