{"id":178305,"date":"2023-05-31T10:49:28","date_gmt":"2023-05-31T07:49:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178305"},"modified":"2023-05-31T10:49:28","modified_gmt":"2023-05-31T07:49:28","slug":"garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#8217;aan oo xirtay wadadda madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178306\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#8217;aan ayaa saakay xirtay waddada gasha madaxtooyada iyo wasaaradaha maamulka Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa dadka iyo gaadiidka u diidaya inay ka gudbaan waddadan. Waxayna waddada ku jareen tekniko dagaal iyo dhagaxaan.<\/p>\n<p>Waddada ay ciidankan goosteen ayaa ah wadddo aad muhiim ah oo ay subax walba u shaqo tagaan shaqaalaha ka shaqeeya wasaaradaha, madaxtooyada Puntland, xarumo ganacsi iyo hay&#8217;adaha oo xarumahooodu halkaas kuyaalliin.<\/p>\n<p>Ciidamadan gadoodka sameeyay ayaa la sheegay inay katirsan yihiin ciidamada madaxtooyada Puntland, waxayna ka cabanayaan mushaar la&#8217;aa dhowr bilood ah, sida aan kasoo xiganay qaar kamid ah saraakiishooda.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo maalmo gudaheed ciidamo Puntland ay sameeyaan gadood ay kaga cabanayaan mushaar la&#8217;aan. Maalmo ka hor ayay ahayd markii ciidamo ku sugan buuraha Golis ay kasoo baxeen fariisinkooda, iyadoo xiray laamiga Bosaso. Waxay ka cabanayeen mushaar la&#8217;aan.<\/p>\n<p>Puntland ayaa caan ku ah marka la gaaro sanadka ugu dambeeya muddo xileedka madaxweynaha in ay dhacdo mushaar la&#8217;aanta ciidanka iyo shaqaalaha, iyadoo loo sababeeyo in madaxdu ku mashquulaan arrimaha doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#8217;aan ayaa saakay xirtay waddada gasha madaxtooyada iyo wasaaradaha maamulka Puntland. &nbsp; Ciidamadan ayaa dadka iyo gaadiidka u diidaya inay ka gudbaan waddadan. Waxayna waddada ku jareen tekniko dagaal iyo dhagaxaan. Waddada ay ciidankan goosteen ayaa ah wadddo aad muhiim ah oo ay subax walba u shaqo tagaan shaqaalaha ka shaqeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178306,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#039;aan oo xirtay wadadda madaxtooyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#039;aan oo xirtay wadadda madaxtooyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#8217;aan ayaa saakay xirtay waddada gasha madaxtooyada iyo wasaaradaha maamulka Puntland. &nbsp; Ciidamadan ayaa dadka iyo gaadiidka u diidaya inay ka gudbaan waddadan. Waxayna waddada ku jareen tekniko dagaal iyo dhagaxaan. Waddada ay ciidankan goosteen ayaa ah wadddo aad muhiim ah oo ay subax walba u shaqo tagaan shaqaalaha ka shaqeeya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-31T07:49:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"395\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/\",\"name\":\"Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la'aan oo xirtay wadadda madaxtooyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-31T07:49:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg\",\"width\":660,\"height\":395},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#8217;aan oo xirtay wadadda madaxtooyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la'aan oo xirtay wadadda madaxtooyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la'aan oo xirtay wadadda madaxtooyada - Wardoon","og_description":"Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#8217;aan ayaa saakay xirtay waddada gasha madaxtooyada iyo wasaaradaha maamulka Puntland. &nbsp; Ciidamadan ayaa dadka iyo gaadiidka u diidaya inay ka gudbaan waddadan. Waxayna waddada ku jareen tekniko dagaal iyo dhagaxaan. Waddada ay ciidankan goosteen ayaa ah wadddo aad muhiim ah oo ay subax walba u shaqo tagaan shaqaalaha ka shaqeeya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-31T07:49:28+00:00","og_image":[{"width":660,"height":395,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/","name":"Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la'aan oo xirtay wadadda madaxtooyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg","datePublished":"2023-05-31T07:49:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023531638210953065644285.jpeg","width":660,"height":395},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garowe-ciidamo-ka-gadoodsan-mushaar-laaan-oo-xirtay-wadadda-madaxtooyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Garowe: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la&#8217;aan oo xirtay wadadda madaxtooyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178305"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178307,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178305\/revisions\/178307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178306"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}