{"id":177611,"date":"2023-03-11T13:11:26","date_gmt":"2023-03-11T10:11:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177611"},"modified":"2023-03-11T13:11:26","modified_gmt":"2023-03-11T10:11:26","slug":"daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/","title":{"rendered":"Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177612\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png\" alt=\"\" width=\"1022\" height=\"844\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png 1022w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26-300x248.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26-768x634.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26-696x575.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26-509x420.png 509w\" sizes=\"(max-width: 1022px) 100vw, 1022px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa cadeeyey in deegaanada ay beeshiisu ka degto gobollada Hiiraan iyo Galgaduud aysan ku jirin taako xor ah, oo dhamaan dhulkii beesha uu weli gacanta ugu jiro kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Nabadoon Xaad ayaa sidoo kale sheegay in cunaqabateyntii ay dowladdu saartay laga qaaday dadka degan degaanada iyo degmooyinka ay Al-Shabaab ka joogaan Galmudug.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in qorshihii lagu cunaqabateeyey dadka ku nool dhulka uu Shabaab joogo uu ahaa qorshe qaldan, isla markaana uu Madaxweyne Xasan Sheekh amray in cunaqabateynta laga qaado dadka degan Ceelbuur iyo deegaanada lamidka ah.<\/p>\n<p>Nabadoonka oo wareysigaan siiyey Weriye lagu magacaabo Maxamed Cali Faracadde ayaa la weydiiyey sababta uu Murusade dhulkiisa uga xoreysa la\u2019yahay Al-Shabaab, si lamid ah beelaha kale.<\/p>\n<p>Wuxuuna Nabadoon Xaad ku jawaabay \u201cDowladda ayaa hoggaamineysa qorshaha dagaal ee dalka looga xoreynayo Al-Shabaab, meelna waa lagu kormaray, meelaha qaarna dib ayaa loo dhigay, dhulka Murusade degana taako aysan Al-Shabaab joogin ma jirto, sidaas darteed dadku ma dagaalami karaan oo cadowgii ayaa dul jooga.\u201d<\/p>\n<p>Mar la weydiiyey sababta ciidankii furimaha jiray ay dib ugu soo celiyeen Muqdisho, ayuu ku dooday in hadda ag ciidankii dib ugu celiyeen furimaha, isla markaana uu socdo qorshe lagu xoreynayo dhulka uu Shabaab heysto oo dhawaan bilaabanaya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa naloo sheegay in dagaal la qaadayo, ciidanka Murusade ee Muqdisho jooga waxay baxayaan berri, inta badan ciidankii beesha furimaha ayuu jiraa, laakiin kuwii Muqdisho u yimid inay amniga shirka sugaan ayaa hadda baxaya,\u201d ayuu yiri Nabadoon Maxamed Xasan Xaad.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku sii daray, \u201cAnaga beelaha kale waa ka duwanahay dhulkeenii waxaa heysta Shabaab, taako xor ah kuma jirto dhulka Murusade, ciidankeenu meel uu ku hakado ma jirto, waxay kala joogaan Maxaas, Guriceel, Dhuusamareeb iyo Aadan-yabaal, duruuftaasi waxay keentay in ciidanka beesha Murusade ay guurguuraan, waa rag aan dhulkoodii joogin,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Nabadoonka ayaa sheegay in hadda dadka ku nool dhulka Shabaab heysto laga qaaday cunaqabateyntii, isagoo ku dooday in markii horaba lagu qaldoomay tallaabadaas.<\/p>\n<p>\u201cIn raashinka laga joojiyo dad deegaan ah oo meel degan, waxay aheyd tallaabo qaldan, waana laga noqday hadda, inkastoo go\u2019aankaas cidda qaadatay aanaa cadey karin, laakiin hadda Madaxweynaha ayaa fasaxay, sahaydana waa loo geeyaa dadka ku nool Ceelbuur iyo deegaanada kale,\u201d ayuu yiri Nabadoon Xaad.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiye Xaad ayaa si qora dheer uga hadlay shirkii beeshiisa Murusade ee Muqdisho ka socday muddo afar maalmood ah, isagoo sheegay in lagu go\u2019miyey qodobo ay ka mid tahay in Murusade shiro sanadkii hal mar, si loo xoojiyo midnimada beesha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FShacabka123%2Fvideos%2F862850378145996%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa cadeeyey in deegaanada ay beeshiisu ka degto gobollada Hiiraan iyo Galgaduud aysan ku jirin taako xor ah, oo dhamaan dhulkii beesha uu weli gacanta ugu jiro kooxda Al-Shabaab. Nabadoon Xaad ayaa sidoo kale sheegay in cunaqabateyntii ay dowladdu saartay laga qaaday dadka degan degaanada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa cadeeyey in deegaanada ay beeshiisu ka degto gobollada Hiiraan iyo Galgaduud aysan ku jirin taako xor ah, oo dhamaan dhulkii beesha uu weli gacanta ugu jiro kooxda Al-Shabaab. Nabadoon Xaad ayaa sidoo kale sheegay in cunaqabateyntii ay dowladdu saartay laga qaaday dadka degan degaanada iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-11T10:11:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1022\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"844\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/\",\"name\":\"Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png\",\"datePublished\":\"2023-03-11T10:11:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png\",\"width\":1022,\"height\":844},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa cadeeyey in deegaanada ay beeshiisu ka degto gobollada Hiiraan iyo Galgaduud aysan ku jirin taako xor ah, oo dhamaan dhulkii beesha uu weli gacanta ugu jiro kooxda Al-Shabaab. Nabadoon Xaad ayaa sidoo kale sheegay in cunaqabateyntii ay dowladdu saartay laga qaaday dadka degan degaanada iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-11T10:11:26+00:00","og_image":[{"width":1022,"height":844,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/","name":"Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png","datePublished":"2023-03-11T10:11:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-11-at-10.10.26.png","width":1022,"height":844},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaad-oo-sheegay-sababta-loo-xoreyn-waayey-ceelbuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- Xaad oo sheegay sababta loo xoreyn waayey Ceelbuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177611"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177613,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177611\/revisions\/177613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177612"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}