{"id":178381,"date":"2023-06-09T12:10:00","date_gmt":"2023-06-09T09:10:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178381"},"modified":"2023-06-09T12:19:35","modified_gmt":"2023-06-09T09:19:35","slug":"canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178383\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp 764w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle-300x170.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle-696x394.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle-743x420.webp 743w\" sizes=\"(max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/><\/p>\n<p>Booliska magaalada Windsor ee dalka Canada ayaa dacwad dil ah kuso oogay nin kasoo jeeda gobolka maraykanka ee Michigan oo lala xiriirinayo in uu dilay xaaskiisa oo la waayey toddobaad ka hore.<\/p>\n<p>Brian Aaron Marbury oo 45 jir ah ayey booliska Canada ka qabteen dhinaca canada ee kanaalka isku xira Windsor iyo magaalada Detriot ee dalka Maraykanka wax yar uun ka dib sagaalkii fiidnimo ee isniintii.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sheegay in xarigga ninkani ka dhashay natiijada baaritaan lagu sameeyay gabar Windsor degganayd- Sahra Bulle oo 36 jir ahayd taas oo aan meel lagu sheegin tan iyo 26kii Maajo.<\/p>\n<p>Inkasta oo baaritaanka ku saabsan waayitaanka Sahra uu weli socdo, haddana booliska ayaa sheegay in qabashada Marbury ay u cuskadeen \u201dcadeymo lagu kalsoonaan karo\u201d oo ay heleen.<\/p>\n<p>\u201dBaarayaashu waxay weli raadinayaan xog dheeraad ah oo ku saabsan meesha ay ku dambeysay Sahra Buulle,\u201d ayey saraakiisha boolisku kusii dareen.<\/p>\n<p>Sida ka muuqata waraaqo baafin ah oo lagu dhejiyay darbiyada, Sahra waxay dhigaynaysay jaamacadda Windsor. Hooyada Sahra, Fartuumo Kuusow ayaa barah bulshada dadka isticmaala ka codsatay in ay la baafiyaan gabadheeda si loo helo raq iyo ruux mid uun.<\/p>\n<p>Sylvia Guenther Madaxa fulinta ee barnaamijka Hiatus Haouse oo caawiya ka haweenka xadgudubyada dumar nacaybka ah ee loo geysto ayaa sheegtay in dilalka loo geysanayo haweenla ay yihiin dhibaato ku soo badanaysa bulshada.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan ognahay in mid ka mid ah saddexdii dumar ahba ay la kulantao nooc ka mid ah xadgudubyada lammaanaha ama xad gudubyada qoyska ugu yaraan hal mar inta ay noolyihiin,\u201d ayay tiri. \u201cMa ahan xaalad ka soo raynaysa inta uu wakhtigu sii socdo. Waxaan aragnaa kiisas aad u daran oo xadgudubyo ah, sida aan hadda maqalnayna waxaa jira khasaare aad u xun oo soo gaaray bulshadayada.\u201d Ayey sii raacisay.<\/p>\n<p>Hiatus House waa xarun xasaradeed oo muddo 24-saacadoo ah loogu talagalay dadka la kulma xadgudubyada qoyska ama lammaanaha dhow. Qadka taleefanka ee degdegga ah ayey ku shaqeeyaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178382\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Brian-Aaron-Marbury-Charged-With-Murder-390x220-1.webp\" alt=\"\" width=\"390\" height=\"220\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Brian-Aaron-Marbury-Charged-With-Murder-390x220-1.webp 390w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Brian-Aaron-Marbury-Charged-With-Murder-390x220-1-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 390px) 100vw, 390px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178383\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp 764w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle-300x170.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle-696x394.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle-743x420.webp 743w\" sizes=\"(max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska magaalada Windsor ee dalka Canada ayaa dacwad dil ah kuso oogay nin kasoo jeeda gobolka maraykanka ee Michigan oo lala xiriirinayo in uu dilay xaaskiisa oo la waayey toddobaad ka hore. Brian Aaron Marbury oo 45 jir ah ayey booliska Canada ka qabteen dhinaca canada ee kanaalka isku xira Windsor iyo magaalada Detriot ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliska magaalada Windsor ee dalka Canada ayaa dacwad dil ah kuso oogay nin kasoo jeeda gobolka maraykanka ee Michigan oo lala xiriirinayo in uu dilay xaaskiisa oo la waayey toddobaad ka hore. Brian Aaron Marbury oo 45 jir ah ayey booliska Canada ka qabteen dhinaca canada ee kanaalka isku xira Windsor iyo magaalada Detriot ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-09T09:10:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-09T09:19:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"764\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp\",\"datePublished\":\"2023-06-09T09:10:00+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-09T09:19:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp\",\"width\":764,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray - Wardoon","og_description":"Booliska magaalada Windsor ee dalka Canada ayaa dacwad dil ah kuso oogay nin kasoo jeeda gobolka maraykanka ee Michigan oo lala xiriirinayo in uu dilay xaaskiisa oo la waayey toddobaad ka hore. Brian Aaron Marbury oo 45 jir ah ayey booliska Canada ka qabteen dhinaca canada ee kanaalka isku xira Windsor iyo magaalada Detriot ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-09T09:10:00+00:00","article_modified_time":"2023-06-09T09:19:35+00:00","og_image":[{"width":764,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/","name":"Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp","datePublished":"2023-06-09T09:10:00+00:00","dateModified":"2023-06-09T09:19:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Sahra-Bulle.webp","width":764,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canada-gabar-somali-ah-oo-lawaaya-in-ninkii-qabay-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Canada gabar Somali ah oo lawaayay iyo ninkii qabay oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178381"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178381"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178386,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178381\/revisions\/178386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178383"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}