{"id":178425,"date":"2023-06-15T18:07:45","date_gmt":"2023-06-15T15:07:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178425"},"modified":"2023-06-15T18:07:45","modified_gmt":"2023-06-15T15:07:45","slug":"daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178426\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"326\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741-300x148.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741-324x160.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu Dowladda federalka la galo wada xaajood gooni ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu xil gooni ah iska saarayo sidii looga wada hadli lahaa arrimaha masiiriga ah ee Dowladda federalka iyo Puntland.<\/p>\n<p>Deni wuxuu sheegay inuu magacaabay guddiyo isugu jira golayaasha maamulkiisa iyo dad quburo ah, kuwaas oo kasoo talo bixinaya wada xaajoodka Puntland ay la galayso dowladda Soomaaliya, si heshiis looga gaaro khilaafka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan halkaan ka caddeynaynaa in aan aragti ka leennahay xalka qodobada masiiriga ah ee dhameystirka geeddi socodka dowlad dhiska hannaanka federaalka Soomaaliya. Waxaan diyaar unahay inaan Dowladda federalka si gooni ah uga xaajoono sidii loo gaari lahaa heshiis kama dambeys ah,\u201d ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland aysan marnaba diyaar u ahayn inay ka qeyb gasho shirarka madasha wadatashiga qaran.<\/p>\n<p>\u201cMa jio wax heshiis ah oo ka hirgalay Dowladda federalka. go\u2019aannada golaha watashiguna ma aha kuwa u adeegaya danaha ummadda. Go\u2019aanadooduna waxay halis galin karaan wadajirka dalka Soomaaliya,\u201d ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni wuxuu kaloo sheegay in aanay waxba ka jirin heshiisyadii siyaasadeed ee ay horey u galeen madasha wadatashiga qaran.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F1434538647088047%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu Dowladda federalka la galo wada xaajood gooni ah. &nbsp; Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu xil gooni ah iska saarayo sidii looga wada hadli lahaa arrimaha masiiriga ah ee Dowladda federalka iyo Puntland. Deni wuxuu sheegay inuu magacaabay guddiyo isugu jira golayaasha maamulkiisa iyo dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178426,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178425","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu Dowladda federalka la galo wada xaajood gooni ah. &nbsp; Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu xil gooni ah iska saarayo sidii looga wada hadli lahaa arrimaha masiiriga ah ee Dowladda federalka iyo Puntland. Deni wuxuu sheegay inuu magacaabay guddiyo isugu jira golayaasha maamulkiisa iyo dad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-15T15:07:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"326\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-06-15T15:07:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg\",\"width\":660,\"height\":326},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu Dowladda federalka la galo wada xaajood gooni ah. &nbsp; Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu xil gooni ah iska saarayo sidii looga wada hadli lahaa arrimaha masiiriga ah ee Dowladda federalka iyo Puntland. Deni wuxuu sheegay inuu magacaabay guddiyo isugu jira golayaasha maamulkiisa iyo dad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-15T15:07:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":326,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/","name":"DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg","datePublished":"2023-06-15T15:07:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/2023615638224091701300741.jpeg","width":660,"height":326},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-ogaaladay-inuula-xaajoodo-dowladda-federalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Deni oo ogaaladay inuula xaajoodo dowladda federalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178425"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178425"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178427,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178425\/revisions\/178427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178426"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}