{"id":178538,"date":"2023-08-02T11:29:59","date_gmt":"2023-08-02T08:29:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178538"},"modified":"2023-08-02T11:29:59","modified_gmt":"2023-08-02T08:29:59","slug":"wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii  tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178539\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka hadlay hadal heyn badan oo ka dhalatay saacadahii lasoo dhaafay gabar magaca Soomaaliya Ku mateshay tartanka orodka 100-ka Mitir ee ka dhacay dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradiisa aysan waxba kala socon qaabka lagu soo xulay gabadha iyo sida ay ugu suurta gashay iney ka qeyb gasho tartankaas, islamarkaana uu ka xun yahay sida ay wax u dhaceen.<\/p>\n<p>\u201cWixii dhacay maahen mid munaasib ku aheyd ummadda Soomaaliyeed. Waan ka xumahay. Waan ka raalligelineynaa bushada Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri Wasiirka Dhakinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Barre.<\/p>\n<p>Nasra Abuukar Cali oo qeyb gashay tartanka orodka 100-ka Mitir ayaa noqotay qofka u dambeeya islamarkii uu bilowday tartanka orodka, iyadoo ku guuldareysatay iney wax la qeybsato orodyahanadii kale ee tartanka ay kula jiray.<\/p>\n<p>Wasiirka Maxamed Barre ayaa sidoo kale sheegay in baaritaan lagu sameyn doono arintaan, isagoona xusay in gabadha aysan ku tartamin magaca qaranka oo ay ku tartaneysay magac jaamacadeed.<\/p>\n<p>\u201cInkastoo ay magaca Soomaaliya ku tartameysay hadana ma aheyn tartankan mid heer qaran ah ee waxaa uu ahaa mid loo qabtay Jaamacadaha sidaas awgeed Wasaarada door kuma laheyn qaabka loo soo xulay iyo wadiiqada loo maray\u201d ayuu yiri wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Barre.<\/p>\n<p>Waxuu intaasi ku daray wasiirka in orodyahanada loo dirayo tartankan oo kale ay habooneyd in gudaha dalka marka hore ku tartamaan dhalinyaro laga soo xulay Jaamacadaha kadibna ciyaartoyda tartankaas ku guuleysta loo diro tartanka, wuxuuna digniin adag u diray xiriirada ciyaaraha dalka.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waa inay ka digtoonaadaan Xiriirada Ciyaaraha dalka sida aan munaasabka ahayn oo ay ciyaartooyda kusoo xulaayaan Orodkii Galabtay China ka dhacana waan kala xisaabtami doonaa cidii ay quseeyso insha alah \u2019\u2019ayuu yiri Wasiir Maxamed Barre<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaateen gabadhaan ayaa u muuqatay ineysan u diyaarsaneyn ka qeyb galka tartan orod noocan ah marka la eego haweenka ay la tartameysay oo si weyn uga dheereeyey, islamarkaana adeegsanaayay xirfado la xariira orodka, hayeeshee ma ahan markii ugu horeysay oo ciyaartoy Soomaali ah guuldaro ka keenaan tartamo caalami ah hadana guuldaradaan ayaa lagu tilmaamay iney tahay tii ugu xanuunka badneyd ee magac Soomaaliyeed kasoo gaara tartanada Caalamiga ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1345406539409864%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka hadlay hadal heyn badan oo ka dhalatay saacadahii lasoo dhaafay gabar magaca Soomaaliya Ku mateshay tartanka orodka 100-ka Mitir ee ka dhacay dalka Shiinaha. Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradiisa aysan waxba kala socon qaabka lagu soo xulay gabadha iyo sida ay ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178539,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka hadlay hadal heyn badan oo ka dhalatay saacadahii lasoo dhaafay gabar magaca Soomaaliya Ku mateshay tartanka orodka 100-ka Mitir ee ka dhacay dalka Shiinaha. Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradiisa aysan waxba kala socon qaabka lagu soo xulay gabadha iyo sida ay ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-02T08:29:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/\",\"name\":\"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-02T08:29:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg\",\"width\":660,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka hadlay hadal heyn badan oo ka dhalatay saacadahii lasoo dhaafay gabar magaca Soomaaliya Ku mateshay tartanka orodka 100-ka Mitir ee ka dhacay dalka Shiinaha. Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradiisa aysan waxba kala socon qaabka lagu soo xulay gabadha iyo sida ay ugu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-02T08:29:59+00:00","og_image":[{"width":660,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/","name":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg","datePublished":"2023-08-02T08:29:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202382638265422984953901.jpeg","width":660,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha-oo-si-kulul-uga-hadlay-guuldaradii-tartanka-orodka-100-ka-mitirvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo si kulul uga hadlay guuldaradii tartanka orodka 100-ka Mitir+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178538"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178540,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178538\/revisions\/178540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178539"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}