{"id":177711,"date":"2023-03-17T12:20:24","date_gmt":"2023-03-17T09:20:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177711"},"modified":"2023-03-17T12:20:24","modified_gmt":"2023-03-17T09:20:24","slug":"daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/","title":{"rendered":"Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177712\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png\" alt=\"\" width=\"1382\" height=\"868\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png 1382w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58-300x188.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58-1024x643.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58-768x482.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58-696x437.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58-1068x671.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58-669x420.png 669w\" sizes=\"(max-width: 1382px) 100vw, 1382px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa looga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Maandooriyaha iyo dadka ka ganacsan, taasi oo dhibaayo xooggan ku haysa bulshada caasimada iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in hay\u2019addaha amnigu ay gacan adag ku qaban doonaan dadka ka ganacsada Maandooriyaha.<\/p>\n<p>\u201cUmadda Soomaaliyeed waxay ogeyd hal cadow oo la yidhaahdo Khawaarij, waxaa kusoo biiray cadaw kale oo ka daran Khawaarijta oo dadka ku dhex jira oo badelaya qof dhiiggiisa iyo noloshiisa, waxaa rabaa in aan idin sheego in aan la dagaalameyno oo waxaa rajeynayna in aan suulino,\u201d ayuu yiri Taliye Sulub.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa waxa uga digay dadka ka ganacsada noocyada kala duwan ee maandooriyaha inay ka waantooban, \u201cHa dhibaateynina waa dadkiina, ka waantooba waxaas. Dadkeena uma baahna dhibaato ka badan Khawaarijta midda ay u geysatay.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu ballan-qaaday in saraakiisha dowladda oo qaarkood lagu eedeyo inay qeyb ka yihiin ka ganacsiga waxyaabaha maan-dooriyaha ay ka sifeyn doonaan hay\u2019addaha dowladda, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>\u201cKuwa banaanka ka keenaya ee meelaha isku qarinaya waxaa ugu tageyna meelahood oo guud ahaan dalka waxaa ka sameynayna howl-galo lagu ciribtirayo waxaas,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa \u201cDadka waxan qashinka ah dhalinta u qaadsiinaya waxaa leenahay ilmuhu waa ilmihiina waa kuwa dhasheen oo kale, oo dadkiina dhinac ka raaca wax xalaal ah raadsada Ilaahay ayaa idin siinaya.\u201d<\/p>\n<p>Howl-gallada cusub ee ku dhawaaqay taliyaha ciidanka Booliska ayaa imanaya kadib kulan ka dhacay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, kaasi oo diiradda lagu saaray la-dagaallanka Muqaadaraadka iyo waxyaabaha Maankadooriya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsonnalive%2Fvideos%2F604719414478246%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa looga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Maandooriyaha iyo dadka ka ganacsan, taasi oo dhibaayo xooggan ku haysa bulshada caasimada iyo xasilloonida dalka. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in hay\u2019addaha amnigu ay gacan adag ku qaban doonaan dadka ka ganacsada Maandooriyaha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177711","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa looga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Maandooriyaha iyo dadka ka ganacsan, taasi oo dhibaayo xooggan ku haysa bulshada caasimada iyo xasilloonida dalka. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in hay\u2019addaha amnigu ay gacan adag ku qaban doonaan dadka ka ganacsada Maandooriyaha. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-17T09:20:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"868\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/\",\"name\":\"Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png\",\"datePublished\":\"2023-03-17T09:20:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png\",\"width\":1382,\"height\":868},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa looga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Maandooriyaha iyo dadka ka ganacsan, taasi oo dhibaayo xooggan ku haysa bulshada caasimada iyo xasilloonida dalka. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in hay\u2019addaha amnigu ay gacan adag ku qaban doonaan dadka ka ganacsada Maandooriyaha. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-17T09:20:24+00:00","og_image":[{"width":1382,"height":868,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/","name":"Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png","datePublished":"2023-03-17T09:20:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-17-at-09.17.58.png","width":1382,"height":868},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-df-oo-muqdisho-uga-dhawaaqday-dagaal-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- DF oo Muqdisho uga dhawaaqday dagaal cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177711"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177711"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177713,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177711\/revisions\/177713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177712"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}