{"id":177768,"date":"2023-03-19T22:51:28","date_gmt":"2023-03-19T19:51:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177768"},"modified":"2023-03-19T22:51:28","modified_gmt":"2023-03-19T19:51:28","slug":"xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/","title":{"rendered":"Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177772\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1044\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-1024x768.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-768x576.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-1068x801.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magalaada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Wafdiga uu horkacayo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ayaa ka kooban xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Masuuliyiintan ayaa kulan gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaladaasi oo in ka badan bil uu ka socday dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC.<\/p>\n<p>Garaadada ku sugan Laascaanood ayaa wafdigan ka kooban xildhibaanada labada Aqal warbixin ka siiyay xaaladda guud ee magaalada, ayada oo masuuliyiinta ay indhahooda kusoo arkeen baaxada khasaaraha ka dhashay dagaalka socda.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa kormeer indha-indheyn ah ku tegay goobihii ku burburay dagaalka socda oo ay kamid yihiin goobo caafimaad, dhismayaal iyo guryo ay dagaanayeen dad shacab ah, kuwaasi oo madaafiicdu ku dhaceen.<\/p>\n<p>Burburka xooggan ee soo gaaray dhismayaasha Laascaanood ayaa waxaa lagu eedeeyay inay ka dambeyso Somaliland, oo la sheegay in ciidamadeedu ay magaalada ku garaaceen madaafiic aan loo meel dayin, taasi oo sidoo kale sii badisay khasaaraha ka dhashay dagaalka socda.<\/p>\n<p>Booqashada mudanayaasha ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Fedeaalka ayaa kusoo aadeysa, xilli uu maanta degan yahay jawiga magaalada, ayada oo shalay dagaal xooggan aagga xerada Goojacadde ku dhex-maray ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC.<\/p>\n<p>Ciidamada labada dhinac ayaa weli isku hor-fadhiya duleedka magaalada Laascaanood, waxaana guul-dareystay dadaallo dhowr ah oo la rabay in xal looga gaaro xiisadda taagan kadib markii ay labada dhinac ku xireen shuruudo adag oo god kusii ridaya in waqti dhow uu wada-hadal furmo.<\/p>\n<p>Si kastaba, Magaalada Laascaanood ayaa waxaa bil ka badan ka socda dagaallo qaraar oo sababay dhimashada boqolaal qof iyo dhaawac ka badan kun qof oo u badan rayid aan waxba galabsan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177769\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1044\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n-1024x768.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n-768x576.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n-1068x801.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336774723_584446883613922_5133560453428654963_n-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177770\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337012748_6250484995009874_7008110475319360204_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"783\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337012748_6250484995009874_7008110475319360204_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337012748_6250484995009874_7008110475319360204_n-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337012748_6250484995009874_7008110475319360204_n-1024x576.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337012748_6250484995009874_7008110475319360204_n-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337012748_6250484995009874_7008110475319360204_n-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337012748_6250484995009874_7008110475319360204_n-1068x601.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337012748_6250484995009874_7008110475319360204_n-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177771\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1044\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n-1024x768.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n-768x576.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n-1068x801.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177772\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1044\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-1024x768.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-768x576.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-1068x801.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337086809_9203364766370216_5994755938304297778_n-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magalaada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wafdiga uu horkacayo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ayaa ka kooban xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177771,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magalaada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wafdiga uu horkacayo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ayaa ka kooban xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-19T19:51:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1044\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/\",\"name\":\"Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp\",\"datePublished\":\"2023-03-19T19:51:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp\",\"width\":1392,\"height\":1044},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magalaada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wafdiga uu horkacayo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare ayaa ka kooban xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-19T19:51:28+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":1044,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/","name":"Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp","datePublished":"2023-03-19T19:51:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/337075692_764043985077654_7122067133570765709_n.webp","width":1392,"height":1044},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-bf-ka-tirsan-oo-maanta-gaaray-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaano BF ka tirsan oo maanta gaaray Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177768"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177773,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177768\/revisions\/177773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177771"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}