{"id":177708,"date":"2023-03-17T12:14:12","date_gmt":"2023-03-17T09:14:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177708"},"modified":"2023-03-17T12:14:12","modified_gmt":"2023-03-17T09:14:12","slug":"wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/","title":{"rendered":"Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177709\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"645\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg 645w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/p>\n<p>Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in uu u tartami doono xilka madaxtinimada dalkiisa marka la garo doorashada sanadka 2026-ka.<\/p>\n<p>Muhoozi, oo ah Janaraal muran badan dhaliyay oo marar badan doodo ka dhex-abuuray baraha bulshada hadalladiisa awgood, ayaa sidaas ku sheegay qoraal iuu soo dhigay bartiisa Twitter-ka Khamiistii isagoo sheegay in dadku ay ka codsanayeen inuu ku dhawaaqo sharraxnaantiisa.<\/p>\n<p>\u201cMar walba waxaad rabteen inaan sheego! hagaag, magaca Ilaahayga, magaca dhammaan dhalinyarada Uganda iyo kuwa adduunka iyo magaca dib u habeyn wanaagsan, waxaan u tartami doonaa madaxweynenimo sannadka 2026!\u201d ayuu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray.<\/p>\n<p>Janankan aan hadalka la gabban ayaa dhowr jeer muran ka dhaliyey baraha bulshada waxaana ka mid ahaa mar uu sannadkii hore sheegay in uu bishii Jannaayo in uu laba isbuuc oo kali ah u baahan yahay si uu u qabsado magaalada Nairobi ee caasimadda dallka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in uu u tartami doono xilka madaxtinimada dalkiisa marka la garo doorashada sanadka 2026-ka. Muhoozi, oo ah Janaraal muran badan dhaliyay oo marar badan doodo ka dhex-abuuray baraha bulshada hadalladiisa awgood, ayaa sidaas ku sheegay qoraal iuu soo dhigay bartiisa Twitter-ka Khamiistii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177708","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in uu u tartami doono xilka madaxtinimada dalkiisa marka la garo doorashada sanadka 2026-ka. Muhoozi, oo ah Janaraal muran badan dhaliyay oo marar badan doodo ka dhex-abuuray baraha bulshada hadalladiisa awgood, ayaa sidaas ku sheegay qoraal iuu soo dhigay bartiisa Twitter-ka Khamiistii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-17T09:14:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/\",\"name\":\"Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-17T09:14:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg\",\"width\":645,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha - Wardoon","og_description":"Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in uu u tartami doono xilka madaxtinimada dalkiisa marka la garo doorashada sanadka 2026-ka. Muhoozi, oo ah Janaraal muran badan dhaliyay oo marar badan doodo ka dhex-abuuray baraha bulshada hadalladiisa awgood, ayaa sidaas ku sheegay qoraal iuu soo dhigay bartiisa Twitter-ka Khamiistii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-17T09:14:12+00:00","og_image":[{"width":645,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/","name":"Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg","datePublished":"2023-03-17T09:14:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/A7C61894-3A6A-4B12-9456-4FCC745C865C-645x375-1.jpeg","width":645,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-madaxwaynaha-ugandha-oo-sheegay-inuu-u-tartami-doono-xilka-madaxwaynaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiilka madaxwaynaha Ugandha oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177708"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177708"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177710,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177708\/revisions\/177710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177709"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}