{"id":177642,"date":"2023-03-14T13:02:01","date_gmt":"2023-03-14T10:02:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177642"},"modified":"2023-03-14T13:02:01","modified_gmt":"2023-03-14T10:02:01","slug":"daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177643\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37.png\" alt=\"\" width=\"1800\" height=\"1194\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37.png 1800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-1024x679.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-768x509.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-1536x1019.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-696x462.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-1068x708.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-633x420.png 633w\" sizes=\"(max-width: 1800px) 100vw, 1800px\" \/><\/p>\n<p>Barnaamijka Gungaar ee ka baxa warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu baahiyay wareysi gaar ah oo laga qaaday nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamad Cabdi Nuur Jiiroow Hagar (Dr Fanax), kaa oo sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa sheegtay in uu ahaa dhaqtar dalka dibadiisa wax kusoo bartay kana shaqeeyay isbitaalo kuyaalla Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood, waxa uu sidoo kale ninkan ku qaraaban jiray in uu ahaa sargaal ciidan iyo shaqaale dowladeed.<\/p>\n<p>Wareysiga uu bixiyay ninkan ayuu ku sheegay in tababaro badan soo qaatay uuna qeyb ka ahaa qorsheynta iyo fulinta qaraxyo iyo dilal ka dhacay magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo dalka katiresan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale sargaal katirsan Al Shabaab oo la hadlay warbaahinta afka kooxdaasi ku hadasha ayaa beeniyay in kooxdooda amniyaadka uu katirsanaa Dr Fanax, waxa uuna sheegay in diiwaankooda markii ay baareen ka waayeen magaca ninkan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan kuu xaqiijineynaa in shakhsiga lagu magacaabay Maxamad Cabdi Nuur Jiiroow Hagar ee dowladdu soo bandhigtay uusan kamid ahayn, weligiisna kamid noqonin Mujaahidiinta Al-Shabaab. dhammaan xogaha lagu soo bandhigay muuqaalka ay faafiyeen ayaa ahaa mid been abuur ah oo aanan sal iyo raad toona lahayn\u201d ayuu yiri sargaal katirsan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Sargaalkan katirsan Al Shabaab ee magaciisa qariyay waxa uu sheegay in aysan is qarin ayna diyaar u yihiin wax walbo oo kusoo gaara dagaalka ay ku jiraan, waxa uuna intaa raaciyay in aysan raali ka aheyn in dad aan iyaga katirsaneyn la qabto lana nabo.<\/p>\n<p>\u201cAnagu haddii aan nahay Al-Shabaab waxaan nafteena iyo maalkeena u huraynaa difaaca Diinta Islaamka, waxaanan anagoo ku faraxsan diyaar u nahay wax walba oo nagu soo gaara wadadaas haddii ay tahay dil, dhaawac iyo inaan gacan cadow ku dhacno intaba, Balse waxa aanan marnaba aqbaleynin ayaa ah in cadawgu dad shacab ah ama kuwo uu dano gaar ah ka leeyahay ku dhibaateeyo magaceena isagoo ku andacoonaya inay ka tirsan yihiin Mujaahidiinta sida ku dhacday Dr Fanax \u201d Ayuu hadalkiisa sii raaciyay sargaalka.<\/p>\n<p>Warkan kasoo baxay Al Shabaab ayaa imaanaya xilli wareysiga uu bixiyay Dr Fanax ku qirtay in uu xubin muhiim ah ka ahaa Al Shabaab uuna geestay fal dambiyeedyo badan, waxaana ninkan maxkamadda ciidamada ku riday xukun dil ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshute%2Fvideos%2F173688625429098%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barnaamijka Gungaar ee ka baxa warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu baahiyay wareysi gaar ah oo laga qaaday nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamad Cabdi Nuur Jiiroow Hagar (Dr Fanax), kaa oo sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab. Ninkan ayaa sheegtay in uu ahaa dhaqtar dalka dibadiisa wax kusoo bartay kana shaqeeyay isbitaalo kuyaalla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177642","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Barnaamijka Gungaar ee ka baxa warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu baahiyay wareysi gaar ah oo laga qaaday nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamad Cabdi Nuur Jiiroow Hagar (Dr Fanax), kaa oo sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab. Ninkan ayaa sheegtay in uu ahaa dhaqtar dalka dibadiisa wax kusoo bartay kana shaqeeyay isbitaalo kuyaalla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-14T10:02:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-1024x679.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"679\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37.png\",\"datePublished\":\"2023-03-14T10:02:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37.png\",\"width\":1800,\"height\":1194},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa - Wardoon","og_description":"Barnaamijka Gungaar ee ka baxa warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa lagu baahiyay wareysi gaar ah oo laga qaaday nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamad Cabdi Nuur Jiiroow Hagar (Dr Fanax), kaa oo sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab. Ninkan ayaa sheegtay in uu ahaa dhaqtar dalka dibadiisa wax kusoo bartay kana shaqeeyay isbitaalo kuyaalla [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-14T10:02:01+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":679,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37-1024x679.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/","name":"DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37.png","datePublished":"2023-03-14T10:02:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-14-at-10.00.37.png","width":1800,"height":1194},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-ka-hadashay-in-dr-fanax-iyaga-katirsanaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Al Shabaab oo ka hadashay in Dr Fanax iyaga katirsanaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177642"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177644,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177642\/revisions\/177644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177643"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}