{"id":178068,"date":"2023-05-10T11:24:51","date_gmt":"2023-05-10T08:24:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178068"},"modified":"2023-05-10T11:53:11","modified_gmt":"2023-05-10T08:53:11","slug":"shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/","title":{"rendered":"Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178069\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"346\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay xaqiijiyeen in wakiillada shirkadda Starlink ee bixisa adeegga internetka ay la kulmeen Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkaddan oo ah shirkad caalami ah, taasoo hormuud u ah addeegga internetka ee casriga ah ee Satellite-ka, waxay doonaysaa in ay noqdaan shirkad ka shaqeysa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiisha Starlink waxay toddobaadkan la kulmeen hay\u2019adda isgaarsiinta Soomaaliya iyo wakiillo kale oo heer gobol ah.<\/p>\n<p>Starlink waa satellite ballaaran waxaan leh shirkada sida gaarka ah loo leeyahay ee dayax gacmeedyada ee Elon Musk. Starlink waxay bixisaa internet leh xawaare aad uga sarreeya midka hadda la isticmaalo.<\/p>\n<p>Rajada hay\u2019adda isgaarsiinta ayaa ah in Starlink ay Soomaaliya siin karto adeeg internet oo xasilan.<\/p>\n<p>Hadda, Starlink waxay ka hawlgashaa waddamo badan oo Afrikaan ah oo ay ku jiraan Ghana, Nigeria, Mozambique iyo Masar, iyada oo waddamo badan ay soo galayaan khadka mustaqbalka dhow.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay inta badan ku tiirsan tahay fiilooyinka fiber optic ee badda hoosteeda mara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay xaqiijiyeen in wakiillada shirkadda Starlink ee bixisa adeegga internetka ay la kulmeen Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya. &nbsp; Shirkaddan oo ah shirkad caalami ah, taasoo hormuud u ah addeegga internetka ee casriga ah ee Satellite-ka, waxay doonaysaa in ay noqdaan shirkad ka shaqeysa Soomaaliya. Saraakiisha Starlink waxay toddobaadkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178069,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay xaqiijiyeen in wakiillada shirkadda Starlink ee bixisa adeegga internetka ay la kulmeen Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya. &nbsp; Shirkaddan oo ah shirkad caalami ah, taasoo hormuud u ah addeegga internetka ee casriga ah ee Satellite-ka, waxay doonaysaa in ay noqdaan shirkad ka shaqeysa Soomaaliya. Saraakiisha Starlink waxay toddobaadkan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-10T08:24:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-10T08:53:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"346\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/\",\"name\":\"Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-10T08:24:51+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-10T08:53:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg\",\"width\":660,\"height\":346},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa - Wardoon","og_description":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay xaqiijiyeen in wakiillada shirkadda Starlink ee bixisa adeegga internetka ay la kulmeen Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya. &nbsp; Shirkaddan oo ah shirkad caalami ah, taasoo hormuud u ah addeegga internetka ee casriga ah ee Satellite-ka, waxay doonaysaa in ay noqdaan shirkad ka shaqeysa Soomaaliya. Saraakiisha Starlink waxay toddobaadkan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-10T08:24:51+00:00","article_modified_time":"2023-05-10T08:53:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":346,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/","name":"Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg","datePublished":"2023-05-10T08:24:51+00:00","dateModified":"2023-05-10T08:53:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023510638192816966629499.jpeg","width":660,"height":346},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-internetka-ee-starlink-oo-soomaaliya-kahawlgalaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadda internetka ee Starlink oo Soomaaliya kahawlgalaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178068"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178070,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178068\/revisions\/178070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178069"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}