{"id":178553,"date":"2023-08-04T14:59:25","date_gmt":"2023-08-04T11:59:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178553"},"modified":"2023-08-06T18:20:49","modified_gmt":"2023-08-06T15:20:49","slug":"daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178551\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"704\" height=\"486\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg 704w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-300x207.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-218x150.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-696x480.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-608x420.jpeg 608w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 704px) 100vw, 704px\" \/><\/p>\n<p>Guddomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud Marwo Khadiijo Aadan Daahir oo xalay uu shaqada ka joojiyay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Barre ayaa ka hadashay fadeexadda lagu eedeeyay inay masuuliyadeeda leedahay.<\/p>\n<p>Wasiir Barre ayaa warqada uu shaqada uga joojiyay Khadiijo ku sheegay in guddoomiye Khadiijo iyo madaxda xiriirkaas ee qeybta Jaamacadaha Soomaaliyeed uu maxkamad ku soo taagi doono kiiskaan, isaga oo ku eedeeyey sumcad dil qaran.<\/p>\n<p>Khadiijo Aadan Daahir oo ka hadashay arrintaasi ayaa sheegtay in aysan u joojin doonin dhaleecaynta loo soo jeediyay, iyada oo aaminsan in aanay samayn wax qalad ku ah shaqadeeda iyo midda xiriirka cayaaraha fudud ee Soomaaliya.<br \/>\nWaxay sheegtay in xiriirka olombikada Soomaaliya uusan wax shaqo ah ku lahayn tartanka orodada ardayda jaamacadaha ee lagu qabtay Shiinaha, kaasi oo Soomaaliya ay kasoo gaartay fadeexad sumcad dil ku ah qarankeena.<\/p>\n<p>\u201cTartankaas waxaa loo rabay qof arday ah oo Jamaacadaha ka qallin jebiyay, sidaas darteed waaye sababta Nasra Abuular Cali loogu diray tartankaasi,\u201d ayey tiri Khadijo oo si la yaab leh uga hadashay guul-darrafa iyo fadeexad gabadhii ay dirtay kasoo hoysay tartankaasi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Nasra Abuukar oo wareysi bixisay ayaa beenisay inuu diray xiriirka ciyaaraha fudud, waxayna shaaca ka qaaday in wax shaqo ah uusan ku laheyn safarkeeda iyo tartanka balse ay u tartameysay jaamacaddeeda oo ay ku sheegtay Jobkey, uuna tartanka ahaa ururo Jaamacadeed.<br \/>\n\u201cAniga waxaa u tartamayaa jaamacad oo tartanka wuxuu ahaa ururka jaamacadaha, waxaa isoo xushay guddoomiye Caraale xiriirka shaqa uu ku leeyahay maba jirinbo jaamacadda aan ka socday oo aan u ordaayay waxaa waayey JobKey\u201d ayay wareysiga ku tiri gabadhu.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay tiri \u201cAniga oo dhaawacan ayaa idin ordaayay, wax loo ordo horta maba istaahishaan hadda inta aan garoonka ku jirnay waan xanuunsaday muruq ayaa i booday\u201d.<\/p>\n<p>Waxa ay intaasi kusii dartay inay isku day sameysay, isla-markaana ay magaca Soomaaliya ay dhex geysay dowlado weyn, balse ay la kulantay guul-darro ayna tahay wax caadi ah.<\/p>\n<p>Si kastaba, Nasra oo metelaysay Soomaaliya ayaa loo diiwaan galiyay inay noqotay orod-yahanaddii ugu hooseysay abid tartan heer caalami ah, iyada oo oroday kaliya 21.81 ilbiriqsi, maadaama aysan laheyn soyaal hore oo oradka ah, waana sababta bulshada Soomaaliyeed si weyn uga careysiisay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmhdaacad%2Fvideos%2F2621064844711362%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud Marwo Khadiijo Aadan Daahir oo xalay uu shaqada ka joojiyay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Barre ayaa ka hadashay fadeexadda lagu eedeeyay inay masuuliyadeeda leedahay. Wasiir Barre ayaa warqada uu shaqada uga joojiyay Khadiijo ku sheegay in guddoomiye Khadiijo iyo madaxda xiriirkaas ee qeybta Jaamacadaha Soomaaliyeed uu maxkamad ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178553","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud Marwo Khadiijo Aadan Daahir oo xalay uu shaqada ka joojiyay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Barre ayaa ka hadashay fadeexadda lagu eedeeyay inay masuuliyadeeda leedahay. Wasiir Barre ayaa warqada uu shaqada uga joojiyay Khadiijo ku sheegay in guddoomiye Khadiijo iyo madaxda xiriirkaas ee qeybta Jaamacadaha Soomaaliyeed uu maxkamad ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-04T11:59:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-06T15:20:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"704\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-04T11:59:25+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-06T15:20:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg\",\"width\":704,\"height\":486},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay - Wardoon","og_description":"Guddomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud Marwo Khadiijo Aadan Daahir oo xalay uu shaqada ka joojiyay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Barre ayaa ka hadashay fadeexadda lagu eedeeyay inay masuuliyadeeda leedahay. Wasiir Barre ayaa warqada uu shaqada uga joojiyay Khadiijo ku sheegay in guddoomiye Khadiijo iyo madaxda xiriirkaas ee qeybta Jaamacadaha Soomaaliyeed uu maxkamad ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-04T11:59:25+00:00","article_modified_time":"2023-08-06T15:20:49+00:00","og_image":[{"width":704,"height":486,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/","name":"DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg","datePublished":"2023-08-04T11:59:25+00:00","dateModified":"2023-08-06T15:20:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Khadiija-Aadan-Daahir-704x486-1.jpeg","width":704,"height":486},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khadiijo-aadan-daahir-oo-war-yaab-leh-soo-saartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Khadiijo Aadan Daahir oo war yaab leh soo saartay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178553"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178553"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178555,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178553\/revisions\/178555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178551"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}