{"id":178361,"date":"2023-06-09T11:53:49","date_gmt":"2023-06-09T08:53:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178361"},"modified":"2023-06-09T11:57:22","modified_gmt":"2023-06-09T08:57:22","slug":"xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/","title":{"rendered":"Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178368\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa todobaad ka badan ku sugan qaar kamid ah Isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo, kuwaas oo haatan kulamo ka wada gudaha caasimada isla-markaana ku aadan dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>Isimada ayaa waxaa xalay xarunta Villa Soomaaliya ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra\u2019iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, kadib casho sharaf ka qabsoontay xarunta madaxtooyada qaranka.<\/p>\n<p>Ujeedka kulankan ayaa ahaa mid ay Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho ula wadaagayee madaxda heer federaal xaaladda deegaanka, gaar ahaan dagaalka weli ka socda aagga magaalada Laascaanood.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa soo dhaweeyey go\u2019aammada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood, waxa uuna ku baaqay in fursad loo siiyo gurmadka iyo gargaarka degdegga ah ee ay u baahan yihiin dadka deegaanku, loona abuuro jawi ku habboon waan-waanta iyo xalka nabadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyey baaqii dowladda ee ku wajahnaa dhinacyada xiisadda Gobolka, kaas oo salku ku hayey in xal aan xabbad ahayn lagu wajaho, dowladda Federaalka Soomaaliyana ay ka go\u2019an tahay in ay qaadato doorkeeda nabadeynta iyo fududeynta wada-xaajoodka, si loo joojiyo colaada.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Isimada SSC ayaa madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha uga mahad-celiyey kulankan iyo soo dhaweynta wanaagsan, waxaa ayna bogaadiyeen mowqifkii dowladda ee masiirka Sool, Sanaag iyo Ceyn.<br \/>\nWaxaa kale oo ay soo bandhigeen aragtidooda ku aaddan xaaladda taagan, dhibaatada jirta iyo caqabadaha nololeed ee soo food-saaray dadka deegaanka kuwaas oo ka dhasahy dagaalka.<\/p>\n<p>Dhaq-dhaqaaqan Muqdisho ku billowday ee ku aadan arrinta Laascaanood ayaa kusoo aadaya, xilli maalmihii u dambeeyay ay istaageen dagaalladii ka socday magaaladaasi, inkastoo ay weli is horfadhiyaan labada dhinac oo mararka qaar is dhaafsada madaafiic.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178368\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351526643_1209470606432077_5929326761380565166_n-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178369\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351834715_1621970241616930_1910734684654372194_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351834715_1621970241616930_1910734684654372194_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351834715_1621970241616930_1910734684654372194_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351834715_1621970241616930_1910734684654372194_n-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351834715_1621970241616930_1910734684654372194_n-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351834715_1621970241616930_1910734684654372194_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351834715_1621970241616930_1910734684654372194_n-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/351834715_1621970241616930_1910734684654372194_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178370\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352396585_271620995339294_7081305383230157425_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352396585_271620995339294_7081305383230157425_n.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352396585_271620995339294_7081305383230157425_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352396585_271620995339294_7081305383230157425_n-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352396585_271620995339294_7081305383230157425_n-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352396585_271620995339294_7081305383230157425_n-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352396585_271620995339294_7081305383230157425_n-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352396585_271620995339294_7081305383230157425_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa todobaad ka badan ku sugan qaar kamid ah Isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo, kuwaas oo haatan kulamo ka wada gudaha caasimada isla-markaana ku aadan dagaalka Laascaanood. Isimada ayaa waxaa xalay xarunta Villa Soomaaliya ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra\u2019iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, kadib casho sharaf ka qabsoontay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178361","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa todobaad ka badan ku sugan qaar kamid ah Isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo, kuwaas oo haatan kulamo ka wada gudaha caasimada isla-markaana ku aadan dagaalka Laascaanood. Isimada ayaa waxaa xalay xarunta Villa Soomaaliya ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra\u2019iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, kadib casho sharaf ka qabsoontay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-09T08:53:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-09T08:57:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/\",\"name\":\"Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp\",\"datePublished\":\"2023-06-09T08:53:49+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-09T08:57:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp\",\"width\":1392,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa todobaad ka badan ku sugan qaar kamid ah Isimada Dhaqanka SSC-Khaatumo, kuwaas oo haatan kulamo ka wada gudaha caasimada isla-markaana ku aadan dagaalka Laascaanood. Isimada ayaa waxaa xalay xarunta Villa Soomaaliya ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra\u2019iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, kadib casho sharaf ka qabsoontay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-09T08:53:49+00:00","article_modified_time":"2023-06-09T08:57:22+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":928,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/","name":"Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp","datePublished":"2023-06-09T08:53:49+00:00","dateModified":"2023-06-09T08:57:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/352225495_207297112249778_5685471037399341226_n.webp","width":1392,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-r-w-xamza-oo-si-wadajir-ah-ula-kulmay-isimada-dhulbahante-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan iyo R\/W Xamza oo si wadajir ah ula kulmay Isimada Dhulbahante + Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178361"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178361"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178374,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178361\/revisions\/178374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178370"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}