{"id":178333,"date":"2023-06-05T11:54:07","date_gmt":"2023-06-05T08:54:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178333"},"modified":"2023-06-05T11:54:07","modified_gmt":"2023-06-05T08:54:07","slug":"daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/","title":{"rendered":"Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178334\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png\" alt=\"\" width=\"1376\" height=\"1050\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png 1376w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36-300x229.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36-1024x781.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36-768x586.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36-696x531.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36-1068x815.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36-550x420.png 550w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1376px) 100vw, 1376px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo wareysi gaar ah siiyay Universal Tv ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, sida arrinta Facebook ee Cali Yare Cali iyo sidoo kale dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Masagawaa oo ka tirsan gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Al-Cadaala ayaa beeniyay in dowladda Soomaaliya ay Facebook-ga ka xirtay siyaasiga Cali Yare oo si weyn u dhaliila dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga sideeda qof shaqsi ah oo aan beegsano ma jirto waxaasna kama shaqeyno. Facebook iyo annaga heshiis ayaan ku jirnaa, waxaana is fahan ka gaarnay waxyaalaha aan shuruucdooda waafaqsaneyn aan loo ogolaan in Soomaaliya laga isticmaalo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas sii raaciyay \u201cMa war-sano habeel noo xira, habelna noo soo daaya annaga baahi uma qabno, iyagana uma qabaan\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ujeedka dowladda uu yahay beegsiga baraha Al-Shabaab ee Internet-ka. ama kuwa taageera, si looga hortago faafinta farriimahooda.<\/p>\n<p>\u201cHaddii lasoo helo Facebook ay leeyihiin Al-Shabaab oo jira hal bil waxa aan sheegeyno waa been, way abuuraan waana xirnaa\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, wasiirka ayaa soo hadal qaaday weerarkii maalmo ka hor ka dhacay gudaha deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud, kaas oo dhaliyay khasaare lixaadleh.<\/p>\n<p>Wasiir Al-Cadaalla ayaa sheegay in weerarka kadib ay dhaceen illaa saddex dagaal, isaga oo qiray in looga dilay 9 askari, gaadiidna looga gabay, isaga oo dhinaca kale sheegay inay Al-Shabaab ka dileen 150 xubnood oo kamid ahaa dagaalyahanada weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>\u201cCiidan illaa 9 askari ayaa halkaasi ku shahiiday, sidoo kale tiro dhaawacyo ah ayaa jiro dhankooda illaa 150 ayaa dagaalladaas uga dhintay,\u201d ayuu yiri C\/raxmaan Al-Cadaala.<\/p>\n<p>\u201cGoobtii iyo dhulkii lagu dagaalamay oo dhan waxaa hadda jooga ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,\u201d ayuu mar kale wareysigan ku yiri wasiir Al-Cadaala.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F936974557585118%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo wareysi gaar ah siiyay Universal Tv ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, sida arrinta Facebook ee Cali Yare Cali iyo sidoo kale dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Masagawaa oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Al-Cadaala ayaa beeniyay in dowladda Soomaaliya ay Facebook-ga ka xirtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo wareysi gaar ah siiyay Universal Tv ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, sida arrinta Facebook ee Cali Yare Cali iyo sidoo kale dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Masagawaa oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Al-Cadaala ayaa beeniyay in dowladda Soomaaliya ay Facebook-ga ka xirtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-05T08:54:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1376\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1050\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/\",\"name\":\"Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png\",\"datePublished\":\"2023-06-05T08:54:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png\",\"width\":1376,\"height\":1050},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare - Wardoon","og_description":"Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo wareysi gaar ah siiyay Universal Tv ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, sida arrinta Facebook ee Cali Yare Cali iyo sidoo kale dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Masagawaa oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Al-Cadaala ayaa beeniyay in dowladda Soomaaliya ay Facebook-ga ka xirtay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-05T08:54:07+00:00","og_image":[{"width":1376,"height":1050,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/","name":"Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png","datePublished":"2023-06-05T08:54:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-09.51.36.png","width":1376,"height":1050},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-ka-hadlay-arrinta-cali-yare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Al-Cadaala oo ka hadlay arrinta Cali Yare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178333"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178333"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178335,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178333\/revisions\/178335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178334"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}