{"id":178583,"date":"2023-08-08T11:55:09","date_gmt":"2023-08-08T08:55:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178583"},"modified":"2023-08-08T11:55:09","modified_gmt":"2023-08-08T08:55:09","slug":"daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178585\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya, Dr. Maxamed Axmed Sheikh Cali (Doodishe), ayaa sheegay in dowladdu diyaarisay 15 kun oo askari oo ka qeyb galaya wejiga labaad ee howlgallada dalka looga xoraynayo kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga ayaa sheegay in todobadii bilood ee ugu dambeysay ay dowladda federaalku ku jirtay diyaarinta iyo qalabaynta ciidamada ka qeyb qaadanaya xoraynta dalka. Sababtaas ayuu ku sheegay midda keentay inuu hakad ku yimaada wajiga 2-aad howlgalka.<\/p>\n<p>\u201c7dii Bilood ee la soo dhaafay dowladdu waxaa ay diyaarisay 15 kun oo ciidamo dheeraad ah kuwaas oo hadda badankoodu u baxay furimaha dagaalka&#8221;, ayuu yiri wasiir Doodishe.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay dagaalka Alshabaab kula jirto dowladda, in uu yahay dagaal ay ku doonayso in ay ku tirtirto jiritaanka Soomaaliya. Wuxuu sheegay in ay dadka Soomaaliyeed kala dagaalameen dhinaca kaste oo nolashooda ah.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay wasiirku dowladda in ay u istaagtay inay soo afjarto Alshabaab, isagoo sheegay in loo qalab qaatay sidii looga xorayn lahaa meelaha kooban ee ay ku harsan yihiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasiirka Amniga&quot; 7dii Bilood ee la soo dhaafay dowladdu waxaa ay diyaarisay 15 kun oo ciidan ah&quot;.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/umnoa7rhJxk\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya, Dr. Maxamed Axmed Sheikh Cali (Doodishe), ayaa sheegay in dowladdu diyaarisay 15 kun oo askari oo ka qeyb galaya wejiga labaad ee howlgallada dalka looga xoraynayo kooxda Alshabaab. Wasiirka amniga ayaa sheegay in todobadii bilood ee ugu dambeysay ay dowladda federaalku ku jirtay diyaarinta iyo qalabaynta ciidamada ka qeyb qaadanaya xoraynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya, Dr. Maxamed Axmed Sheikh Cali (Doodishe), ayaa sheegay in dowladdu diyaarisay 15 kun oo askari oo ka qeyb galaya wejiga labaad ee howlgallada dalka looga xoraynayo kooxda Alshabaab. Wasiirka amniga ayaa sheegay in todobadii bilood ee ugu dambeysay ay dowladda federaalku ku jirtay diyaarinta iyo qalabaynta ciidamada ka qeyb qaadanaya xoraynta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-08T08:55:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-08T08:55:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya, Dr. Maxamed Axmed Sheikh Cali (Doodishe), ayaa sheegay in dowladdu diyaarisay 15 kun oo askari oo ka qeyb galaya wejiga labaad ee howlgallada dalka looga xoraynayo kooxda Alshabaab. Wasiirka amniga ayaa sheegay in todobadii bilood ee ugu dambeysay ay dowladda federaalku ku jirtay diyaarinta iyo qalabaynta ciidamada ka qeyb qaadanaya xoraynta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-08T08:55:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/","name":"DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg","datePublished":"2023-08-08T08:55:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/202388638270573600120468.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-diyaarisay-15kun-oo-askari-oo-diyaar-ah-wajiga-labaad-howgalka-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dowladdu waxay diyaarisay 15kun oo askari oo diyaar ah wajiga labaad howgalka Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178583"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178586,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178583\/revisions\/178586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}