{"id":177924,"date":"2023-04-29T21:38:42","date_gmt":"2023-04-29T18:38:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177924"},"modified":"2023-04-30T11:28:29","modified_gmt":"2023-04-30T08:28:29","slug":"wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/","title":{"rendered":"Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2342.webp\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2342.webp 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2342-300x180.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2342-696x418.webp 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n<p>Lix iyo lixdan arday oo dhigata iskuulka Michigan ee dalka Mareykanka ayaa dhammaantood badbaaday ka dib markii uu si degdeg ah u fakaray wiil 13 jir ah kana mid ahaa ardayda kaas oo baska iskuulka la saarnaa ardayda, sida ay sheegeen saraakiisha.<\/p>\n<p>Wiilka ayaa go\u2019aan deg-deg ah qaatay ka dib markii darawalkii waday baska uu miyir daboolmay.<\/p>\n<p>Ardyaga oo la yirahdo Dillon Reeves oo ka tirsan Dugsiga Dhexe ee Carter ee Warren ayaa dhanka hore uga booday kursigiisii ka hor inta uusan gacanta ku dhigin bareegga gaariga.<\/p>\n<p>Muuqaal ayaa muujinaya darawalka baska oo farriin u diraysa saraakiisha oo u sheegeysa in aanay caafimaadkeedu wanaagsanayn.<\/p>\n<p>Ardayga ayaa waxay magaalada u aqoonsatay inuu halyeey geesi ah yahay.<\/p>\n<p>&#8220;Aad baan ugu hanweynahay ficilladaada geesinnimada leh!&#8221;Jonathan Lafferty oo ah wakiilka goolaha deegaanka Warren ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook sidaasi ku soo qoray.<\/p>\n<p>Markii ay arrintu dhaceysay oo ahayd Arbacadii ardayda ayaa ka soo laabanaysay dugsiga dhexe ee Carter ka dib markii darawalkii baska &#8220;uu noqday mid miyir daboolan&#8221;, sida uu sheegay madaxa dugsiga Robert Livernois.<\/p>\n<p>Fiidiyowga dhacdada, oo la sii daayay Khamiistii, ayaa muujinaya darawalka baska oo farriin u diraysa raadiyaha saraakiisha iyadoo u sheegaysa in aysan caafimaad qabin lagana yaabo in ay sii daciifto.<br \/>\nWax yar ka dib, markii dareewalku uu awoodi waayay xakameynta isteerinka, waxaana la maqlayay ardayda oo qaylinaysa markii basku bilaabay inuu ka leexdo leenkiisa.<\/p>\n<p>Mr Livernois waxa uu sheegay in Dillon uu arkay &#8220;darawalka oo dhibaataysan&#8221; ka dibna &#8220;uu u tallaabay dhinaca hore ee baska si gacan uga geysto inuu baska istaago&#8221;.<\/p>\n<p>Kadib u uku guuleystay inuu joojiyo baska oo ay saarnaayeen 63 arday ah ayuu Dillon wuxuu ku qayliyay \u201cqof hadda ha waco khadka degdega ah 911.\u201d<\/p>\n<p>Ilaa hadda lama oga sababta keentay xanuunka darwalka baska. Horay uguma aysan dhicin arrintan oo kale iyadoo wadda baska iskuulka.<br \/>\nMarkii ay booliisku waceen waaliddiinta Dillon, aabbihiis, Steve Reeves, ayaa naxay oo markiiba waydiiyay &#8220;muxuu sameeyay wiilkayga?&#8221;<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa yiri, &#8220;maya waxba ma uusan sameyn, wiilkaagu waa geesi&#8221;, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.<\/p>\n<p>Xildhibaan ka tirsan magaalada, oo qiyaastii 30 daqiiqo waqooyi ka xigta Detroit, ayaa ku ammaanay Dillon &#8220;inuu baska ku guuleystay in baska uu istaajiyo taas oo horseedday in laga hortago dhacdo noqon kartay shil naxdin leh&#8221;.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Moment boy prevents school bus from crashing after driver faints\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/i8zE-6uKTuw\" width=\"620\" height=\"349\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/globalnews.ca\/video\/embed\/9658393\/\" width=\"670\" height=\"372\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177925\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp\" alt=\"\" width=\"1240\" height=\"744\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp 1240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546-300x180.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546-1024x614.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546-768x461.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546-696x418.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546-1068x641.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546-700x420.webp 700w\" sizes=\"(max-width: 1240px) 100vw, 1240px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2342.webp\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2342.webp 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2342-300x180.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2342-696x418.webp 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lix iyo lixdan arday oo dhigata iskuulka Michigan ee dalka Mareykanka ayaa dhammaantood badbaaday ka dib markii uu si degdeg ah u fakaray wiil 13 jir ah kana mid ahaa ardayda kaas oo baska iskuulka la saarnaa ardayda, sida ay sheegeen saraakiisha. Wiilka ayaa go\u2019aan deg-deg ah qaatay ka dib markii darawalkii waday baska uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Lix iyo lixdan arday oo dhigata iskuulka Michigan ee dalka Mareykanka ayaa dhammaantood badbaaday ka dib markii uu si degdeg ah u fakaray wiil 13 jir ah kana mid ahaa ardayda kaas oo baska iskuulka la saarnaa ardayda, sida ay sheegeen saraakiisha. Wiilka ayaa go\u2019aan deg-deg ah qaatay ka dib markii darawalkii waday baska uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-04-29T18:38:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-04-30T08:28:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1240\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/\",\"name\":\"Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp\",\"datePublished\":\"2023-04-29T18:38:42+00:00\",\"dateModified\":\"2023-04-30T08:28:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp\",\"width\":1240,\"height\":744},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO - Wardoon","og_description":"Lix iyo lixdan arday oo dhigata iskuulka Michigan ee dalka Mareykanka ayaa dhammaantood badbaaday ka dib markii uu si degdeg ah u fakaray wiil 13 jir ah kana mid ahaa ardayda kaas oo baska iskuulka la saarnaa ardayda, sida ay sheegeen saraakiisha. Wiilka ayaa go\u2019aan deg-deg ah qaatay ka dib markii darawalkii waday baska uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-04-29T18:38:42+00:00","article_modified_time":"2023-04-30T08:28:29+00:00","og_image":[{"width":1240,"height":744,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/","name":"Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp","datePublished":"2023-04-29T18:38:42+00:00","dateModified":"2023-04-30T08:28:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/1546.webp","width":1240,"height":744},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-13-jir-oo-badbaadiyay-63-arday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil 13 jir ah oo badbaadiyay 63 arday+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177924"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177924"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177929,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177924\/revisions\/177929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177925"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}