{"id":178358,"date":"2023-06-08T13:24:07","date_gmt":"2023-06-08T10:24:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178358"},"modified":"2023-06-08T13:24:07","modified_gmt":"2023-06-08T10:24:07","slug":"cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/","title":{"rendered":"Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178359\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte.png\" alt=\"\" width=\"1457\" height=\"759\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte.png 1457w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte-300x156.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte-1024x533.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte-768x400.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte-696x363.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte-1068x556.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte-806x420.png 806w\" sizes=\"(max-width: 1457px) 100vw, 1457px\" \/><\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay qorshaha dowladda federaalka ee wejiga labad ee dagaalka Al-Shabaab, ayaa saluug ka muujiyay qaabka loo wado.<\/p>\n<p>Cali Jeyte ayaa waxa uu sheegay in qorshaha cusub ee dagaalka uu ka gedisan yahay midkii wejiga koowaad la tijaabiyay ee kacdoonka shacabka, kaasi oo kooxda Al-Shabaab looga xoreeyay deegaano horleh.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ka dhawaajiyay in qorshaha dagaalka uga harayo madaxda sare ee dalka, maadaama laga leexday nidaamkii uu hore ugu guuleystay wejiga koowaad ee dagaalka Al-Shabaab, ee ahaa kacdoon dadweyne.<\/p>\n<p>\u201cWaxay u baahan tahay aragti qaran aniga masii wadi karo (dagaalka), mar haddii xaduuda Hiiraan laga gudbo ka masuul ahaan ima quseyso. Aragtida aan qabo dagaalkan markii hore kuma bilaaban aragti qaran ee si lama filaan ah ayuu ku bilowday wuuna ku guuleystay.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay haddii aan la helin dadka deegaanka oo aysan qeyb ka noqon dagaalka aan lagu guuleysan karin in Al-Shabaab laga saaro dalka, kaasi oo ah hadafka u weyn ee laga leeyahay gulufka dagaal ee dowladda wado.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka aan hadda galnay waxa uu ahaa kacdoon bulsho oo dowlada caawinayo, waxaa moodaa in laga leexday foormaladii dagaalka, sida kaliya oo lagu guuleysan karo dagaalka waxay tahay in la helo kacdoon bulsho aniga aragtida aan qabo ee aan soo fulinay.\u201d<\/p>\n<p>\u201cAniga halkaas ayaa uga haray malaha foormalo ka fiican ayay hayaane kaas ayaa ka sugayna,\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte.<\/p>\n<p>Si kastaba, Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hore loogu dhaliilay qorshaheeda wejiga labaad ee dagaalka, kaasi oo qeyb ka noqonayaan ciidamo shisheeye, inkasta oo iyadu sheegtay in qorshaha dagaalka ay doorkooda ka qeyb-gelineyso dadka deegaanka, taasi oo illaa hadda aan muuqaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay qorshaha dowladda federaalka ee wejiga labad ee dagaalka Al-Shabaab, ayaa saluug ka muujiyay qaabka loo wado. Cali Jeyte ayaa waxa uu sheegay in qorshaha cusub ee dagaalka uu ka gedisan yahay midkii wejiga koowaad la tijaabiyay ee kacdoonka shacabka, kaasi oo kooxda Al-Shabaab looga xoreeyay deegaano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay qorshaha dowladda federaalka ee wejiga labad ee dagaalka Al-Shabaab, ayaa saluug ka muujiyay qaabka loo wado. Cali Jeyte ayaa waxa uu sheegay in qorshaha cusub ee dagaalka uu ka gedisan yahay midkii wejiga koowaad la tijaabiyay ee kacdoonka shacabka, kaasi oo kooxda Al-Shabaab looga xoreeyay deegaano [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-08T10:24:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte-1024x533.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/\",\"name\":\"Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte.png\",\"datePublished\":\"2023-06-08T10:24:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte.png\",\"width\":1457,\"height\":759},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay qorshaha dowladda federaalka ee wejiga labad ee dagaalka Al-Shabaab, ayaa saluug ka muujiyay qaabka loo wado. Cali Jeyte ayaa waxa uu sheegay in qorshaha cusub ee dagaalka uu ka gedisan yahay midkii wejiga koowaad la tijaabiyay ee kacdoonka shacabka, kaasi oo kooxda Al-Shabaab looga xoreeyay deegaano [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-08T10:24:07+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":533,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte-1024x533.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/","name":"Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte.png","datePublished":"2023-06-08T10:24:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Guddoomiye-Cali-Jeyte.png","width":1457,"height":759},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-sheegay-sababta-uu-uga-haray-dagaalki-uu-kula-jiray-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Jeyte oo sheegay sababta uu uga haray dagaalki uu kula jiray Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178358"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178360,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178358\/revisions\/178360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178359"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}