{"id":178626,"date":"2023-08-11T11:31:52","date_gmt":"2023-08-11T08:31:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178626"},"modified":"2023-08-11T11:31:52","modified_gmt":"2023-08-11T08:31:52","slug":"daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178627\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"362\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay iney jiraan koox uu ku tilmaamay manaxayaal maafiya ah oo ka daran kuwa Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in dagaal ay la gali doonaan kooxdaan uu ku sheegey iney yihiin kuwa si weyn baraha bulshada ugu dhex buun buuniya marka uu khasaaro kasoo gaaro ciidanka xoogga dalka weerarada kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira kooxo aan Khawaarijta aheyn oo xoriyad dalalkooda ku haysta oo Soomaali ah oo jecel askari marka la dilo in meydkiisa soo dhigaan sida Al-Shabaab-ka usoo dhigaan oo kale, oo marka baabuur ciidanka laga qabsado jecel inay buun-buuniyaan baaburkaasi&#8221; ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Wuxuu ku hanjabay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya in dadkaasi ay dowladda ka qaadi doonto talaabo adag, islamarkaana ay la gali doonaan dagaal la mid ah kan Al-shabaab ay kula jirto.<\/p>\n<p>&#8220;Waa kuwa jecel in Khawaarijta noo joogto. Arrinta Shabaab oo laga guuleysta u arka Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrin hela, uma arkaan dhibaatada Khawaarijta ee la qabanayo ee waxay ka fiiranayaan siyaasadda ay uga aragti duwan yihiin, Waxay rabaan in ciidankeena guul-dareystaan oo Khawaarijta guuleystaan, kooxahaas ka aamus ma mudna oo meelaha lagu arka iyaga oo wax qoraya, iyaguna dagaalka qeyb ayay ka yihiin\u201d ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sidoo kale xusay in kooxdaan baraha bulshada ku buun buunisa Al-shabaab inay rumeysan yihiin in siyaasad ahaan ay kaga soo horjeedaan madaxweyne Xasan Sheekh oo haatan Dhuusamareeb u jooga dardar gelinta dagaalka ka dhanka Al-shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F278932618080923%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay iney jiraan koox uu ku tilmaamay manaxayaal maafiya ah oo ka daran kuwa Ururka Al-shabaab. Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in dagaal ay la gali doonaan kooxdaan uu ku sheegey iney yihiin kuwa si weyn baraha bulshada ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay iney jiraan koox uu ku tilmaamay manaxayaal maafiya ah oo ka daran kuwa Ururka Al-shabaab. Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in dagaal ay la gali doonaan kooxdaan uu ku sheegey iney yihiin kuwa si weyn baraha bulshada ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-11T08:31:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"362\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-11T08:31:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg\",\"width\":660,\"height\":362},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab\" - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay iney jiraan koox uu ku tilmaamay manaxayaal maafiya ah oo ka daran kuwa Ururka Al-shabaab. Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in dagaal ay la gali doonaan kooxdaan uu ku sheegey iney yihiin kuwa si weyn baraha bulshada ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-11T08:31:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":362,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/","name":"DAAWO:-\"Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg","datePublished":"2023-08-11T08:31:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023811638273190743232731.jpeg","width":660,"height":362},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-jira-kooxo-khawaarijta-aheyn-oo-jecel-inaan-dalka-laga-xureyn-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Waxaa jira kooxo Khawaarijta aheyn oo jecel inaan dalka laga Xureyn Al-shabaab&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178626"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178628,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178626\/revisions\/178628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178627"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}