{"id":178549,"date":"2023-08-03T11:50:56","date_gmt":"2023-08-03T08:50:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178549"},"modified":"2023-08-03T11:50:56","modified_gmt":"2023-08-03T08:50:56","slug":"guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178551\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"704\" height=\"486\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg 704w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-300x207.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-218x150.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-696x480.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-608x420.jpeg 608w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 704px) 100vw, 704px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee XFS Maxamed Barre ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey guddoomiyaha \u2018xiriirka ciyaaraha fudud\u2019 Khadiija Aadan Daahir, isagoo sheegay in maxkamad uu soo taagi doono.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa shaqo ka joojintaan ku muteysatay go\u2019aankii ay ku dirtay Nasro Abuukar Cali oo shalay Soomaaliya ku meteleysay ciyaartii Orodada ee lagu qabtay dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Nasro ayaa ku fashilantay orodka, waxayna noqotay qofka ugu liita orodyahanadii caalamka ka socday ee ka qeyb galay tartankaas, waxaana ka dhalatay fal-celin badan iyo caro ka timid dadka Soomaaliyeed oo magacooda lagu xumeeyey fagaaraha.<\/p>\n<p>Wasiirka Cayaaraha ayaa xalay sheegay in go\u2019aankii lagu diray gabadhaas uusan waxaba ka ogeyn, isla markaana uu baarayo arrintaan.<\/p>\n<p>Warqad hadda ka soo baxday xafiiska wasiirka ayaa shaqada looga joojiyey gabadha guddoomiyaha ka ah xiriirka cayaaraha fudud oo laheyd go\u2019aankii Shiinaha loogu diray gabadha ku fashilantay tartanka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa qoraalkiisa ku cadeeyey inuu baaray arrintaan, isla markaana ay u soo bacday in guddoomiye Khadiija ay sameysay sumcad dil qaran, eex iyo ku takrifal awoodeed, sida uu qoraalkiisa u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka ayaa faray guddiga fulinta Olonbikada Qaranka Soomaaliyeed inay isugu yimaadaan kulan deg deg ah, si ay go\u2019aan uga gaaraan kiiska ay ku eedeysan tahay guddoommiyaha \u2018xiriirka cayaaraha fudud\u2019 Khadiija Aadan Daahir.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka wasiirka waxaa lagu sheegay in guddiga Olonbikada aysan wax diiwaan gelin ah ka heysan xiriirka ciyaaraha jaamacadaha Soomaaliyeed oo ahaa xiriirkii magacooda looga qeyb galay cayaartii ka dhacday dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ayaa qoraalkiisa ku cadeeyey inay garoosrka dalka hor geyn doonaan gabadha shaqada laga joojiyey ee guddoomiyaha ka aheyd xiriirka cayaaraha fudud iyo xiriirkii ka been sheegay jaamacadaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178550\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202381638264542087876434-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202381638264542087876434-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202381638264542087876434-1-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202381638264542087876434-1-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee XFS Maxamed Barre ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey guddoomiyaha \u2018xiriirka ciyaaraha fudud\u2019 Khadiija Aadan Daahir, isagoo sheegay in maxkamad uu soo taagi doono. Guddoomiyaha ayaa shaqo ka joojintaan ku muteysatay go\u2019aankii ay ku dirtay Nasro Abuukar Cali oo shalay Soomaaliya ku meteleysay ciyaartii Orodada ee lagu qabtay dalka Shiinaha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee XFS Maxamed Barre ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey guddoomiyaha \u2018xiriirka ciyaaraha fudud\u2019 Khadiija Aadan Daahir, isagoo sheegay in maxkamad uu soo taagi doono. Guddoomiyaha ayaa shaqo ka joojintaan ku muteysatay go\u2019aankii ay ku dirtay Nasro Abuukar Cali oo shalay Soomaaliya ku meteleysay ciyaartii Orodada ee lagu qabtay dalka Shiinaha. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-03T08:50:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"704\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-03T08:50:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\",\"width\":704,\"height\":486},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay - Wardoon","og_description":"Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee XFS Maxamed Barre ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey guddoomiyaha \u2018xiriirka ciyaaraha fudud\u2019 Khadiija Aadan Daahir, isagoo sheegay in maxkamad uu soo taagi doono. Guddoomiyaha ayaa shaqo ka joojintaan ku muteysatay go\u2019aankii ay ku dirtay Nasro Abuukar Cali oo shalay Soomaaliya ku meteleysay ciyaartii Orodada ee lagu qabtay dalka Shiinaha. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-03T08:50:56+00:00","og_image":[{"width":704,"height":486,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","name":"Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg","datePublished":"2023-08-03T08:50:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg","width":704,"height":486},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-ciyaaraha-fudud-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud oo shaqada laga joojiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178549"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178552,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178549\/revisions\/178552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178551"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}