{"id":178559,"date":"2023-08-06T18:34:53","date_gmt":"2023-08-06T15:34:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178559"},"modified":"2023-08-07T11:41:22","modified_gmt":"2023-08-07T08:41:22","slug":"daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178560\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png\" alt=\"\" width=\"1152\" height=\"848\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png 1152w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06-300x221.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06-1024x754.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06-768x565.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06-696x512.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06-1068x786.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06-571x420.png 571w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1152px) 100vw, 1152px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maanta shir jiraaa\u2019id ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka hadlay arrimo ku aadan \u2018dhul boobka ka socda\u2019 magaalada Muqdisho iyo cabashooyinka soo yeeraya, isaga oo soo hadal qaaday eedda loo jeediyay qoyska madaxweynaha dowlada Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Yuusuf Madaale ayaa ku hormaray muranka ka taagan dhulka Kaasa Italia ee degmada Xamarweyne, kaas oo burburin lagu bilaabay, kadib markii la barakiciyay dadkii deganaa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in dhulkan oo uu lahaa Talyaaniga, ayna hadda soo dalbaday safaaradda dalkaas, isla-markaana ay rabto inay ku shaqeyso dhulkaasi.<\/p>\n<p>\u201cArrinta Kaasa Italia sida aan la socono waxaa iska leh Taliyaaniga safaaradda Talyaaniga warqadda ay soo dirtay waa taas, sidaas darteed waxay dalbadeen in loo banneeyo, marka Kaasa Italia shaqsina ma laheyn cid gaar ah oo laheydna ma jirto\u201d ayuu yiri guddoomiyuhu.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa soo hadal qaaday eedda loo jeediyay qoyska madaxweyne Xasan Sheekh ee la sheegay inay boob ku hayaan dhulkaas, wuuna beeniyay, isaga oo tilmaamay in la doonayo in la\u2019iska horkeeno bulshada Soomaaliyeed iyo madaxweynahooda.<\/p>\n<p>\u201cQaraabada madaxweynaha yaan waxba afka lala raac-raacinee hala hubsado, anigu mas\u2019uuliyad markaan qabto in la qeyliyo iyo in la caytamo ma kala jecli waxaa iga go\u2019an inaan shaqeeyo\u201d ayuu mar kale sii raaciyay Duqa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa kale uu ka hadlay dhul boobka ka socda deegaanka Gubadley iyo Xaafadda Waxar-Cadde ee degmada Heliwaa, isaga oo sheegay inay la socdaan qaylo dhaanta kasoo yeertay dhulalkaasi, wuxuuna xusay in qof welba oo cabasho ah uu cadaalad doonto garsoorka.<\/p>\n<p>\u201cArrinta Gubadley iyo Waxar-Cadde ka taagan oo qolo walbaa siday rabto u hadaaqeyso qof walba oo sharci heysto ha dacwo tego, hana aado garsoorka, laakiin in bannaanka laga qayliyo wax macno ah oo ay soo kordhineyso ma laha\u201d ayuu mar kale yiri Madaale.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ka hadlay Dhulka Warshadda Isbuunyada ee ku dhow xeydaabka garoonka Aadan Cadde, oo sidoo kale laga raray barakacayaashii deganaa halkaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka ayaa shaaciyay in warqayad ay usoo diray hay\u2019adda duulista rayidka ah, isla-markaana ay dalbaday in halis amni ay uga imaan karto halkaasi, kadibna uu amray in laga raro barakacayaasha lana dajiyo meel kale balse uusan ka jirin dhul boob.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhahnay dadkaas si nabad ah meel ha lagu dajiyo, hana la kiciyo,, intaas uunbaa dhanhay, laakiin dhul ayaa la dhiibay, waa nala dhacay waxaas ma jiraan\u201d ayuu sii yiri.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F6459082647546210%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maanta shir jiraaa\u2019id ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka hadlay arrimo ku aadan \u2018dhul boobka ka socda\u2019 magaalada Muqdisho iyo cabashooyinka soo yeeraya, isaga oo soo hadal qaaday eedda loo jeediyay qoyska madaxweynaha dowlada Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178559","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maanta shir jiraaa\u2019id ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka hadlay arrimo ku aadan \u2018dhul boobka ka socda\u2019 magaalada Muqdisho iyo cabashooyinka soo yeeraya, isaga oo soo hadal qaaday eedda loo jeediyay qoyska madaxweynaha dowlada Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-06T15:34:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-07T08:41:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"848\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/\",\"name\":\"DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png\",\"datePublished\":\"2023-08-06T15:34:53+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-07T08:41:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png\",\"width\":1152,\"height\":848},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maanta shir jiraaa\u2019id ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka hadlay arrimo ku aadan \u2018dhul boobka ka socda\u2019 magaalada Muqdisho iyo cabashooyinka soo yeeraya, isaga oo soo hadal qaaday eedda loo jeediyay qoyska madaxweynaha dowlada Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-06T15:34:53+00:00","article_modified_time":"2023-08-07T08:41:22+00:00","og_image":[{"width":1152,"height":848,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/","name":"DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png","datePublished":"2023-08-06T15:34:53+00:00","dateModified":"2023-08-07T08:41:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-06-at-16.31.06.png","width":1152,"height":848},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaale-oo-difaacay-qoyska-madaxweynaha-oo-dhul-boob-loo-haysto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Madaale oo difaacay qoyska madaxweynaha oo dhul boob loo haysto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178559"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178559"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178561,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178559\/revisions\/178561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178560"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}