{"id":178580,"date":"2023-08-07T15:47:55","date_gmt":"2023-08-07T12:47:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178580"},"modified":"2023-08-07T16:06:53","modified_gmt":"2023-08-07T13:06:53","slug":"daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/","title":{"rendered":"DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178581\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Sarkaal sare oo Itoobiyaan ah ayaa ku eedeeyey maleeshiyada gobolka Amxaara inay isku dayayaan inay afgmabiyaan dowladda federaalka iyo tan gobolka, kadib maalmo ay socdeen dagaallo keenay in dowladda ay ku dhowaaqdo xaalad deg deg ah.<\/p>\n<p>Dagaallada u dhaxeeya maleeshiyada Fano iyo ciidamada qaranka ayaa sii socday dhammaadkii toddobaadka.<\/p>\n<p>Dadka degan Gondar, magaalada labaad ee ugu weyn gobolka Amxaara, ayaa sheegay in hub culus oo billowday Axaddii ay dhacayeen illaa subaxnimadii Isniinta.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa durba noqday xaaladda amni ee ugu darran Itoobiya tan iyo markii dagaalka sokeeye ee gobolka Tigray, oo deris la ah gobolka Amxaara, uu dhammaaday bishii November.<\/p>\n<p>Temesgen Tiruneh, oo ah agaasimaha guud ee sirdoonka qaranka Itoobiya, kaasi oo loo xil-saaray inuu la socdo fulinta xaaladda deg-degga ah, ayaa qiray in maleeshiyada ay qabsadeen magaalooyinka iyo degmooyinka qaar.<\/p>\n<p>\u201cXoogagga tuugada ah waxay ku hawlan yihiin hadaf iyo ujeedo ay ku doonayaan inay ku afgambiyaan dowladda gobolka, kadibna ay ugu gudbaan nidaamka federaalka,\u201d ayuu Temesgen ku yiri hadal ay Axaddii baahisay warbaahinta dowladda ee Fana Broadcasting.<\/p>\n<p>Afhayeenka dowladda Legesse Tulu ayaa Sabtidii sheegay in mas\u2019uuliyiinta ay billaabeen inay xiraan qaar ka mid ah kuwa ka dambeeyey xasillooni-darrada.<\/p>\n<p>Kooxda Fano ayaa ah maleeshiyo dagaal-yahanno ka qorata qowmiyadda deegaanka, taasi oo ciidamada qaranka ee ENDF xulufo kula aheyd dagaalkii gobolka Tigray.<\/p>\n<p>Xiriirkooda ayaa xumaaday kadib markii mas\u2019uuliyiinta dowladda ay billaabeen inay wiiqaan kooxaha sida militariga u tababaran ee gobollada. Qaar ka mid ah dadka u dhaqaaqa ayaa sheegay in tani ay Amxaarada u baylaheyso weerarro kaga yimaada gobollada deriska ah.<\/p>\n<p>Mudaaharaadyo rabshado wata ayaa ka dillaacay guud ahaan gobolka Axmaara bishii April kadib markii Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed uu amray in la kala diro ciidamada ammaanka ee 11-ka gobol ee Itoobiya, laguna daro booliska ama militariga qaranka.<\/p>\n<p>Dibad-baxayaasha ayaa ku eedeeyey xukuumadda inay isku dayayso inay wiiqdo ammaanka Amxaarada. Xukuumadu way beenisay arrintaas, waxayna sheegtay in tallaabadaas loo baahnaa in la qaado si loo xaqiijiyo midnimada qaranka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FWardheerMediaTv2%2Fvideos%2F802453771260547%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo Itoobiyaan ah ayaa ku eedeeyey maleeshiyada gobolka Amxaara inay isku dayayaan inay afgmabiyaan dowladda federaalka iyo tan gobolka, kadib maalmo ay socdeen dagaallo keenay in dowladda ay ku dhowaaqdo xaalad deg deg ah. Dagaallada u dhaxeeya maleeshiyada Fano iyo ciidamada qaranka ayaa sii socday dhammaadkii toddobaadka. Dadka degan Gondar, magaalada labaad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178581,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sarkaal sare oo Itoobiyaan ah ayaa ku eedeeyey maleeshiyada gobolka Amxaara inay isku dayayaan inay afgmabiyaan dowladda federaalka iyo tan gobolka, kadib maalmo ay socdeen dagaallo keenay in dowladda ay ku dhowaaqdo xaalad deg deg ah. Dagaallada u dhaxeeya maleeshiyada Fano iyo ciidamada qaranka ayaa sii socday dhammaadkii toddobaadka. Dadka degan Gondar, magaalada labaad ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-07T12:47:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-07T13:06:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/\",\"name\":\"DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-07T12:47:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-07T13:06:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday - Wardoon","og_description":"Sarkaal sare oo Itoobiyaan ah ayaa ku eedeeyey maleeshiyada gobolka Amxaara inay isku dayayaan inay afgmabiyaan dowladda federaalka iyo tan gobolka, kadib maalmo ay socdeen dagaallo keenay in dowladda ay ku dhowaaqdo xaalad deg deg ah. Dagaallada u dhaxeeya maleeshiyada Fano iyo ciidamada qaranka ayaa sii socday dhammaadkii toddobaadka. Dadka degan Gondar, magaalada labaad ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-07T12:47:55+00:00","article_modified_time":"2023-08-07T13:06:53+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/","name":"DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg","datePublished":"2023-08-07T12:47:55+00:00","dateModified":"2023-08-07T13:06:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/128032411_4de5e85c-24f8-4428-bc99-4949844cfa3a.jpeg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-amxaarada-oo-magaalooyin-dhowr-ah-qabsatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO :-Mucaaradka Amxaarada oo magaalooyin dhowr ah qabsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178580"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178580"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178584,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178580\/revisions\/178584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178581"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}