{"id":178105,"date":"2023-05-15T11:48:35","date_gmt":"2023-05-15T08:48:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178105"},"modified":"2023-05-15T11:51:43","modified_gmt":"2023-05-15T08:51:43","slug":"doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/","title":{"rendered":"Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178107\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023-05-13T095723Z_856978370_RC2LX0AFB7HP_RTRMADP_3_TURKEY-ELECTION-1683999878.jpeg\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"513\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023-05-13T095723Z_856978370_RC2LX0AFB7HP_RTRMADP_3_TURKEY-ELECTION-1683999878.jpeg 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023-05-13T095723Z_856978370_RC2LX0AFB7HP_RTRMADP_3_TURKEY-ELECTION-1683999878-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023-05-13T095723Z_856978370_RC2LX0AFB7HP_RTRMADP_3_TURKEY-ELECTION-1683999878-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023-05-13T095723Z_856978370_RC2LX0AFB7HP_RTRMADP_3_TURKEY-ELECTION-1683999878-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023-05-13T095723Z_856978370_RC2LX0AFB7HP_RTRMADP_3_TURKEY-ELECTION-1683999878-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n<p>Turkey ayaa u muuqata in markii ugu horreysay ay ka dhici doonto doorasho madaxweyne oo ku-celis ah kadib markii madaxweyne Erdogan uu ka hormaray ninka la loolamaya balse ku guuldarreystay inuu helo aqlabiyadda wareegga koowaad.<\/p>\n<p>Natiijada codadka oo intooda badan la tiriyey ayaa muujiyey in Erdogan \u2014 oo xukunka hayey tan iyo 2003, welina aan looga adkaan in ka badan daraasiin doorasho ah oo uu galay \u2014 uu wax yar ka hoos maray 50 boqolkiiba codadka oo looga baahnaa si uu u guuleysto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si qalbiyan ah u aaminsannahay inaan sii wadi doonno inaan u adeegno shacabkeena shanta sano ee soo socota,\u201d ayuu yiri hoggaamiyahan 69 jirka ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay in xisbigiisa talada haya iyo xulufadooda ay heleen aqlabiyadda cad ee baarlamanka.<\/p>\n<p>Tirinta codadka ee wakaaladda wararka dowladda ee Anadolu ayaa muujisay in Erdogan uu helay 49.3 boqolkiiba codadka.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha mucaaradka Kemal Kilicdaroglu ayaa kaalinta labaad ku galay 45 boqolkiiba coodadka \u2014 taasi oo ah natiijo niyadjab ah kadib markii codadka ra\u2019yiga ee kahor doorashada ay muujiyeen inuu ka horreeyey Erdogan.<\/p>\n<p>Doorashada ku-celiska, oo ah tii ugu horreysay taariikhda Turkey, ayaa la qorsheeyey inay dhacdo 28-ka May.<\/p>\n<p>Kilicdaroglu oo ah 74 jir rajo beel ay ka muuqatay ayaa weriyayaasha u sheegay \u201cHaddii qarankeenu yiraah wareeg labaad, waan ku guuleysan doonnaa wareegga labaad.\u201d<\/p>\n<p>Waxaa hoos u dhacay qiimaha lacagta Lira ee marka loo eego Dollar-ka iyo Euro, kadib markii maal-gashtayaasha Reer Galbeedka ay ka niyadjabeen natiijada ayada oo ay u muuqato in Erdogan dib loo soo dooran doono.<\/p>\n<p>Waxaa codeeyey in ka badan 90 boqolkiiba cod-bixiyaasha diiwan-gashan, taasi oo muujineysa xamaasadda iyo xiisaha shacabka ee doorashada.<\/p>\n<p>Erdogan ayaa waxaa si aad ah u taageersan muxaafidka ama dadka diinta ku adag ee Turkey, halka mucaaradka ay taageeraan dadka ku nool magaalooyinka waa weyn ama calmaaniga ah.<\/p>\n<p>Sinan Ogan, oo ah musharaxa saddexaad, ayaa helay 5 boqolkiiba codadka doorashada, waxaana hadda muhiim noqon doonta cidda uu taageero wareegga labaad ee doorashada.<\/p>\n<p>Si kastaba, maadaama xisbigiisa ay ku aragti yihiin kan Erdogan, oo ay ka midaysan yihiin waddaniyadda iyo ku adkaanshaha diinta, waxay u badan tahay in codadkii uu helay ay badankood aadi doonaan Erdogan wareegga labaad.<\/p>\n<p>\u201cMa dhihi doonno haddii aan taageereyno musharaxan ama midkaas,\u201d ayuu yiri Ogan. \u201cWaxaan wada-hadal la yeelan doonnaa wakiiladooda kadibna go\u2019aansan doonnaa.\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca kale, xisbiga Erdogan ee AKP iyo axsaabta xulufada la ah ayaa ku guuleystay aqlabiyadda baarlamanka, ayaga oo helay 323 ka mid ah 600 kursi ee baarlamanka, illaa hadda codadka la tiriyey.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178106\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.45.40.png\" alt=\"\" width=\"1222\" height=\"634\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.45.40.png 1222w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.45.40-300x156.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.45.40-1024x531.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.45.40-768x398.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.45.40-696x361.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.45.40-1068x554.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.45.40-810x420.png 810w\" sizes=\"(max-width: 1222px) 100vw, 1222px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkey ayaa u muuqata in markii ugu horreysay ay ka dhici doonto doorasho madaxweyne oo ku-celis ah kadib markii madaxweyne Erdogan uu ka hormaray ninka la loolamaya balse ku guuldarreystay inuu helo aqlabiyadda wareegga koowaad. Natiijada codadka oo intooda badan la tiriyey ayaa muujiyey in Erdogan \u2014 oo xukunka hayey tan iyo 2003, welina aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Turkey ayaa u muuqata in markii ugu horreysay ay ka dhici doonto doorasho madaxweyne oo ku-celis ah kadib markii madaxweyne Erdogan uu ka hormaray ninka la loolamaya balse ku guuldarreystay inuu helo aqlabiyadda wareegga koowaad. Natiijada codadka oo intooda badan la tiriyey ayaa muujiyey in Erdogan \u2014 oo xukunka hayey tan iyo 2003, welina aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-15T08:48:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-15T08:51:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.47.55.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1222\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1228\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/\",\"name\":\"Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.47.55.png\",\"datePublished\":\"2023-05-15T08:48:35+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-15T08:51:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.47.55.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.47.55.png\",\"width\":1222,\"height\":1228},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad - Wardoon","og_description":"Turkey ayaa u muuqata in markii ugu horreysay ay ka dhici doonto doorasho madaxweyne oo ku-celis ah kadib markii madaxweyne Erdogan uu ka hormaray ninka la loolamaya balse ku guuldarreystay inuu helo aqlabiyadda wareegga koowaad. Natiijada codadka oo intooda badan la tiriyey ayaa muujiyey in Erdogan \u2014 oo xukunka hayey tan iyo 2003, welina aan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-15T08:48:35+00:00","article_modified_time":"2023-05-15T08:51:43+00:00","og_image":[{"width":1222,"height":1228,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.47.55.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/","name":"Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.47.55.png","datePublished":"2023-05-15T08:48:35+00:00","dateModified":"2023-05-15T08:51:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.47.55.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-15-at-09.47.55.png","width":1222,"height":1228},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-turkiga-oo-loogudbi-doonto-wareeg-labaad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada Turkiga oo ugudbi doonto wareeg labaad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178105"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178105"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178110,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178105\/revisions\/178110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178108"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}