{"id":178452,"date":"2023-06-18T12:01:29","date_gmt":"2023-06-18T09:01:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178452"},"modified":"2023-06-18T12:01:29","modified_gmt":"2023-06-18T09:01:29","slug":"daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-178454\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"291\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnaha Golaha wasiirrada Jubbaland ee ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa War ka soo saaray xiisadaha siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlayey shir jaraa\u2019id oo lagu qabtay magaalada Kismayo ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay xaalada ka taagan gobolka Gedo, isagoo si dadban u dhaleeceeyey hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Axmed Shiikh Cali (Doodishe) oo si cad uga hor-yimid maamulka cusub uu Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe u magacaabay gobolka Gedo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la yaab noqotay in xaaladda gobalka Gedo laga abuurto shoqo nolol maalmeed ah taasoo lagu qaldayo jaaliyadaha dibadda islamarkaana lagu jahwareerinayo shacabka Jubbaland\u201d ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Adan.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha gudaha, fedraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Maxamed Ibraahim Oogle ayaa akhriyay War-murtiyeedkii Jubbaland ka soo saartay arrimaha gobalka Gedo kaasoo sidatan u qornaa:-<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178453\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/354229327_647315647440140_2770642452454585463_n.webp\" alt=\"\" width=\"812\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/354229327_647315647440140_2770642452454585463_n.webp 812w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/354229327_647315647440140_2770642452454585463_n-226x300.webp 226w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/354229327_647315647440140_2770642452454585463_n-770x1024.webp 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/354229327_647315647440140_2770642452454585463_n-768x1021.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/354229327_647315647440140_2770642452454585463_n-696x926.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/354229327_647315647440140_2770642452454585463_n-316x420.webp 316w\" sizes=\"(max-width: 812px) 100vw, 812px\" \/><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FJLTVOFFICIAL%2Fvideos%2F5724534660981110%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnaha Golaha wasiirrada Jubbaland ee ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa War ka soo saaray xiisadaha siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlayey shir jaraa\u2019id oo lagu qabtay magaalada Kismayo ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay xaalada ka taagan gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178452","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnaha Golaha wasiirrada Jubbaland ee ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa War ka soo saaray xiisadaha siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlayey shir jaraa\u2019id oo lagu qabtay magaalada Kismayo ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay xaalada ka taagan gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-18T09:01:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/\",\"name\":\"DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-06-18T09:01:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnaha Golaha wasiirrada Jubbaland ee ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa War ka soo saaray xiisadaha siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlayey shir jaraa\u2019id oo lagu qabtay magaalada Kismayo ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay xaalada ka taagan gobolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-18T09:01:29+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/","name":"DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg","datePublished":"2023-06-18T09:01:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/download-2.jpeg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-jubbaland-oo-ka-jawaabtay-hadal-ka-soo-yeeray-wasiirka-amniga-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Jubbaland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka amniga DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178452"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178455,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178452\/revisions\/178455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178454"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}