{"id":178512,"date":"2023-07-30T11:29:11","date_gmt":"2023-07-30T08:29:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178512"},"modified":"2023-07-30T11:29:11","modified_gmt":"2023-07-30T08:29:11","slug":"daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/","title":{"rendered":"Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178513\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png\" alt=\"\" width=\"1248\" height=\"792\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png 1248w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16-300x190.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16-1024x650.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16-768x487.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16-696x442.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16-1068x678.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16-662x420.png 662w\" sizes=\"(max-width: 1248px) 100vw, 1248px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid ayaa maanta kulankii golaha shacabka ku hor-weeraray wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), isagoo sheegay in wax masuuliyad ah ama damqasho ah aysan ka heyno waxa ku dhacaya ciidamada qaranka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirisaaq ayaa baarlamaanka u soo jeediyey inay ka fiirsadaan in wasiirkaan uu sii heyn karo xilka, \u201cNinkaan markii uu nasoo hor isgaatay kama uusan tacsiyeyn, askartii lagu laayey kuliyadda Jaalle Siyaad, ma muujin wax jixin-jix ah, guddiga ku shaqada leh waxaan ka rabnaa in ninkaan ay na hor keenaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay in wasiirka loo dhiibay wasaaradda gaashaandhigga uusan u qalmin wasaaradaas, isla markaana uusan ka damqan ciidanka maalin kasta ku dhamaanaya dhagarta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cIn wasaaradaas nin iska cayaaraya loo dhiibo fool-xumo waxay ku tahay ciidamada qaranka, wasaaradda difaaca iyo dowladnimadeena, waxaan xildhibaanada u soo jeedinayaa inay ka fiirsadaan xilka uu hayo ninkaan,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in marar badan oo ka arkay warbaahinta wasiirka gaashaandhigga oo aan muujineyn masuuliyad, iskana cayaaraya, sida uu hadalkiisa u dhigay Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid oo maanta golaha ku hor weeraray wasiirka difaaca XFS.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan fiirsaday isagoo jooga Mesagawaa iyo Masaajidcali-gaduud oo qaraxyo iyo weerarro loogu geystay ciidanka, sidoo kale wasiir waxaan ku fiirsaday adigoo la socda madaxweyne Qoor Qoor oo Tiktok ka duubaya, isna uu ku leeyahay iga daa Tiktok muuqaalkeyga ha dhigine,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cabdirisaaq.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku sii daray in wasaaradda uu hoggaamiyo wasiirkaan ay tahay xasaasi, dalkana ay lafdhabar u tahay, \u201cIn wasaaradii Difaaca nin iska ciyaaraya loo dhiibo waa fool-xumo weyn,\u201d ayuu yiri Cabdirisaaq Ciid.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii xildhibaankaan oo si caro leh u sheegay in wasiirkaan dhaqankiisa uu dhibsanayo ayaa baarlamaanka ka dalbaday in laga fiirsado masuuliyadda uu hayo wasiirka Cabdulqaadir Maxamed Nuur.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F244027335226466%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid ayaa maanta kulankii golaha shacabka ku hor-weeraray wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), isagoo sheegay in wax masuuliyad ah ama damqasho ah aysan ka heyno waxa ku dhacaya ciidamada qaranka. Xildhibaan Cabdirisaaq ayaa baarlamaanka u soo jeediyey inay ka fiirsadaan in wasiirkaan uu sii heyn karo xilka, \u201cNinkaan markii uu nasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid ayaa maanta kulankii golaha shacabka ku hor-weeraray wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), isagoo sheegay in wax masuuliyad ah ama damqasho ah aysan ka heyno waxa ku dhacaya ciidamada qaranka. Xildhibaan Cabdirisaaq ayaa baarlamaanka u soo jeediyey inay ka fiirsadaan in wasiirkaan uu sii heyn karo xilka, \u201cNinkaan markii uu nasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-07-30T08:29:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1248\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"792\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/\",\"name\":\"Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png\",\"datePublished\":\"2023-07-30T08:29:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png\",\"width\":1248,\"height\":792},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid ayaa maanta kulankii golaha shacabka ku hor-weeraray wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), isagoo sheegay in wax masuuliyad ah ama damqasho ah aysan ka heyno waxa ku dhacaya ciidamada qaranka. Xildhibaan Cabdirisaaq ayaa baarlamaanka u soo jeediyey inay ka fiirsadaan in wasiirkaan uu sii heyn karo xilka, \u201cNinkaan markii uu nasoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-07-30T08:29:11+00:00","og_image":[{"width":1248,"height":792,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/","name":"Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png","datePublished":"2023-07-30T08:29:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/Screenshot-2023-07-30-at-09.28.16.png","width":1248,"height":792},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cabdirisaaq-ciid-si-yaab-leh-u-weeraray-wasiir-jaamac\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid si yaab leh u weeraray wasiir Jaamac"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178512"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178512"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178514,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178512\/revisions\/178514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178513"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}