{"id":178556,"date":"2023-08-06T18:22:57","date_gmt":"2023-08-06T15:22:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178556"},"modified":"2023-08-06T18:48:42","modified_gmt":"2023-08-06T15:48:42","slug":"ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178557\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"343\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo cusub oo sheegay in ay kasoo goosteen ciidamada Somaliland ee Laascaanood jooga, ayaa ku biiray jabhada ku sugan buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo muuqaal iska soo duubay ayaa sheegay in ay kasoo goosteen ciidanka Somaliland, waxayna sheegeen in ay dagaal la galayaan xukuumada Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Sida nimankaniba uga soo baxeen iskaga soo wada baxa dulmi ayaad ku socoteene, tanaa xaqa, dagaalkan xaqa ah soo gala ee rajiimka lagaga xoraynayo waddanka uu baabasaday, dalka iyo dadka iyo diinta, ciidankan soo goostay sidaas ayay leeyihiin&#8221; mid kamid ah ayaa sida yidhi.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay dad hubaysan oo is urursaday ay jabhad kaga dhawaaqeen buurta Gacan-libaax iyaga oo hanjabaad u diray madaxweynaha, waxayna dagaal la galeen ciidamada RRU oo dhawaan halka la geeyey.<\/p>\n<p>Kadib jabhada buurta Gacan-libaax sidookale koox kale oo hubaysan oo ka kooban dad shacab ah, ayaa iyaguna jabhad kale kaga dhawaaqay gobolka Sanaag, waxayna sheegeen in ay mataano la yihiin jabhada buurta Gacan-libaax.<\/p>\n<p>Waxa socda dadaalo la doonayo in hubka lagaga dhigo kooxahan hubaysan, iyada oo odayaasha dhaqanka iyo xubnaha baarlamaanku ay sheegeen in ay ka hawlgalayaan dajinta xaalada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=317&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmobakayle%2Fvideos%2F676649121001757%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"317\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo cusub oo sheegay in ay kasoo goosteen ciidamada Somaliland ee Laascaanood jooga, ayaa ku biiray jabhada ku sugan buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil. Ciidamadan oo muuqaal iska soo duubay ayaa sheegay in ay kasoo goosteen ciidanka Somaliland, waxayna sheegeen in ay dagaal la galayaan xukuumada Somaliland. &#8220;Sida nimankaniba uga soo baxeen iskaga soo wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo cusub oo sheegay in ay kasoo goosteen ciidamada Somaliland ee Laascaanood jooga, ayaa ku biiray jabhada ku sugan buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil. Ciidamadan oo muuqaal iska soo duubay ayaa sheegay in ay kasoo goosteen ciidanka Somaliland, waxayna sheegeen in ay dagaal la galayaan xukuumada Somaliland. &#8220;Sida nimankaniba uga soo baxeen iskaga soo wada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-06T15:22:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-06T15:48:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-06T15:22:57+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-06T15:48:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg\",\"width\":660,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax - Wardoon","og_description":"Ciidamo cusub oo sheegay in ay kasoo goosteen ciidamada Somaliland ee Laascaanood jooga, ayaa ku biiray jabhada ku sugan buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil. Ciidamadan oo muuqaal iska soo duubay ayaa sheegay in ay kasoo goosteen ciidanka Somaliland, waxayna sheegeen in ay dagaal la galayaan xukuumada Somaliland. &#8220;Sida nimankaniba uga soo baxeen iskaga soo wada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-06T15:22:57+00:00","article_modified_time":"2023-08-06T15:48:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":343,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/","name":"DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg","datePublished":"2023-08-06T15:22:57+00:00","dateModified":"2023-08-06T15:48:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202386638268964449828000.jpeg","width":660,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-ku-biiray-jabhada-buurta-gacan-libaax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178556"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178556"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178562,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178556\/revisions\/178562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178557"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}