{"id":178422,"date":"2023-06-13T11:13:38","date_gmt":"2023-06-13T08:13:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178422"},"modified":"2023-06-15T18:05:54","modified_gmt":"2023-06-15T15:05:54","slug":"qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178423\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku tageen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka ATMIS, ayaa shaaca ka qaaday in dhowr Saldhig oo Horudhac ah lagu wareejin doono Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed laga bilaabo Juun 15, 2023,<\/p>\n<p>Madaxa howlgalka ATMIS wuxuu sheegay inay dhimayaan tirada ciidamadooda 2000 oo askari ah, dhamaadka bishan illaa bisha September 2023.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay ahayd, markii Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ay si rasmi u sheegtay dhimista tirada ciidamada ATMIS ee ku sugan dalka, iyadoo xaqiijisay in dowladdu ay ka go\u2019an tahay inay mas&#8217;uuliyadda amniga kala wareegto ATMIS.<\/p>\n<p>Wasaaradda gaashaandhigga waxay sheegtay in 2000 oo ka mid ah ciidamada ATMIS-ka laga saari doono Soomaaliya marka la gaaro dhamaadka bishan June 2023.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay sheegtay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay inay abuurtay ciidamo taageero ka helaya saaxiibadeeda caalamiga ah, kuwaas oo la wareegi doona mas&#8217;uuliyadda amniga 2000 oo kamid ah ciidamada ATMIS ah.<\/p>\n<p>Inkastoo dowladda Soomaaliya ay sheegtay in la dhimayo tirada ATMIS, haddana qaar kamid ah madaxda dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay in ciidamada ATMIS la dhimo, iyadoo aan la xaqiijin in ciidamada Soomaaliya ay la wareegi karaan masuuliyadda amni ee dalka.<\/p>\n<p>Shir madaxeedka IGAD ee hadda ka socda dalka Jabuuti ayaa lagu gorfaynayaa xaaladda amni ee Soomaaliya iyo dhimista ciidamada ATMIS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku tageen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS. &nbsp; Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka ATMIS, ayaa shaaca ka qaaday in dhowr Saldhig oo Horudhac ah lagu wareejin doono Ciidanka Xoogga Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku tageen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS. &nbsp; Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka ATMIS, ayaa shaaca ka qaaday in dhowr Saldhig oo Horudhac ah lagu wareejin doono Ciidanka Xoogga Dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-13T08:13:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-15T15:05:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/\",\"name\":\"Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-06-13T08:13:38+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-15T15:05:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg\",\"width\":660,\"height\":398},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka - Wardoon","og_description":"Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku tageen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS. &nbsp; Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka ATMIS, ayaa shaaca ka qaaday in dhowr Saldhig oo Horudhac ah lagu wareejin doono Ciidanka Xoogga Dalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-13T08:13:38+00:00","article_modified_time":"2023-06-15T15:05:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":398,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/","name":"Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg","datePublished":"2023-06-13T08:13:38+00:00","dateModified":"2023-06-15T15:05:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023613638222246983640112.jpeg","width":660,"height":398},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-saldhigyadii-atmis-lagu-wareejinayo-ciidanka-xoogga-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar kamid ah saldhigyadii ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178422"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178422"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178424,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178422\/revisions\/178424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178423"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}