{"id":177490,"date":"2023-03-07T22:02:23","date_gmt":"2023-03-07T19:02:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177490"},"modified":"2023-03-07T22:02:23","modified_gmt":"2023-03-07T19:02:23","slug":"xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/","title":{"rendered":"Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177491\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Gudoomiyaha garab ka mid ah garabyadii xiriirka kubada cagta Somalia ee dhowaan doorashooyinka iska horjeeda ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dacwad ka gudbinayo xiriirka kubada cagta Adduunka ee FIFA<\/p>\n<p>Arrintan ayaa timid ka dib markii FIFA ay u aqoonsatay doorashadii Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) oo loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xassan Xaaji Aadan Yabarow oo ahaa musharax loolan adag kula jiray Cali Shiino ayaa sheegay in aanu ku ganacsayn qaabkii ay doorashadaasi u dhacday iyo hambalyada aqoonsiga ah ee uu Cali Shiine ka helay FIFA.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in haddii warqada la sheegay iney ka soo baxday FIFA ay sax noqoto ay arrintaas ka gudbin doonaan dacwad dhinaca sharciga ah ayna ku kalsoon yihiin iney ku guuleysan doonaan.<\/p>\n<p>Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish ayaa xusay in doorashadii Cali Shiino ay aheyd mid baalmarsan shuruucda iyo xeerarka u degsan xiriirka kubada cagta Somalia, isagoo ku andacooday ineysan aqbaleyn natiijo sharci daro ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha garab ka mid ah garabyadii xiriirka kubada cagta Somalia ee dhowaan doorashooyinka iska horjeeda ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dacwad ka gudbinayo xiriirka kubada cagta Adduunka ee FIFA Arrintan ayaa timid ka dib markii FIFA ay u aqoonsatay doorashadii Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) oo loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha xiriirka kubadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha garab ka mid ah garabyadii xiriirka kubada cagta Somalia ee dhowaan doorashooyinka iska horjeeda ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dacwad ka gudbinayo xiriirka kubada cagta Adduunka ee FIFA Arrintan ayaa timid ka dib markii FIFA ay u aqoonsatay doorashadii Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) oo loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha xiriirka kubadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-07T19:02:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/\",\"name\":\"Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-07T19:02:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha garab ka mid ah garabyadii xiriirka kubada cagta Somalia ee dhowaan doorashooyinka iska horjeeda ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dacwad ka gudbinayo xiriirka kubada cagta Adduunka ee FIFA Arrintan ayaa timid ka dib markii FIFA ay u aqoonsatay doorashadii Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) oo loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha xiriirka kubadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-07T19:02:23+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/","name":"Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg","datePublished":"2023-03-07T19:02:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/148147848_3594464007285895_1273310249713352658_o.jpeg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xassan-xaaji-aadan-yabarow-wiish-oo-sheegay-inuu-dacwaynayo-fifa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwaynayo FIFA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177490"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177492,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177490\/revisions\/177492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177491"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}