{"id":178289,"date":"2023-05-29T14:46:15","date_gmt":"2023-05-29T11:46:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178289"},"modified":"2023-05-29T14:46:15","modified_gmt":"2023-05-29T11:46:15","slug":"daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178290\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay, walaaca ka taagan qodobadii kasoo baxay, shirkii golaha wadatashiga qaran ee habeen kahor Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.<\/p>\n<p>Mr.Xamse, aya sheegay in qodobada ku qoran warmurtiyeedka ay ahaayeen kuwo laga baaraan dagay oo aad loo hubiyay kana soo burqaday maskaxda madaxdii shirtay, go\u2019aankase uu uyaalo golaha shacabka BFS.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in ay jiraan siyaasiyiin durba dooda ka keenay qodobada qaar ee shirka kasoo baxay inkastoo uusan carabaabin siyaasiyiintaas hadana wuxuu usheegay in aysan habooneen in shacabka ay buuq iyo walwal ku abuuraan.<\/p>\n<p>Waxa uu tibaaxay, in arinta laga walwalsan yahay ay tahay qodobka lagu xusay in laga guurayo nidaamkii 30kii sano ee lasoo dhaafay ku dhisneyd dowladda loona laalabanayo nidaamkii lahu dhaqmi jiray 30kaas sano kahor.<\/p>\n<p>Isagoo faahfaahinaya wuxuu yahay nidaamkaas ayaa sheegay in dalka uu yeelan doono Madaxwayne ku xigeen lagana maarmi doono booska Ra\u2019iisal Wasaaraha.<\/p>\n<p>Nidaamkaas waa kii ay ku dhisneed dowladii meleteriga ee uu hogaamin jiray Maxamed Siyaad Barre, waana tan walwalka ay durba ka muujiyeen qaar kamid ah siyaasiyiinta Somaliyeed.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu soo baxay warmurtiyeedkii shirka golaha wadatashiga qaran, waxaa diidmo ka keenay siyaasiyiin ubadan kuwa reer Puntland oo ay ugu horreeyaan Ra\u2019iisal Wasaarayaashii hore ee dalka oo kala ah Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kuwaas oo qoraalo ay soo qoreen ku sheegeen in warmurtiyeedkaaasi uu dalka xaalad qatar ah u horseedi karo.<\/p>\n<p>Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hadalkaan ka jeediyay xaflad Casho Sharaf ah oo xalay ka dhacday Xarunta Dowladda hoose ee Xamar, taas oo loo qabtay madaxdii ka qayb gashay shirkii Golaha Wadatashiga qaranka.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeradio%2Fvideos%2F1252831045358712%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay, walaaca ka taagan qodobadii kasoo baxay, shirkii golaha wadatashiga qaran ee habeen kahor Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Mr.Xamse, aya sheegay in qodobada ku qoran warmurtiyeedka ay ahaayeen kuwo laga baaraan dagay oo aad loo hubiyay kana soo burqaday maskaxda madaxdii shirtay, go\u2019aankase [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178290,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay, walaaca ka taagan qodobadii kasoo baxay, shirkii golaha wadatashiga qaran ee habeen kahor Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Mr.Xamse, aya sheegay in qodobada ku qoran warmurtiyeedka ay ahaayeen kuwo laga baaraan dagay oo aad loo hubiyay kana soo burqaday maskaxda madaxdii shirtay, go\u2019aankase [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-29T11:46:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-29T11:46:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay, walaaca ka taagan qodobadii kasoo baxay, shirkii golaha wadatashiga qaran ee habeen kahor Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Mr.Xamse, aya sheegay in qodobada ku qoran warmurtiyeedka ay ahaayeen kuwo laga baaraan dagay oo aad loo hubiyay kana soo burqaday maskaxda madaxdii shirtay, go\u2019aankase [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-29T11:46:15+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/","name":"DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg","datePublished":"2023-05-29T11:46:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1685328685377-678x381-1.jpeg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dalka-wuxuu-yeelanayaa-kaliya-madaxwayne-ku-xigeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xamse \u201cDalka wuxuu yeelanayaa kaliya Madaxwayne ku xigeen\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178289"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178291,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178289\/revisions\/178291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178290"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}