{"id":178544,"date":"2023-08-03T11:38:18","date_gmt":"2023-08-03T08:38:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178544"},"modified":"2023-08-03T11:38:18","modified_gmt":"2023-08-03T08:38:18","slug":"daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178545\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1020\" height=\"1104\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg 1020w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n-277x300.jpeg 277w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n-946x1024.jpeg 946w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n-768x831.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n-696x753.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n-388x420.jpeg 388w\" sizes=\"(max-width: 1020px) 100vw, 1020px\" \/><\/p>\n<p>Nasra Abukar Cali oo ah Gabadhii ka ka qeyb gashay tartankii orodka Shiinaha ee fadeexada dhaliyey ayaa markii ugu horeysay la hadashay Warbaahinta.<\/p>\n<p>Nasra ayaa aad uga dambeysay gabdhihii kale ee la tartamayay, taasoo caro baahsan iyo hadal heyn xoog leh ka dhalisay baraha bulshada.<\/p>\n<p>Waxaa la arkayey Nasro oo aan u ordeyn sidii qof yaqaan orodka isla markaana waxay gashay kaalinta u dambeysa ee gabdhihii halkaas ku ordayey.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay Nasro in sababta ay orodka uga gaabisay ay aheyd iyadoo lug ka murgacatay.<\/p>\n<p>\u201cSoomaalida wax loo ordo ma istaahilaan. Anigoo lug ka murgacay ayaan sii ordayay laakiin dhaleeceynta dadka waxey ii noqon doontaa dhiiragalin\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>Nasro waxay intaas ku dartay iney sanadka dambe iyadoo diyaarsan ka qeyb geli doonto tartamada caalamiga ah, iyadoo metelaysa Somalia.<\/p>\n<p>\u201cAniga gabar ayaan ahay, uurna malaheen. Aniga ayey shaki i galiyeen. Laakiin Sanadka dambe anigoo diyaarsan ayaan markale tartami doonaa\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>Gabadhan oo dhaleeceyn xoog leh kala kulantay bulshada ayaa qiratay ineysan diyaar garow adag u soo gelin tartankan.<\/p>\n<p>\u201cHal bil ayaan isku diyaarinayay tartankaan. Kumana filneyn muddo bil ah laakiin wixii ayaa hoosta iska soo galay\u201d ayey tiri Nasro oo beenisay in qaab qaraabo kiil ay ku soo gashay tartanka.<\/p>\n<p>Waxay ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somalia oo sheegay in wasaardiisu aaney wax door ah ku laheyn arrinta gabadha iyo habka loogu xushay in ay tartankaasi ka qayb gasho.<\/p>\n<p>\u201cWasiirka isboortiga waa ogaa inaan tartanka soo aadayo, masuuliyiinta Wasaaradiisa ayaaba wax iga soo sagootiyey, hadda muxuu u leeyahay waxba kama ogeyn\u201d ayey tiri Nasro.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay iney ka xun tahay sababta shaqada looga joojiyey Gudoomiyihii xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud Khadiijo Aadan Daahir oo ay sheegtay ineysan shaqo ku laheyn ka qeyb galkeeda tartankan, iyadoo xustay iney soo dirsatay kuna tartameysay magaca Jaamacad ku taalla Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMunasarMohamedAbd%2Fvideos%2F287068323915166%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nasra Abukar Cali oo ah Gabadhii ka ka qeyb gashay tartankii orodka Shiinaha ee fadeexada dhaliyey ayaa markii ugu horeysay la hadashay Warbaahinta. Nasra ayaa aad uga dambeysay gabdhihii kale ee la tartamayay, taasoo caro baahsan iyo hadal heyn xoog leh ka dhalisay baraha bulshada. Waxaa la arkayey Nasro oo aan u ordeyn sidii qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nasra Abukar Cali oo ah Gabadhii ka ka qeyb gashay tartankii orodka Shiinaha ee fadeexada dhaliyey ayaa markii ugu horeysay la hadashay Warbaahinta. Nasra ayaa aad uga dambeysay gabdhihii kale ee la tartamayay, taasoo caro baahsan iyo hadal heyn xoog leh ka dhalisay baraha bulshada. Waxaa la arkayey Nasro oo aan u ordeyn sidii qof [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-03T08:38:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1020\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1104\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-03T08:38:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg\",\"width\":1020,\"height\":1104},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay - Wardoon","og_description":"Nasra Abukar Cali oo ah Gabadhii ka ka qeyb gashay tartankii orodka Shiinaha ee fadeexada dhaliyey ayaa markii ugu horeysay la hadashay Warbaahinta. Nasra ayaa aad uga dambeysay gabdhihii kale ee la tartamayay, taasoo caro baahsan iyo hadal heyn xoog leh ka dhalisay baraha bulshada. Waxaa la arkayey Nasro oo aan u ordeyn sidii qof [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-03T08:38:18+00:00","og_image":[{"width":1020,"height":1104,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/","name":"DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg","datePublished":"2023-08-03T08:38:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365164499_10228660164902133_5664164620848679055_n.jpeg","width":1020,"height":1104},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nasra-abukar-cali-oo-markii-ugu-horeysay-soo-hadashay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeysay soo hadashay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178544"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178546,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178544\/revisions\/178546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178545"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}