{"id":177685,"date":"2023-03-16T11:44:32","date_gmt":"2023-03-16T08:44:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177685"},"modified":"2023-03-16T11:44:32","modified_gmt":"2023-03-16T08:44:32","slug":"puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/","title":{"rendered":"Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177686\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay inuu ka furmo shirka golaha wadatashiga qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Baydhabo waxaa haatan ku sugan oo Shalay wada gaaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Raysal wasare Xamse Cabdi Barre, guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale, madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, iyadoo saacadaha soo socda ee Maanta lagu wado in madaxweynaha Jubbaland uu tagi doono Baydhabo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la sheegay inuusan ka qeybgaleyn Shirkaan Maanta golaha wadatashiga qaran uga furmaya Baydhabo, kaasoo horay u shaaciyay in maamulkiisa uu u dhaqmayo sidii dowlad madax banaan oo kale, wuxuuna haatan ku sugan yahay madaxweyne Deni dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa madaxda wadatashiga qaran waxay kaga hadli doonaan arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka, la dagaalanka Al-shabaab, amaanka dalka, Siyaasadda iyo arrimaha dhaqaalaha, sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Daa&#8217;uud Aweys.<\/p>\n<p>Kulankaan golaha wadatashiga qaran ayaa noqonaya kii 5-aad ee dhexmara tan iyo markii madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud 15-bishii May ee sanadkii lasoo dhaafay 2022, waxaana gabagabada shirka madaxdu soo saari doonaan War murtiyeed la xariira waxyaabaha looga hadlay shirka wadatashiga Qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay inuu ka furmo shirka golaha wadatashiga qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir. &nbsp; Baydhabo waxaa haatan ku sugan oo Shalay wada gaaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Raysal wasare Xamse Cabdi Barre, guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay inuu ka furmo shirka golaha wadatashiga qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir. &nbsp; Baydhabo waxaa haatan ku sugan oo Shalay wada gaaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Raysal wasare Xamse Cabdi Barre, guddoomiyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-16T08:44:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/\",\"name\":\"Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-16T08:44:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo - Wardoon","og_description":"Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay inuu ka furmo shirka golaha wadatashiga qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir. &nbsp; Baydhabo waxaa haatan ku sugan oo Shalay wada gaaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Raysal wasare Xamse Cabdi Barre, guddoomiyaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-16T08:44:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/","name":"Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg","datePublished":"2023-03-16T08:44:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023316638145278981512545.jpeg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-aan-ka-qeybgaleyn-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-ka-furmaya-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo aan ka qeybgaleyn Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta ka furmaya Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177685"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177685"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177687,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177685\/revisions\/177687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177686"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}