{"id":177875,"date":"2023-04-25T15:27:40","date_gmt":"2023-04-25T12:27:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177875"},"modified":"2023-04-25T19:45:35","modified_gmt":"2023-04-25T16:45:35","slug":"odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/","title":{"rendered":"Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177876\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png\" alt=\"\" width=\"1608\" height=\"844\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png 1608w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45-300x157.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45-1024x537.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45-768x403.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45-1536x806.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45-696x365.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45-1068x561.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45-800x420.png 800w\" sizes=\"(max-width: 1608px) 100vw, 1608px\" \/>Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland gaaray qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya , kuwaa oo horey u tagay magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Odayaasha gaaray magaalada Hargeysa ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland iyo odayaal dhaqmeed, waxaana loo galbiyay goob gaar ah oo loogu tala galay in la dejiyo.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay odayaasha ka socda Koonfurta Somaliland ayaa u tagay Hargeysa sidii madaxda iyo odayaasha deegaankaasi ugala hadli lahaayeen xal u helida dagaalka dhiiga badan ku daatay ee wali ka socda magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Odayaashan ka tagay Koonfurta Soomaaliya oo si iskood ah isku abaabulay ayaa horey u tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxa ayna halkaasi wadahadalo kula yeesheen garaada beesha degta Laascaanood.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177880\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432539467.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432539467.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432539467-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432539467-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432539467-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177881\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432542046.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432542046.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432542046-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432542046-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432542046-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177882\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432554434.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432554434.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432554434-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432554434-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1682432554434-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland gaaray qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya , kuwaa oo horey u tagay magaalada Laascaanood. Odayaasha gaaray magaalada Hargeysa ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland iyo odayaal dhaqmeed, waxaana loo galbiyay goob gaar ah oo loogu tala galay in la dejiyo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177876,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland gaaray qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya , kuwaa oo horey u tagay magaalada Laascaanood. Odayaasha gaaray magaalada Hargeysa ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland iyo odayaal dhaqmeed, waxaana loo galbiyay goob gaar ah oo loogu tala galay in la dejiyo. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-04-25T12:27:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-04-25T16:45:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"844\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/\",\"name\":\"Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png\",\"datePublished\":\"2023-04-25T12:27:40+00:00\",\"dateModified\":\"2023-04-25T16:45:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png\",\"width\":1608,\"height\":844},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland gaaray qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya , kuwaa oo horey u tagay magaalada Laascaanood. Odayaasha gaaray magaalada Hargeysa ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland iyo odayaal dhaqmeed, waxaana loo galbiyay goob gaar ah oo loogu tala galay in la dejiyo. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-04-25T12:27:40+00:00","article_modified_time":"2023-04-25T16:45:35+00:00","og_image":[{"width":1608,"height":844,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/","name":"Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png","datePublished":"2023-04-25T12:27:40+00:00","dateModified":"2023-04-25T16:45:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot-2023-04-25-at-13.26.45.png","width":1608,"height":844},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaal-kasoo-jeeda-koonfurta-soomaaliya-oo-dhax-dhaxaadin-u-aaday-hargeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Odayaal kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo dhax dhaxaadin u aaday Hargeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177875"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177875"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177883,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177875\/revisions\/177883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177876"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}