{"id":177627,"date":"2023-03-13T12:16:54","date_gmt":"2023-03-13T09:16:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177627"},"modified":"2023-03-13T12:16:54","modified_gmt":"2023-03-13T09:16:54","slug":"askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/","title":{"rendered":"Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177628\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023313638142681912629736.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"323\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023313638142681912629736.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023313638142681912629736-300x147.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023313638142681912629736-324x160.jpeg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023313638142681912629736-533x261.jpeg 533w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo horay u geystay dilal bareer ah.<\/p>\n<p>Labada askari ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray, Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud iyo Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle, kuwaas oo ugu dambeyn saaka qasaasta lagu fuliyay.<br \/>\nCabdi Jamaal ayaa horay u dilay marxuum Cabdi Xakiim Khaliif Maxamuud, waxaana Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay sheegtay in uu dhac geysanayey<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud ayaa isna horay u dilay askari kale oo ay ka wada tirsanaayeen ciidanka Booliska, kaas oo lagu magacaabi jiray Xasan Maxamed Shire.<\/p>\n<p>Maxkamadeynta labadaan askari ayaa soo martay heerar kala duwan, ayada oo horay loogu riday xukunka dilka ah ee saaka lagu oofiyay, kadib markii lagu helay caddeymo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Maxkamadda Ciidamada ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan askarta dilalka ka geysata Muqdisho, waxayna sheegtay in laga qaadi doono tallaabo adag.<br \/>\nMaxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa horay sidaan oo kale toogasho ugu fulisay askar ka tirsanaa ciidamada dowladda, waxaana ugu dambeeyay Qaasim Ducaalle oo ka tirsanaa ciidamada qaada Canshuuraha, kaas oo Xamarweyne wax ka yar 25 sinti ugu dilay marxuum Abuukar Maxamed Sheekh Nuuraani (Abirimo).<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa isla maalintaas Qaasim lala toogtay Xasan Juulle Shaakir oo isna ka tirsanaa Milatariga Soomaaliya, kaas oo isna dil bareer ah u geystay marxuum Cali Taliye Cariif oo ahaa wade Mooto Bajaajle, kaas oo ka dhacay degmada Balcad ee Sh\/Dhexe<\/p>\n<p>Si kastaba, maalmihii u dambeeyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa kordhisay fulinta dilalka toogashada ee ay horay u ridday, taas oo aad loo dhaweeyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-177629\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335602932_584568630050841_7978840022066777981_n.webp\" alt=\"\" width=\"514\" height=\"769\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335602932_584568630050841_7978840022066777981_n.webp 401w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335602932_584568630050841_7978840022066777981_n-201x300.webp 201w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335602932_584568630050841_7978840022066777981_n-281x420.webp 281w\" sizes=\"(max-width: 514px) 100vw, 514px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177630\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n.webp\" alt=\"\" width=\"1368\" height=\"2048\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n.webp 1368w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n-200x300.webp 200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n-684x1024.webp 684w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n-768x1150.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n-1026x1536.webp 1026w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n-696x1042.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n-1068x1599.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/333591980_870551590722896_7749704751717330146_n-281x420.webp 281w\" sizes=\"(max-width: 1368px) 100vw, 1368px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo horay u geystay dilal bareer ah. Labada askari ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray, Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud iyo Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle, kuwaas oo ugu dambeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177631,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177627","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo horay u geystay dilal bareer ah. Labada askari ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray, Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud iyo Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle, kuwaas oo ugu dambeyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-13T09:16:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-13-at-09.16.24.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1242\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1240\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/\",\"name\":\"Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-13-at-09.16.24.png\",\"datePublished\":\"2023-03-13T09:16:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-13-at-09.16.24.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-13-at-09.16.24.png\",\"width\":1242,\"height\":1240},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo horay u geystay dilal bareer ah. Labada askari ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray, Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud iyo Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle, kuwaas oo ugu dambeyn [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-13T09:16:54+00:00","og_image":[{"width":1242,"height":1240,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-13-at-09.16.24.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/","name":"Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-13-at-09.16.24.png","datePublished":"2023-03-13T09:16:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-13-at-09.16.24.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-13-at-09.16.24.png","width":1242,"height":1240},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-katirsanaa-ciidanka-booliiska-oo-xukun-dil-ah-ku-fuliyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askar katirsanaa ciidanka Booliiska oo xukun dil ah ku fuliyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177627"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177627"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177627\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177632,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177627\/revisions\/177632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177631"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}