{"id":178208,"date":"2023-05-24T09:55:16","date_gmt":"2023-05-24T06:55:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178208"},"modified":"2023-05-24T09:55:16","modified_gmt":"2023-05-24T06:55:16","slug":"taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in xalay weerar lagu qaaday guri uu magaaladaasi ka degan yahay taliyaha ciidamada ilaalada madaxtooyada Garawe Gaashaanle Dhaxe Cumar Kheyre.<\/p>\n<p>Taliyaha oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa sheegay in gurigiisa weerar kusoo qaadeen ciidamo uu sheegay in ay yihiin maleeshiyaad ka ammar qaata siyaasiyiinta mucaaradka ku ah madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in gurigiisa lag soo weeraray qorayga dhashiikaha iyo hub kale, isagoona cadeeyay in weerarka lagu soo qaaday uu ilaahey ka badbaadiyay, sidoo kale aysan jirin khasaaro nafeed oo ka dhashay.<\/p>\n<p>Weerarkan ka dhacay magaalada Garawe ayaa imaanaya xilli shalay la shaaciyay in la xaliyay khilaafkii ka taagnaa doorashada qof iyo cod laguna qanciyay siyaasiyiintii diidanaa doorashada in ciidamada taabacsan magaalada ka saaraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in xalay weerar lagu qaaday guri uu magaaladaasi ka degan yahay taliyaha ciidamada ilaalada madaxtooyada Garawe Gaashaanle Dhaxe Cumar Kheyre. Taliyaha oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa sheegay in gurigiisa weerar kusoo qaadeen ciidamo uu sheegay in ay yihiin maleeshiyaad ka ammar qaata siyaasiyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178209,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in xalay weerar lagu qaaday guri uu magaaladaasi ka degan yahay taliyaha ciidamada ilaalada madaxtooyada Garawe Gaashaanle Dhaxe Cumar Kheyre. Taliyaha oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa sheegay in gurigiisa weerar kusoo qaadeen ciidamo uu sheegay in ay yihiin maleeshiyaad ka ammar qaata siyaasiyiinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-24T06:55:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/\",\"name\":\"Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-24T06:55:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/download.jpeg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in xalay weerar lagu qaaday guri uu magaaladaasi ka degan yahay taliyaha ciidamada ilaalada madaxtooyada Garawe Gaashaanle Dhaxe Cumar Kheyre. Taliyaha oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa sheegay in gurigiisa weerar kusoo qaadeen ciidamo uu sheegay in ay yihiin maleeshiyaad ka ammar qaata siyaasiyiinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-24T06:55:16+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/","name":"Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/download.jpeg","datePublished":"2023-05-24T06:55:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/download.jpeg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ilaalada-madaxtooyada-magaalada-garawe-oo-gurigiisa-la-weeraray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada magaalada Garawe oo Gurigiisa la weeraray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178208"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178210,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178208\/revisions\/178210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178209"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}