{"id":177647,"date":"2023-03-14T13:10:41","date_gmt":"2023-03-14T10:10:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177647"},"modified":"2023-03-14T13:10:41","modified_gmt":"2023-03-14T10:10:41","slug":"akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/","title":{"rendered":"Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177648\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Dacwad-Oogayaasha Federalka Maraykanka waxay soo bandhigeen Dacwado ka dhan 10 Eedeysane oo dheeraad ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo Khiyaano Baahsan oo lagu dhacay Malaayiin Dollar oo loo qoondeeyey in lagu quudiyo carruurta baahnaa muddadii lagu guda-jiray Xilliga Aafada ee COVID-19.<\/p>\n<p>Dacwad-Oogayaasha waxay sheegeen inay 60 qof haatan lagu soo oogay Dacwado lagu lunsaday 250 milyan oo Dollar.<\/p>\n<p>Sanadkii hore, 50 Eedeysanayaal Somali Maraykan ah ayaa lagu soo oogay Kiisas noocaasi ah, iyadoo ay 6 Eedeysane oo keliya qirteen Dacwadaha lagu soo oogay<\/p>\n<p>Xeer-Ilaaliyaha Maraykanka ee Gobalka Minnesota, Andy Luger oo Shir Jaraa\u2019id qabtay shalay oo Isniin ahayd (13-kii March 2023) waxa uu ka hadlay Dacwadaha lagu soo oogay 10 qof ee Somali-Maraykanka ah, wuxuuna sheegay inay rajeynayaan inay keenaan Dacwado Cusub mustaqbalka.<\/p>\n<p>Waxa uu intaasi ku daray inay Maamulayaasha Federalka ay gacanta ku dhigeen Hanti kala duwan oo lagu qiimeeyey 66.6 milyan oo Dollar oo ay ku jiraan Gaadiid lagu qiimeeyey 4 milyan oo Dollar.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyaha Gobalka Minnesota, Andy Luger waxa uu tilmaamay in 60-ka Eedeysane lahaayeen Hantidaasi la soo qabtay.<\/p>\n<p>Eedeysanayaashaasi waxaa la sheegay Halkii ay Lacagta Federalka ku quudin lahaayeen Carruurta Baahan inay lunsadeen Lacagihii, kuna iibsadeen Hanti Khaas ah, sida Hantida Ma-guurtada, Gaadiidka Raaxada iyo Socdaal Dalxiis iyo Tamashlayn ahaa, waa sida lagu xusay Xogta Kooxda Kiiskan ugu qaabilsan Dembi-baarista dalkaasi.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay Dukumentiyada Maxkamadda Federalka waxaa qaar ka mid ah Eedeysanayaasha lagu eedeynayaa inay lunsadeen inta u dhexeyso 1.1 milyan oo Dollar ilaa 11.8 milyan oo Dollar oo ah Lacagihii Federalka ee Cuntada Kaalmada (Food-aid money).<\/p>\n<p>La-dacweeyayaasha oo dhan waxaa la rumeysan yahay inay ku sugan yihiin gudaha dalka Maraykanka, iyadoo dhowr ka mid ah kuwii la soo dacweeyey sanadkii hore ay isku dayeen inay ka dhoofaan Maraykanka, halka kuwo kalena iyagoo Dibedda ku maqan lagu soo oogay Dacwado.<\/p>\n<p><strong>Dhinaca kale, Magacyada dadka Somali-Maraykanka ee shalay lagu soo oogay Dacwaddaha ayaa la soo bandhigay, waxayna kala yihiin:-<\/strong><\/p>\n<p>1- Mohamed Ali Hussein oo deggan Faribault,<\/p>\n<p>2- Lul Bashir Ali oo deggan Faribault,<\/p>\n<p>3- Mulata Yusuf Ali oo deggan Minneapolis,<\/p>\n<p>4-Kawsar Jama oo deggan Eagan,<\/p>\n<p>5- Abdikadir Kadiye oo deggan Minneapolis,<\/p>\n<p>6- Abdulkadir Awale oo deggan Bloomington,<\/p>\n<p>7- Khadra Abdi oo deggan Minneapolis,<\/p>\n<p>8- Ayan Farah Abukar oo deggan Savage,<\/p>\n<p>9- Sade Osman Hashi oo deggan Minneapolis,<\/p>\n<p>10- Sharon Ross oo deggan Big Lake.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dacwad-Oogayaasha Federalka Maraykanka waxay soo bandhigeen Dacwado ka dhan 10 Eedeysane oo dheeraad ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo Khiyaano Baahsan oo lagu dhacay Malaayiin Dollar oo loo qoondeeyey in lagu quudiyo carruurta baahnaa muddadii lagu guda-jiray Xilliga Aafada ee COVID-19. Dacwad-Oogayaasha waxay sheegeen inay 60 qof haatan lagu soo oogay Dacwado lagu lunsaday 250 milyan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177648,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dacwad-Oogayaasha Federalka Maraykanka waxay soo bandhigeen Dacwado ka dhan 10 Eedeysane oo dheeraad ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo Khiyaano Baahsan oo lagu dhacay Malaayiin Dollar oo loo qoondeeyey in lagu quudiyo carruurta baahnaa muddadii lagu guda-jiray Xilliga Aafada ee COVID-19. Dacwad-Oogayaasha waxay sheegeen inay 60 qof haatan lagu soo oogay Dacwado lagu lunsaday 250 milyan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-14T10:10:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/\",\"name\":\"Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-14T10:10:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay - Wardoon","og_description":"Dacwad-Oogayaasha Federalka Maraykanka waxay soo bandhigeen Dacwado ka dhan 10 Eedeysane oo dheeraad ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo Khiyaano Baahsan oo lagu dhacay Malaayiin Dollar oo loo qoondeeyey in lagu quudiyo carruurta baahnaa muddadii lagu guda-jiray Xilliga Aafada ee COVID-19. Dacwad-Oogayaasha waxay sheegeen inay 60 qof haatan lagu soo oogay Dacwado lagu lunsaday 250 milyan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-14T10:10:41+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/","name":"Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg","datePublished":"2023-03-14T10:10:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xeer-ilaalinta.jpeg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-soomaali-lagu-soo-oogay-inay-lunsadeen-lacag-oo-la-soo-bandhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:- Magacyada Soomaali lagu soo oogay inay lunsadeen lacag oo la soo bandhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177647"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177649,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177647\/revisions\/177649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177648"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}