{"id":177990,"date":"2023-05-02T14:28:23","date_gmt":"2023-05-02T11:28:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177990"},"modified":"2023-05-04T20:26:16","modified_gmt":"2023-05-04T17:26:16","slug":"shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177991\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo maanta qaaday tallaabo culus ayaa faro-gelisay arrin labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka taagnayd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, taas oo saameyn ku yeelatay hab sami u socodka garoonka caalamiga ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa sheegtay in maalmihii u dambeeyay ay soo gaarayeen cabashooyin la xiriira rakaab ku daahay gudaha garoonka, gaar ahaan qaybta Terminalka, taas oo ay ugu dambeyn xalisay, kadib markii ay dadkaasi u dirtay magaalooyinka ay u safrayeen.<\/p>\n<p>Sidaas daraadeed Hay\u2019adda Duulista Rayidka oo ka duuleysa dhibaatadaasi ayaa soo saartay saddex qodob oo ku socdo dhammaan shirkadaha diyaaradaha, waxayna kala yihiin:-<br \/>\n1-In aan rakaab lasoo xareyn karin waqti ka badan 3 saac kahor, xilliga ay diyaaraddu kici lahayd.<\/p>\n<p>2-In laga bilaabo 2-05-2023 aanay rakaab soo xareyn karin shirkad aan haysan diyaaraddii ay rakaabka ugu adeegi lahayd.<\/p>\n<p>3-Shirkaddii jebisaa qodobada kor ku xusan waxaa lala tiigsan doonaa sharciga, waxayna wajihi doontaa ciqaab waafaqsan Sharciga Duulista Rayidka Soomaaliyeed.<br \/>\nSidoo kale Hay\u2019adda ayaa intaasi kusii dartay inay shirkadaha kala shaqeyn doonto fududeynta tasiilaadka ay u baahan yihiin, si ay shaqada ugu socoto hannaankii loogu talagalay<\/p>\n<p>\u201cHaddaba Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shirkadaha diyaaradaha la garab taagan tahay wixii tasiilaad ah ee u fududeynaya inay shaqadooda u gutaan si waafaqsan sharciga\u201d ayay tiri May\u2019addu.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ah mid mashquul badan ayaa waxaa maalin walba isaga kala goosha diyaarado u baxa gobollada dalka iyo kuwo caalami ah oo isaga kala goosha waddamada kale ee ku yaal caalamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177992\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186012516675199.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"918\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186012516675199.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186012516675199-216x300.jpeg 216w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186012516675199-302x420.jpeg 302w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo maanta qaaday tallaabo culus ayaa faro-gelisay arrin labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka taagnayd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, taas oo saameyn ku yeelatay hab sami u socodka garoonka caalamiga ah ee Muqdisho. Hay\u2019adda ayaa sheegtay in maalmihii u dambeeyay ay soo gaarayeen cabashooyin la xiriira rakaab ku daahay gudaha garoonka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177991,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo maanta qaaday tallaabo culus ayaa faro-gelisay arrin labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka taagnayd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, taas oo saameyn ku yeelatay hab sami u socodka garoonka caalamiga ah ee Muqdisho. Hay\u2019adda ayaa sheegtay in maalmihii u dambeeyay ay soo gaarayeen cabashooyin la xiriira rakaab ku daahay gudaha garoonka, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-02T11:28:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-04T17:26:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/\",\"name\":\"Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-02T11:28:23+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-04T17:26:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg\",\"width\":660,\"height\":345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo maanta qaaday tallaabo culus ayaa faro-gelisay arrin labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka taagnayd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, taas oo saameyn ku yeelatay hab sami u socodka garoonka caalamiga ah ee Muqdisho. Hay\u2019adda ayaa sheegtay in maalmihii u dambeeyay ay soo gaarayeen cabashooyin la xiriira rakaab ku daahay gudaha garoonka, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-02T11:28:23+00:00","article_modified_time":"2023-05-04T17:26:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":345,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/","name":"Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg","datePublished":"2023-05-02T11:28:23+00:00","dateModified":"2023-05-04T17:26:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/202352638186013095332822.jpeg","width":660,"height":345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-gudaha-dalka-oo-digniin-adag-ladul-dhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadaha Duulimaadyada gudaha dalka oo digniin adag ladul dhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177990"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177993,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177990\/revisions\/177993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177991"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}