{"id":178355,"date":"2023-06-08T13:20:42","date_gmt":"2023-06-08T10:20:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178355"},"modified":"2023-06-08T13:20:42","modified_gmt":"2023-06-08T10:20:42","slug":"golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178356\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha.<\/p>\n<p>Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa ugu horeyn dib u xaqiijiyay xurmada ay u hayaan madax banaanida dhuleed, jiritaanka qaranimo, iyo madaxbanaanida siyaasadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warbixinta golaha ee xaaladda Laascaanood ayaa lagu sheegay in shacab badan ay ku dhiteen colaadda ka taagan magaalada, ilaa iyo 150,000 oo qofna ay ku barakaceen.<br \/>\nGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa tacsi u diray ehelada kuwii colaadda ku nafwaayay, soo kabashana u rajeeyay kuwii ku dhaawacmay.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo warbixinta lagu yiri \u201cXubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay waxay soo dhaweynayaan dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya, Ethiopia iyo odayaasha dhaqanka ay ka wadaan gobolka, si xabadda loo joojiyo \u2013 wadahadal ay Soomaalidu garwadeen ka tahayna loo bilaabo.\u201d<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku lugta leh colaadda inay heshiis xabad joojin ah gaaraan, waxayna booriyeen wada-hadal loo dhanyahay oo colaadda nabad ku soo dabbaala.<br \/>\nWarbixinta ayaa dhinaca kale ugu baaqday Xafiiska Qaradamada Midoobay ee Soomaaliya inuu taageero iyo gacan dheeri ah ka geysto arrintan.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Amaanka ayaa dhinaca kale ugu baaqay Somaliland inay si dhaqso ah ciidamadeeda ugala baxdo Laascaanood, islamarkaana ay dhinacyadu is xakameeyaan, oo ay joojiyaan daandaansiga iyo hadallada colaad hurinta ah.<br \/>\nGolaha ayaa xusuusiyay dhammaan dhinacyada waajibaadka ka saaran ilaalinta sharciga caalamiga ah ee bani\u2019aadannimo iyo shuruucda xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo goluhu uu xusuusiyay dhinacyada in lagula xisaabtami doono mas\u2019uuliyaddaasi saaran, gaar ahaan kuwa jebiya shuruucdaas caalamiga ah ama gaysta xagdugudubyo dhinaca xuquuqda aadanaha ah.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo Golaha Ammaanka ay ugu baaqeen deeq bixiyeyaasha inay dardar geliyaan kaalmada bani\u2019aadannimo ee loo fidiyo Soomaaliya, iyagoo dhinacyada ka dalbaday inay sahlaan galaangalka kooxaha miinada iyo aaladaha qarxa ka saara goobaha colaadaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha. Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa ugu horeyn dib u xaqiijiyay xurmada ay u hayaan madax banaanida dhuleed, jiritaanka qaranimo, iyo madaxbanaanida siyaasadeed ee Soomaaliya. Warbixinta golaha ee xaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178355","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha. Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa ugu horeyn dib u xaqiijiyay xurmada ay u hayaan madax banaanida dhuleed, jiritaanka qaranimo, iyo madaxbanaanida siyaasadeed ee Soomaaliya. Warbixinta golaha ee xaaladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-08T10:20:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/\",\"name\":\"Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-06-08T10:20:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool - Wardoon","og_description":"Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha. Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa ugu horeyn dib u xaqiijiyay xurmada ay u hayaan madax banaanida dhuleed, jiritaanka qaranimo, iyo madaxbanaanida siyaasadeed ee Soomaaliya. Warbixinta golaha ee xaaladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-08T10:20:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/","name":"Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg","datePublished":"2023-06-08T10:20:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202367638217481638730859.jpeg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-ciidamada-somaliland-ugu-baaqay-inay-kabaxaan-gobolka-sool\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Ammaanka oo ciidamada Somaliland ugu baaqay inay kabaxaan gobolka Sool"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178355"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178355"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178357,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178355\/revisions\/178357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178356"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}