{"id":177930,"date":"2023-04-30T11:30:08","date_gmt":"2023-04-30T08:30:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177930"},"modified":"2023-04-30T11:30:08","modified_gmt":"2023-04-30T08:30:08","slug":"farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/","title":{"rendered":"Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177901\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-1068x601.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku tilmaamay in uu yahay nacas wayn kadib markii uu siyaasigu xukuumada Somaliland ku dhaliilay sida ay uga jawaabtay kacdoonka Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe ayaa si deg deg ah uga jawaabay qoraal uu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku baahiyay bartiisa Facebook, oo xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay gabaadfalo ka gaysatay magaalada Laascaanood, isaga oo sheegay in anay sax ahayn in reer Laascaanood lagu qasbo midnimada Somaliland.<\/p>\n<p>Kadib qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Faysal Cali Waraabe ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitterka tilmaamay in madaxweyne Farmaajo uu ku saxsana in uu isku dayo in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur isaga oo ku sifeeyay nacas wayn.<\/p>\n<p>&#8220;Farmaajo wuu saxsana markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Waa nacas wayn&#8221; ayuu yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo u muuqday in uu ka cadhooday qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu ku dhaliilay qaabka xukuumada Somaliland uga jawaabtay kacdoonka Laascaanood.<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe ayaa ah siyaasi xukuumada Somaliland aad u mucaarada, wuxuuna marar badan madaxweynaha ku eedeeyay in uu isagu sabab u ahaa dhibaatada ka dhacday magaalada Laascaanood, laakiin waxa uu kasoo horjeeda in Somaliland ay ka baxdo gobolka Sool.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177931\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1290\" height=\"1666\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n.jpeg 1290w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n-232x300.jpeg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n-793x1024.jpeg 793w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n-768x992.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n-1189x1536.jpeg 1189w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n-696x899.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n-1068x1379.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/343971148_765109461678931_9157355147279622956_n-325x420.jpeg 325w\" sizes=\"(max-width: 1290px) 100vw, 1290px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku tilmaamay in uu yahay nacas wayn kadib markii uu siyaasigu xukuumada Somaliland ku dhaliilay sida ay uga jawaabtay kacdoonka Laascaanood. &nbsp; Faysal Cali Waraabe ayaa si deg deg ah uga jawaabay qoraal uu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku baahiyay bartiisa Facebook, oo xukuumada Somaliland ku eedeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177901,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku tilmaamay in uu yahay nacas wayn kadib markii uu siyaasigu xukuumada Somaliland ku dhaliilay sida ay uga jawaabtay kacdoonka Laascaanood. &nbsp; Faysal Cali Waraabe ayaa si deg deg ah uga jawaabay qoraal uu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku baahiyay bartiisa Facebook, oo xukuumada Somaliland ku eedeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-04-30T08:30:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/\",\"name\":\"Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\",\"datePublished\":\"2023-04-30T08:30:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku tilmaamay in uu yahay nacas wayn kadib markii uu siyaasigu xukuumada Somaliland ku dhaliilay sida ay uga jawaabtay kacdoonka Laascaanood. &nbsp; Faysal Cali Waraabe ayaa si deg deg ah uga jawaabay qoraal uu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku baahiyay bartiisa Facebook, oo xukuumada Somaliland ku eedeeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-04-30T08:30:08+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/","name":"Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png","datePublished":"2023-04-30T08:30:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Feysal-Waraabe.png","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-wuu-ku-saxsanaa-markii-uu-isku-dayay-in-uu-dilo-cabdiraxmaan-cabdishakuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo wuu ku saxsanaa markii uu isku dayay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177930"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177932,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177930\/revisions\/177932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177901"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}