{"id":177496,"date":"2023-03-08T12:21:42","date_gmt":"2023-03-08T09:21:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177496"},"modified":"2023-03-08T12:21:42","modified_gmt":"2023-03-08T09:21:42","slug":"guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/","title":{"rendered":"Guddiga Maamulka Hay&#8217;adda Duulista Hawada  oo shaqo joojin lagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177497\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/G.webp\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/G.webp 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/G-300x172.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/G-696x399.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/G-733x420.webp 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu shaaciyay in shaqo joojin lagu sameeyay guddiga maamulka hay&#8217;adda Duulista Hawada Soomaaliya HDRS, kadib markii lagu eedeeyay wada shaqeyn la&#8217;aanta howlwadeenada guddiga maamulka iyo hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warqad sumadeedu tahay XFR\/0115 oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuumadda 5-tii bishaan Maarso 2023-ka ayaa lagu shaaciyay in Raysal Wasaare Xamse uu shaqada ka joojiyay guddiga maamulka hay\u2019adda Duulista Hawada Soomaaliyeed, kadib wada shaqeyn la&#8217;aanta howlwadeenada guddiga maamulka iyo hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo la sheegay iney cuuryaamin karto adeega Caalamiga ah iyo kan Wadaniga oo ay u xilsaaran tahay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sidoo kale faray Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya iney soo diyaariso, islamarkaana u soo gudbiso Golaha Wasiirradda wax ka badalka sharciga hay\u2019adda si ay ula jaan qaado hay\u2019adaha Duulista Rayidka ee Caalamka, sidoo kalana Xukuumadda ay u soo gudbiso habraaca guddiga maamulka hay&#8217;adda.<\/p>\n<p>Gabagabdii Warqada ka soo baxday Xafiiska Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu sheegay in uu saxiixay xil ka qaadistaan, ayna dhaqan gashay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale warqad kasoo baxday Xafiiska Wasaaradda Gaadiidka Duulista iyo Hawada Xukuumadda Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa lagu shaaciyay in ay dhaqan gashay Wareegatada kasoo baxday Xafiiska Raysal Wasaare Xamse ee xilka looga qaaday guddiga maamulka hay\u2019adda Duulista Hawada Soomaaliyeed HDRS.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177498\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138388955078580.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"930\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138388955078580.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138388955078580-213x300.jpeg 213w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138388955078580-298x420.jpeg 298w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177499\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138389345744967.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"935\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138389345744967.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138389345744967-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138389345744967-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177500\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138389690470718.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"937\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138389690470718.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138389690470718-211x300.jpeg 211w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138389690470718-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177501\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138390027382728.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"937\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138390027382728.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138390027382728-211x300.jpeg 211w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138390027382728-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu shaaciyay in shaqo joojin lagu sameeyay guddiga maamulka hay&#8217;adda Duulista Hawada Soomaaliya HDRS, kadib markii lagu eedeeyay wada shaqeyn la&#8217;aanta howlwadeenada guddiga maamulka iyo hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. &nbsp; Warqad sumadeedu tahay XFR\/0115 oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka koowaad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Maamulka Hay&#039;adda Duulista Hawada oo shaqo joojin lagu sameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Maamulka Hay&#039;adda Duulista Hawada oo shaqo joojin lagu sameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu shaaciyay in shaqo joojin lagu sameeyay guddiga maamulka hay&#8217;adda Duulista Hawada Soomaaliya HDRS, kadib markii lagu eedeeyay wada shaqeyn la&#8217;aanta howlwadeenada guddiga maamulka iyo hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. &nbsp; Warqad sumadeedu tahay XFR\/0115 oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka koowaad ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-08T09:21:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/thumbnail.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/\",\"name\":\"Guddiga Maamulka Hay'adda Duulista Hawada oo shaqo joojin lagu sameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/thumbnail.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-08T09:21:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/thumbnail.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/thumbnail.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Maamulka Hay&#8217;adda Duulista Hawada oo shaqo joojin lagu sameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Maamulka Hay'adda Duulista Hawada oo shaqo joojin lagu sameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Maamulka Hay'adda Duulista Hawada oo shaqo joojin lagu sameeyay - Wardoon","og_description":"Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu shaaciyay in shaqo joojin lagu sameeyay guddiga maamulka hay&#8217;adda Duulista Hawada Soomaaliya HDRS, kadib markii lagu eedeeyay wada shaqeyn la&#8217;aanta howlwadeenada guddiga maamulka iyo hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. &nbsp; Warqad sumadeedu tahay XFR\/0115 oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka koowaad ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-08T09:21:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/thumbnail.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/","name":"Guddiga Maamulka Hay'adda Duulista Hawada oo shaqo joojin lagu sameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/thumbnail.jpeg","datePublished":"2023-03-08T09:21:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/thumbnail.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/thumbnail.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-maamulka-hayadda-duulista-hawada-oo-shaqo-joojin-lagu-sameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Maamulka Hay&#8217;adda Duulista Hawada oo shaqo joojin lagu sameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177496"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177503,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177496\/revisions\/177503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177502"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}