{"id":178168,"date":"2023-05-19T12:52:51","date_gmt":"2023-05-19T09:52:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178168"},"modified":"2023-05-19T12:52:51","modified_gmt":"2023-05-19T09:52:51","slug":"daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178169\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu diiday in uu qaabilo ergadii nabada uu dagaalna ku baaqay, ayna iska celinayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Garaadka oo waraysi gaar ah siiyay Gaylan Media ayaa sheegay in Biixi uu ku doodayo xad beenaad uu gumaystuhu sameeyay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>&#8220;Gurigiisa intuu ugu yeedhay ayuu qaabili waayay, kadibna iyaga oo wali gurigiisa ku sugan ayuu yidhi xabada joojin mayno ilaa aanu gaadhno xad beenaadkii gumaystuhu u kala qaybiyay umada Soomaaliyeed markaa nabadaasi maalinta ayay dhimatay&#8221; ayuu yidhi Garaad Cali.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in la waayay cid madaxweyne Biixi uga ergaysa oo ku qancisa in uu ciidanka ka saaro SSC, isla markaana ay hada dagaalka balaadhinayaan oo ay xidhi doonaan wadada uu saadku u maro ciidamada Somaliland &#8220;Shalay hadaanu baryaynay oo aanu lahayn guryihiina ku noqda maanta iyaga ayaa na baryi doona&#8221;.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in umada Soomaaliyeed tahay beelo, ayna tahay in beel kasta gurigeeda ka taliso, taasina ay tahay xalka ugu dhow ee nabad lagu gaadhi karo.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in anay jirin ciidamo aan ahayn kuwa deegaanka oo Laascaanood ka dagaalamaya, isaga oo beeniyay hadalkii madaxweynaha ee ahaa in kooxo huwan ahi dagaalamayaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FGaylanMedia%2Fvideos%2F2213075332236542%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu diiday in uu qaabilo ergadii nabada uu dagaalna ku baaqay, ayna iska celinayaan. &nbsp; Garaadka oo waraysi gaar ah siiyay Gaylan Media ayaa sheegay in Biixi uu ku doodayo xad beenaad uu gumaystuhu sameeyay sida uu hadalka u dhigay. &#8220;Gurigiisa intuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178169,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu diiday in uu qaabilo ergadii nabada uu dagaalna ku baaqay, ayna iska celinayaan. &nbsp; Garaadka oo waraysi gaar ah siiyay Gaylan Media ayaa sheegay in Biixi uu ku doodayo xad beenaad uu gumaystuhu sameeyay sida uu hadalka u dhigay. &#8220;Gurigiisa intuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-19T09:52:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"395\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\",\"name\":\"DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-19T09:52:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg\",\"width\":660,\"height\":395},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon","og_description":"Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu diiday in uu qaabilo ergadii nabada uu dagaalna ku baaqay, ayna iska celinayaan. &nbsp; Garaadka oo waraysi gaar ah siiyay Gaylan Media ayaa sheegay in Biixi uu ku doodayo xad beenaad uu gumaystuhu sameeyay sida uu hadalka u dhigay. &#8220;Gurigiisa intuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-19T09:52:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":395,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/","name":"DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg","datePublished":"2023-05-19T09:52:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023519638200567234028434.jpeg","width":660,"height":395},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-oo-u-jawaabay-muuse-biixi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Garaad Jaamac oo u jawaabay Muuse Biixi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178168"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178168"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178170,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178168\/revisions\/178170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178169"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}