{"id":178308,"date":"2023-05-31T14:09:38","date_gmt":"2023-05-31T11:09:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178308"},"modified":"2023-05-31T22:12:25","modified_gmt":"2023-05-31T19:12:25","slug":"daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xamse &#8220;Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay, dalku inuusan u dabranaanayn shakhsi iyo ama koox uu ku tilmaamay inay doonayaan in kaligood la dhegaysto oo la fuliyo danahooda.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay, Soomaaliya inay kasoo daashay in loo dabarnaado koox gaar ah. Wuxuu sheegay qorshaha ay dowladdu diyaarisay inay ka go\u2019an tahay in lagu dhaqaaqo haddii uu barlamaanka meel mariyo.<\/p>\n<p>Raysal wasaaruhu wuxuu sheegay inay jiraan siyaasiyiin rabitaankooda gaarka ah iyo danahooda ku mucaaradsan Dowladda Soomaaliya. Wuxuu sheegay Dowladda inay dhowr jeer ugu baaqday inay miiska yimaadaan oo ay qeyb ka qaataan gaarista talada dalka.<\/p>\n<p>\u201cDastuurkeennu waa inuu dhameystirmaa. Anaa maqan looma baahna. Haddaad maqan tahay, kaalay imow. Cidi kuma haysato. Ma cidbaa kuu diidan. Waliba waa lagu tuug tuugayaa, caqligaagaa loo baahan yahay. Waana laguu tanaasulaa, laakiin soo farriiso,\u201d ayuu yiri Xamse.<\/p>\n<p>Xamse wuxuu si adag u difaacay heshiis qaabaynta doorashooyinka heer federal iyo heer dowlad goboleed. Wuxuu sheegay sababta dowlad goboleedyada loogu kordhiyay hal sano in ay tahay in la mideeyo doorashooyinka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F578425177499642%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay, dalku inuusan u dabranaanayn shakhsi iyo ama koox uu ku tilmaamay inay doonayaan in kaligood la dhegaysto oo la fuliyo danahooda. Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay, Soomaaliya inay kasoo daashay in loo dabarnaado koox gaar ah. Wuxuu sheegay qorshaha ay dowladdu diyaarisay inay ka go\u2019an tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178309,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178308","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xamse &quot;Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xamse &quot;Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay, dalku inuusan u dabranaanayn shakhsi iyo ama koox uu ku tilmaamay inay doonayaan in kaligood la dhegaysto oo la fuliyo danahooda. Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay, Soomaaliya inay kasoo daashay in loo dabarnaado koox gaar ah. Wuxuu sheegay qorshaha ay dowladdu diyaarisay inay ka go\u2019an tahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-31T11:09:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-31T19:12:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-31-at-12.08.39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1134\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"802\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xamse \\\"Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-31-at-12.08.39.png\",\"datePublished\":\"2023-05-31T11:09:38+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-31T19:12:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-31-at-12.08.39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-31-at-12.08.39.png\",\"width\":1134,\"height\":802},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xamse &#8220;Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xamse \"Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xamse \"Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo\" - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay, dalku inuusan u dabranaanayn shakhsi iyo ama koox uu ku tilmaamay inay doonayaan in kaligood la dhegaysto oo la fuliyo danahooda. Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay, Soomaaliya inay kasoo daashay in loo dabarnaado koox gaar ah. Wuxuu sheegay qorshaha ay dowladdu diyaarisay inay ka go\u2019an tahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-31T11:09:38+00:00","article_modified_time":"2023-05-31T19:12:25+00:00","og_image":[{"width":1134,"height":802,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-31-at-12.08.39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/","name":"DAAWO:-Xamse \"Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-31-at-12.08.39.png","datePublished":"2023-05-31T11:09:38+00:00","dateModified":"2023-05-31T19:12:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-31-at-12.08.39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-31-at-12.08.39.png","width":1134,"height":802},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamse-dastuurkeena-waa-inuu-dhameystirmaa-anaa-maqan-looma-joojinaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xamse &#8220;Dastuurkeena waa inuu dhameystirmaa anaa maqan looma joojinaayo&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178308"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178308"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178312,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178308\/revisions\/178312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178309"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}