{"id":178409,"date":"2023-06-11T19:00:16","date_gmt":"2023-06-11T16:00:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178409"},"modified":"2023-06-11T19:00:16","modified_gmt":"2023-06-11T16:00:16","slug":"daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178410\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"315\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309-300x143.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada amniga ee magaalada Kismaayo ee Jubbaland, ayaa gacanta kusoo dhigay nin shacab ah oo maanta hooyadiis ku dilay, isagoo adeegsanayay Mindi, xaafadda Farjanno ee Kismaayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hooyadan oo lagu lagu magacaabo Xaliimo Xasan Cumar ayaa ku geeriyootay isbitaalka Kismaayo, halkaas oo dhaawac ahaan loo geeyay.<\/p>\n<p>Dadka deriska ayaa la sheegay inay kusoo baxeen dhacdadan, kaddib markii ay maqleen qeylada hooyada, waxayna islamarkiiba ka badbaadiyeen hooyada oo dhaawac ah, iyagoo ula cararay isbitaalka, halkaas oo ay waxyar kaddib ku geeriyootay.<\/p>\n<p>Xasan Cabdullaahi Cabdi Shire, oo 37 jir ah ayuu booliisku sheegay in dhawaan hooyadiis ay ka keentay Qurbaha, si loogu sameeyo dhaqan celin.<\/p>\n<p>Booliiska ayaa falkaan ku tilmaamay mid fool xun oo aan nuuciisa horey uga dhicin Kismaayo. Waxayna sheegeen in gacan ku dhiig laha la horkeeni doono sharciga.<\/p>\n<p>\u201cGacan ku dhiigle hooyadii bireeyay oo gurigii ay wada degenaayeen inta hoosta kasoo xirtay ku dhex bireeyay, waxaa nagusoo war galiyay Shacabka, inaan soo qabano ninkan,\u201d ayuu yiri sarkaal katirsan ciidanka booliiska.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa aad looga hadayaa magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1609311026146599%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga ee magaalada Kismaayo ee Jubbaland, ayaa gacanta kusoo dhigay nin shacab ah oo maanta hooyadiis ku dilay, isagoo adeegsanayay Mindi, xaafadda Farjanno ee Kismaayo. &nbsp; Hooyadan oo lagu lagu magacaabo Xaliimo Xasan Cumar ayaa ku geeriyootay isbitaalka Kismaayo, halkaas oo dhaawac ahaan loo geeyay. Dadka deriska ayaa la sheegay inay kusoo baxeen dhacdadan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178410,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178409","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada amniga ee magaalada Kismaayo ee Jubbaland, ayaa gacanta kusoo dhigay nin shacab ah oo maanta hooyadiis ku dilay, isagoo adeegsanayay Mindi, xaafadda Farjanno ee Kismaayo. &nbsp; Hooyadan oo lagu lagu magacaabo Xaliimo Xasan Cumar ayaa ku geeriyootay isbitaalka Kismaayo, halkaas oo dhaawac ahaan loo geeyay. Dadka deriska ayaa la sheegay inay kusoo baxeen dhacdadan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-11T16:00:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"315\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-06-11T16:00:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg\",\"width\":660,\"height\":315},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada amniga ee magaalada Kismaayo ee Jubbaland, ayaa gacanta kusoo dhigay nin shacab ah oo maanta hooyadiis ku dilay, isagoo adeegsanayay Mindi, xaafadda Farjanno ee Kismaayo. &nbsp; Hooyadan oo lagu lagu magacaabo Xaliimo Xasan Cumar ayaa ku geeriyootay isbitaalka Kismaayo, halkaas oo dhaawac ahaan loo geeyay. Dadka deriska ayaa la sheegay inay kusoo baxeen dhacdadan, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-11T16:00:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":315,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/","name":"DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg","datePublished":"2023-06-11T16:00:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023611638220724495226309.jpeg","width":660,"height":315},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kismaayo-nin-hooyadii-gowracay-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Kismaayo: Nin hooyadii gowracay oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178409"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178409"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178411,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178409\/revisions\/178411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178410"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}