{"id":178165,"date":"2023-05-19T11:34:57","date_gmt":"2023-05-19T08:34:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178165"},"modified":"2023-05-19T13:21:01","modified_gmt":"2023-05-19T10:21:01","slug":"isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Isimada  SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178166\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Isimada dhaqanka gobolada SSC ayaa shaaca ka qaaday iney la wareegeen dhexdhexaadinta khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaah Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradka ka ah ee salka ku haya arrmaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa sheegay in dhaqanka SSC ay u kaceen xal ka gaarista shaqaaqadi dhawaan ka dhacday magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, islamarkaana ay la kulmeen labada dhinac ayna ku guuleysteen xal ka gaarista dhacdadaasi.<\/p>\n<p>&#8220;Garoowe waxay horumarka ku gaartay waa amni, ismaqal iyo kala danbayn, Madaxweyne Saciid Deni waxaan ugu tagnay Magaalada Qardho oo wan wax badan ayaa isla meel dhignay oo talada iyo horumarka nin ka boodi kara ma jiro, madaxweynahana wuu nala qaatay, balse wixii wada hadallo kale ah dib la isugu soo laaban doona doorashada&#8221; ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah Isimada dhaqanka ee kasoo jeeda gobolada SCC ayaa kusoo beegmaya, iyadoo maalin ka hor Xeer ilaaliya maamulka Puntland uu soo saaray waaran lagu soo xiraayo siyaasiyiin uu ku sheegay iney ka dambeeyeen shaqaaqadi ka dhacday habeen ka hor magaalada Garoowe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FPuntlandstatetv%2Fvideos%2F198884969692274%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isimada dhaqanka gobolada SSC ayaa shaaca ka qaaday iney la wareegeen dhexdhexaadinta khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaah Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradka ka ah ee salka ku haya arrmaha doorashooyinka. &nbsp; Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa sheegay in dhaqanka SSC ay u kaceen xal ka gaarista shaqaaqadi dhawaan ka dhacday magaalada Garoowe ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178166,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178165","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Isimada SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Isimada SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isimada dhaqanka gobolada SSC ayaa shaaca ka qaaday iney la wareegeen dhexdhexaadinta khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaah Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradka ka ah ee salka ku haya arrmaha doorashooyinka. &nbsp; Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa sheegay in dhaqanka SSC ay u kaceen xal ka gaarista shaqaaqadi dhawaan ka dhacday magaalada Garoowe ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-19T08:34:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-19T10:21:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Isimada SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-19T08:34:57+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-19T10:21:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg\",\"width\":660,\"height\":345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Isimada SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Isimada SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Isimada SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka - Wardoon","og_description":"Isimada dhaqanka gobolada SSC ayaa shaaca ka qaaday iney la wareegeen dhexdhexaadinta khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaah Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradka ka ah ee salka ku haya arrmaha doorashooyinka. &nbsp; Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa sheegay in dhaqanka SSC ay u kaceen xal ka gaarista shaqaaqadi dhawaan ka dhacday magaalada Garoowe ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-19T08:34:57+00:00","article_modified_time":"2023-05-19T10:21:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":345,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/","name":"DAAWO:-Isimada SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg","datePublished":"2023-05-19T08:34:57+00:00","dateModified":"2023-05-19T10:21:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200629879738333.jpeg","width":660,"height":345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isimada-ssc-oo-la-wareegay-dhexdhexaadinta-saciid-deni-iyo-siyaasyiinta-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Isimada SSC oo la wareegay dhexdhexaadinta Saciid Deni iyo siyaasyiinta Mucaaradka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178165"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178165"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178171,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178165\/revisions\/178171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178166"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}