{"id":177802,"date":"2023-03-21T13:04:38","date_gmt":"2023-03-21T10:04:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177802"},"modified":"2023-03-21T13:04:38","modified_gmt":"2023-03-21T10:04:38","slug":"xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177803\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"379\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627-300x172.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ka qabsoomtay gudaha Madaxtooyada Soomaaliya waxa uu ku saxiixay ilaa sideed sharci oo ay horay u ansixiyeen labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa dhinacyadiisa taagna marka uu saxiixayay sharciyadaan muhiimka ah guddoomiyaasha labada Gole ee Baarlamaamka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in hindise sharciyeedyadaan uu saxiiyay ay yihiin kuwa muhiim u ah dalka, kuwaas oo kala ah kuwa ku xusan qeybta hoose.<\/p>\n<p>1. Sharciga La-dagaallanka Argagixisada<br \/>\n2. Sharciga Dhismaha Hay\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed,<br \/>\n3 .Sharciga Socdaalka,<br \/>\n4. Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha<br \/>\n5. Sharciga Nidaamka Lagu Hagayo Kheyraadka Dhulka Hoostiis,<br \/>\n6. Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo Maalgashadayaasha,<br \/>\n7. Sharciga Aqoonsiga Iyo Diiwaangelinta Dadweynaha.<br \/>\n8. Sharciga Horumarinta iyo Maareynta Kalluumeysiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan ayaa ku bogaadiyey guddoonka labada Aqal iyo mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya sida ay u dardar geliyeen ansixinta sharciyadaan oo aas aas u ah dowladnimada Soomaaliyeed iyo hirgelinta nidaam ku saleysan sharci iyo dowladnimo casri ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku amaanay Golaha Xukuumadda Fedaraalka iyo khubarada Soomaaliyeed soo diyaarinta shuruucdan, waxuuna tilmaamay in ay taariikh cusub u tahay dowladnimada Soomaaliyeed, maadaama ay yihiin sharciyadii ugu badnaa ee muddo kooban lagu ansixiyo, taas oo muujinaysa muhiimadda wadashaqeynta Hay\u2019adaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ka qabsoomtay gudaha Madaxtooyada Soomaaliya waxa uu ku saxiixay ilaa sideed sharci oo ay horay u ansixiyeen labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya. &nbsp; Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa dhinacyadiisa taagna marka uu saxiixayay sharciyadaan muhiimka ah guddoomiyaasha labada Gole ee Baarlamaamka Soomaaliya Sheekh Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177803,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177802","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ka qabsoomtay gudaha Madaxtooyada Soomaaliya waxa uu ku saxiixay ilaa sideed sharci oo ay horay u ansixiyeen labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya. &nbsp; Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa dhinacyadiisa taagna marka uu saxiixayay sharciyadaan muhiimka ah guddoomiyaasha labada Gole ee Baarlamaamka Soomaaliya Sheekh Aadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-21T10:04:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"379\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-21T10:04:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg\",\"width\":660,\"height\":379},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ka qabsoomtay gudaha Madaxtooyada Soomaaliya waxa uu ku saxiixay ilaa sideed sharci oo ay horay u ansixiyeen labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya. &nbsp; Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa dhinacyadiisa taagna marka uu saxiixayay sharciyadaan muhiimka ah guddoomiyaasha labada Gole ee Baarlamaamka Soomaaliya Sheekh Aadan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-21T10:04:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":379,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/","name":"Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg","datePublished":"2023-03-21T10:04:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023321638149643266723627.jpeg","width":660,"height":379},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-saxiixay-8-sharci-oo-muhiim-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177802"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177802"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177804,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177802\/revisions\/177804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177803"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}