{"id":178535,"date":"2023-08-02T11:26:16","date_gmt":"2023-08-02T08:26:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178535"},"modified":"2023-08-02T11:45:12","modified_gmt":"2023-08-02T08:45:12","slug":"deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178536\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"391\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328-300x178.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay wuxuu shaaca ka qaaday in uusan diyaar u ahayn inuu muddo kororsi sameysto.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa ballanqaaday in siddeeda January ee sanadka 2024 ay Puntland ka dhicidoonto doorashada axsaabta badan, isagoo sheegay inuu ogsoon yahay dhibaatada muddo kororsiga.<\/p>\n<p>Deni wuxuu sheegay haddii laga guulaysto isaga iyo xisbigiisa in ay si nabad ah xilka u wareejin doonaan. Wuxuu caddeeyay in ka go\u2019an tahay inuu ka dhabeeyo himilada reer Puntland ay ku tamaayaan ee ah in la gaaro nidaam dimuqraadiyadeed oo ay dadku si xor ah isku dooranayaan.<\/p>\n<p>&#8220;Dadka reer Puntland waxa aan u sheegayaan in doorashada aan xilligeeda ku qabanno, ma hadlo Deni baa la dhahay ee maanta ayaan idinla hadlay, waxa aan diyaar u ahay tartan axsaab ah 8-da January&#8230; waxa aan ballan qaadayaa in haddii layga guuleysto in aan xilka si nabad ah u wareejiyo.. dalka nabad halloo daayo.&#8221; ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa hadalkan wuxuu xalay ka sheegay xafladda sanad guurada 25-aad ee aas aaskii Puntland, isagoo ku baaqay ku baaqay in la isku diyaariyo tartanka axsaabta badan, wuxuuna hadalkiisa kusii daray in wax kaste oo dhacay la iska hilmaamo, loona diyaar garoobo doorasho.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweyne Deni ayaa yimid iyadoo dadku walaac weyn ka muujinayeen hubanti la&#8217;aanta doorashada 8 january 2024, taasoo loo arkayay inay horseedi karto khilaaf iyo burbur ku yimaada Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F673208267563464%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay wuxuu shaaca ka qaaday in uusan diyaar u ahayn inuu muddo kororsi sameysto. Madaxweyne Deni ayaa ballanqaaday in siddeeda January ee sanadka 2024 ay Puntland ka dhicidoonto doorashada axsaabta badan, isagoo sheegay inuu ogsoon yahay dhibaatada muddo kororsiga. Deni wuxuu sheegay haddii laga guulaysto isaga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178536,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178535","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay wuxuu shaaca ka qaaday in uusan diyaar u ahayn inuu muddo kororsi sameysto. Madaxweyne Deni ayaa ballanqaaday in siddeeda January ee sanadka 2024 ay Puntland ka dhicidoonto doorashada axsaabta badan, isagoo sheegay inuu ogsoon yahay dhibaatada muddo kororsiga. Deni wuxuu sheegay haddii laga guulaysto isaga iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-02T08:26:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-02T08:45:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-02T08:26:16+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-02T08:45:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg\",\"width\":660,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay wuxuu shaaca ka qaaday in uusan diyaar u ahayn inuu muddo kororsi sameysto. Madaxweyne Deni ayaa ballanqaaday in siddeeda January ee sanadka 2024 ay Puntland ka dhicidoonto doorashada axsaabta badan, isagoo sheegay inuu ogsoon yahay dhibaatada muddo kororsiga. Deni wuxuu sheegay haddii laga guulaysto isaga iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-02T08:26:16+00:00","article_modified_time":"2023-08-02T08:45:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":391,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/","name":"DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg","datePublished":"2023-08-02T08:26:16+00:00","dateModified":"2023-08-02T08:45:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265401154141328.jpeg","width":660,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-markii-ugu-horraysay-shaaca-ka-qaaday-xiliga-ay-dhacayso-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Deni oo markii ugu horraysay shaaca ka qaaday xiliga ay dhacayso doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178535"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178535"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178541,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178535\/revisions\/178541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178536"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}