{"id":178133,"date":"2023-05-18T09:44:44","date_gmt":"2023-05-18T06:44:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178133"},"modified":"2023-05-18T09:44:44","modified_gmt":"2023-05-18T06:44:44","slug":"dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178134\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"739\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg-300x185.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg-1024x631.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg-768x473.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg-696x429.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg-1068x658.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg-682x420.webp 682w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg-356x220.webp 356w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka oo haatan ka socda dhanka bari ee duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Sool.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu xoogiisa ka socdo aagga deegaanka Maraaga oo hoos yimaada magaalada Laascaanood oo ay muddo ku dirirayaan labada dhinac.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu maanta uu ka dhashay kadib weerar ay ciidanka Somaliland kusoo qaadeen fariisinm ay leeyihiin kuwa ASC-Khaatumo, waxaana kadib sidaas ku qarxay dagaalka oo illaa haatan ka socda bariga magaalada Laascaanood.<br \/>\nMilatariga Somaliland ee duulaanka soo qaaday ayaa iska caabin adag kala kulmay ciidamada deegaanka ee SSC ee haatan ku sugan jiidda hore ee dagaalka<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana lasoo warinayaa inay labada dhinac is weydaarsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaafiic xoogan ayaa ku hoobaneysa aagga lagu dagaalamayo, taas oo uga sii dareysa xaaladda adag ee ka taagan halkaasi.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa sidoo kale innoo sheegay in dagaalka uu saameyn ku yeeshay, isla-markaana maqlayaan daryanka hubka culus.<\/p>\n<p>Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay labada dhinac ee ku diriraya halkaasi.<br \/>\nSi kastaba, muddooyinkii u dambeeyay xaaladda Laascaanood ayaa ahayd mid deggan, inkastoo mas\u2019uuliyiinta labada dhinac ay hanjabaadyo isku marinayeen warbaahinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka oo haatan ka socda dhanka bari ee duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Sool. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu xoogiisa ka socdo aagga deegaanka Maraaga oo hoos yimaada magaalada Laascaanood oo ay muddo ku dirirayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka oo haatan ka socda dhanka bari ee duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Sool. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu xoogiisa ka socdo aagga deegaanka Maraaga oo hoos yimaada magaalada Laascaanood oo ay muddo ku dirirayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-18T06:44:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"739\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp\",\"datePublished\":\"2023-05-18T06:44:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp\",\"width\":1200,\"height\":739},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka oo haatan ka socda dhanka bari ee duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Sool. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu xoogiisa ka socdo aagga deegaanka Maraaga oo hoos yimaada magaalada Laascaanood oo ay muddo ku dirirayaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-18T06:44:44+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":739,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/","name":"Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp","datePublished":"2023-05-18T06:44:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/dagaalka-laascaanood-jpg.webp","width":1200,"height":739},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socdo-duleedka-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo ka socdo duleedka Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178133"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178133"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178135,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178133\/revisions\/178135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178134"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}