{"id":177720,"date":"2023-03-17T16:57:08","date_gmt":"2023-03-17T13:57:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177720"},"modified":"2023-03-17T16:57:08","modified_gmt":"2023-03-17T13:57:08","slug":"soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177721\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne William Ruto ayaa bogaadiyay horumarka ay bulshada Bariga Afrika ku tallaabsatay tan iyo markii la aasaasay ku dhawaad 25 sano ka hor.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in la joogo waqtigii dib loo eegi lahaa heshiiska si loo waafajiyo isbeddelada casriga ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in EAC ay ku bilaabatay saddex xubnood oo ka kooban Kenya, Uganda iyo Tanzania, balse wixii xilligaasi ka dambeeyay ay noqdeen 7 xubnood.<\/p>\n<p>Wadamada ku biiray urur goboleedka markii la aasaasay ayaa kala ah Rwanda, Burundi, South Sudan iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay u badan tahay inay ku biirto marka la dhammeeyo qiimeynta. Waxa kale oo jirta in Itoobiya iyo Suudaan ay ku biiri karaan EAC,\u201d ayuu yidhi Madaxweynaha dalka Kenya.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay mar uu la kulmay afhayeenka golaha sharci dejinta ee Bariga Afrika (EALA), Mr Joseph Nkakirutimana, oo ka dhacay aqalka madaxtooyada Nairobi, madaxweyne Ruto ayaa tilmaamay in ururku uu sidaas darteed, uu ku qasban yahay inuu dhiso awood ku filan oo ay u baahan yihiin urur goboleedka weyn.<\/p>\n<p>&#8220;Waa waqtigii la eegi lahaa heshiiska, gaar ahaan luqadaha lagu isticmaalo EALA. Dabcan, Kiswahili waxay sii wadi doontaa inay door weyn ka ciyaarto golaha,\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne William Ruto ayaa bogaadiyay horumarka ay bulshada Bariga Afrika ku tallaabsatay tan iyo markii la aasaasay ku dhawaad 25 sano ka hor. &nbsp; Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in la joogo waqtigii dib loo eegi lahaa heshiiska si loo waafajiyo isbeddelada casriga ah. Waxa uu sheegay in EAC ay ku bilaabatay saddex xubnood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177721,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177720","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne William Ruto ayaa bogaadiyay horumarka ay bulshada Bariga Afrika ku tallaabsatay tan iyo markii la aasaasay ku dhawaad 25 sano ka hor. &nbsp; Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in la joogo waqtigii dib loo eegi lahaa heshiiska si loo waafajiyo isbeddelada casriga ah. Waxa uu sheegay in EAC ay ku bilaabatay saddex xubnood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-17T13:57:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/\",\"name\":\"Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-17T13:57:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC - Wardoon","og_description":"Madaxweyne William Ruto ayaa bogaadiyay horumarka ay bulshada Bariga Afrika ku tallaabsatay tan iyo markii la aasaasay ku dhawaad 25 sano ka hor. &nbsp; Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in la joogo waqtigii dib loo eegi lahaa heshiiska si loo waafajiyo isbeddelada casriga ah. Waxa uu sheegay in EAC ay ku bilaabatay saddex xubnood [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-17T13:57:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/","name":"Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg","datePublished":"2023-03-17T13:57:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023317638146417086227653.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-itoobiya-waxay-u-badan-tahay-inay-ku-biiraan-eac\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177720"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177720"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177722,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177720\/revisions\/177722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177721"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}