{"id":177900,"date":"2023-04-27T18:56:25","date_gmt":"2023-04-27T15:56:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177900"},"modified":"2023-04-28T11:07:30","modified_gmt":"2023-04-28T08:07:30","slug":"daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177901\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-1068x601.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa odayaasha Muqdisho uga yimid dhexdhexaadina xukuumada Somaliland iyo garaadada SSC ku tilmaamay qaar aan dhexdhexaad ahayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa odayaasha dhexdhexaadinta u socda ugu baaqay in ay iska noqdaan, isaga oo sheegay in anay daacad ka ahayn dhexdhexaadinta.<\/p>\n<p>&#8220;Umad is qabatay in la dhexdhexaadiya waa mid meesha ku jirta, nimanka waxa ka xumaday wadada, halkay soo mareen waad ogtihiin, Garoowe ayay ka dageen, Garoowe ma Somaliland baa &#8230; nimankaasi in anay sulux wadin ayaaanu u aragnaa&#8221; ayuu yidhi Waraabe.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, garaadada ayuu ugu baaqay in ay nabada qaataan, isla markaana waxa uu xusay in dhibaatada jirta ay tahay mid uu sababay madaxweyne Biixi, isaguna uu doorasho ku tagi doono, shacabka Laascaanood iyo Somaliland-na ay heshiin doonaan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hadalka odhanaya ciidamada Somaliland ha laga durkiyo Laascaanood uu meel ka dhacyahay, isla markaana loo bahanyahay in labada ciidamo beeleedka soo gurmaday la saaro.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, madaxweynaha ayuu ugu baaqay in uu jeexo wadadii doorashada loo mari lahaa, isla markaana uu shirciga ilaaliyo si looga baxo mid kamid ah culaysyada Somaliland haysta oo doorashada ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"&quot; Garoowe Ayey Ka Dageen Garoowe Ma Somalilaandbaa ! &quot; Gud Faysal Cali Waraabe\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cTs1NTG8tGE\" width=\"678\" height=\"509\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa odayaasha Muqdisho uga yimid dhexdhexaadina xukuumada Somaliland iyo garaadada SSC ku tilmaamay qaar aan dhexdhexaad ahayn. &nbsp; Guddoomiyaha ayaa odayaasha dhexdhexaadinta u socda ugu baaqay in ay iska noqdaan, isaga oo sheegay in anay daacad ka ahayn dhexdhexaadinta. &#8220;Umad is qabatay in la dhexdhexaadiya waa mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177901,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa odayaasha Muqdisho uga yimid dhexdhexaadina xukuumada Somaliland iyo garaadada SSC ku tilmaamay qaar aan dhexdhexaad ahayn. &nbsp; Guddoomiyaha ayaa odayaasha dhexdhexaadinta u socda ugu baaqay in ay iska noqdaan, isaga oo sheegay in anay daacad ka ahayn dhexdhexaadinta. &#8220;Umad is qabatay in la dhexdhexaadiya waa mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-04-27T15:56:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-04-28T08:07:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\",\"datePublished\":\"2023-04-27T15:56:25+00:00\",\"dateModified\":\"2023-04-28T08:07:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa odayaasha Muqdisho uga yimid dhexdhexaadina xukuumada Somaliland iyo garaadada SSC ku tilmaamay qaar aan dhexdhexaad ahayn. &nbsp; Guddoomiyaha ayaa odayaasha dhexdhexaadinta u socda ugu baaqay in ay iska noqdaan, isaga oo sheegay in anay daacad ka ahayn dhexdhexaadinta. &#8220;Umad is qabatay in la dhexdhexaadiya waa mid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-04-27T15:56:25+00:00","article_modified_time":"2023-04-28T08:07:30+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/","name":"DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png","datePublished":"2023-04-27T15:56:25+00:00","dateModified":"2023-04-28T08:07:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-c-waraabe-oo-eedeeyay-isimadda-k-somalia-ee-tagay-hargaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Feysal C. Waraabe oo eedeeyay Isimadda K\/Somalia ee tagay HARGAYSA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177900"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177900"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177902,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177900\/revisions\/177902"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177901"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}