{"id":177617,"date":"2023-03-12T13:04:04","date_gmt":"2023-03-12T10:04:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177617"},"modified":"2023-03-12T13:04:04","modified_gmt":"2023-03-12T10:04:04","slug":"nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177618\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"397\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil Xalay magaalada Gaalkacyo kooxo hubeysan ugu geysteen Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo ka mid ahaa nabadooda caanka ka ah gobolka Mudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kooxda hubeysneyd ayaa Nabadoonka dishay xili uu kasoo baxay Masjidka Ramadaan ee magaalada Gaalkacyo oo uu kusoo Tukaday Salaadii Maqrib, kuwaas oo rasaasta kala dhacay qeybaha sare ee jirkiisa.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa amniga maamulka Puntland ayaa dilka kadib gaaray goobta marxuumka lagu dilay, kuwaas oo ilaa saakay baaritaano ka wada xaafada Garsoor oo ah halka lagu dilay nabadoonka Cabdi Aadan Siyaad.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ciidanka amaanka magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland oo la hadlay warbaahinta gudaha waxay sheegeen iney wali ku raad joogaan dableyda geysatay dilka, hayeeshe Saraakiisha maysan bixin wax faahfaahin ah oo intaas ka badan.<\/p>\n<p>Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa marar badan sidaan oo kale dilal qorsheysan loogu geystay Odayaal Nabadoono ahaa, Saraakiil ciidan iyo dad kale oo shacab ahaa, waxaana dilka nabadoonkaan uu imaanaya, iyadoo mudooyinkii dambe amaanka magaaladaasi uu soo hagaagayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil Xalay magaalada Gaalkacyo kooxo hubeysan ugu geysteen Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo ka mid ahaa nabadooda caanka ka ah gobolka Mudug. &nbsp; Kooxda hubeysneyd ayaa Nabadoonka dishay xili uu kasoo baxay Masjidka Ramadaan ee magaalada Gaalkacyo oo uu kusoo Tukaday Salaadii Maqrib, kuwaas oo rasaasta kala dhacay qeybaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177618,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil Xalay magaalada Gaalkacyo kooxo hubeysan ugu geysteen Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo ka mid ahaa nabadooda caanka ka ah gobolka Mudug. &nbsp; Kooxda hubeysneyd ayaa Nabadoonka dishay xili uu kasoo baxay Masjidka Ramadaan ee magaalada Gaalkacyo oo uu kusoo Tukaday Salaadii Maqrib, kuwaas oo rasaasta kala dhacay qeybaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-12T10:04:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"397\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-12T10:04:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg\",\"width\":660,\"height\":397},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil Xalay magaalada Gaalkacyo kooxo hubeysan ugu geysteen Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo ka mid ahaa nabadooda caanka ka ah gobolka Mudug. &nbsp; Kooxda hubeysneyd ayaa Nabadoonka dishay xili uu kasoo baxay Masjidka Ramadaan ee magaalada Gaalkacyo oo uu kusoo Tukaday Salaadii Maqrib, kuwaas oo rasaasta kala dhacay qeybaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-12T10:04:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":397,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/","name":"Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg","datePublished":"2023-03-12T10:04:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023312638141825152372907.jpeg","width":660,"height":397},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cabdi-aadan-siyaad-oo-lagu-dilay-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad oo lagu dilay Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177617"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177619,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177617\/revisions\/177619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177618"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}