{"id":178629,"date":"2023-08-11T11:36:20","date_gmt":"2023-08-11T08:36:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178629"},"modified":"2023-08-11T16:20:36","modified_gmt":"2023-08-11T13:20:36","slug":"daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178630\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\" alt=\"\" width=\"1198\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png 1198w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-300x202.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-1024x689.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-768x517.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-696x468.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-1068x719.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30-624x420.png 624w\" sizes=\"(max-width: 1198px) 100vw, 1198px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in wejiga labaad ee dagaalka uu bilaaban doono marka uu soo idlaado gulufka uu xarunta uga dhigtay Dhuusamareeb, taasi oo macnaheedu yahay in howl-gallada uu hagayo ay dhameystir u yihiin wejigii koowaad ee dagaalka.<\/p>\n<p>\u201cHalkan waxaa u nimid in guud ahaan wejiga koowaad ee dagaalka aan soo geba-gebayno, labada degmo ee Galmudug Khawaarijta uga hartay in aan iyaguna dagaal ku qaadno, kadibna waxaa billaaban doono wejiga labaad,\u201d ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in gulufkan ku wajahan Ceelbuur, Galhareeri iyo deegaanada ku xeeran inuu yahay mid lagu dhameystirayo wejigii koowaad ee dagaalka. Hadalkaan wuxuu meesha ka saaraya in hadda la billaabayo wejiga labaad.<\/p>\n<p>Wejiga labaad ee dagaalka ayuu sheegay in markaas laga bilaabi doono maamullada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, si looga sifeeyo kooxda Al-Shabaab, \u201cIntii hore waa khibrad badanahay oo ka xoog badanahay hadda, yididiiladda aan qabno mustaqbalka aad iyo aad ayay u fiican tahay.\u201d<\/p>\n<p>Sidaas awgeed, gulufka loo fadhiyo Dhuusamareeb waa dhameystirka wejigii koowaad. Wuxuuna sheegay madaxweynaha in dhowr jiho laga weerari doono deegaanada ay kooxda ku harsan tahay.<\/p>\n<p>\u201cShabaab waa niman dhib badan, argagixisada oo dhan meel kasta oo ay joogto haddii meel xoogga laga saaro siday uga meeraystaan oo meel kale u aadan ayay yaqaanan, haddii madax la dilay madaxdii hore kuwa kasii xagjirsan ayay soo saareen. Markaa waxaa go\u2019aansanay in siyaasad Soomaaliyeed oo Shabaab lagula dirirayo la rabo.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu hadalkiisa sii raaciyay \u201cSababta ugu weyn ee dagaalka Al-Shabaab loo dhaqaajin waayay waxay aheyd siyaasad dowlad Soomaaliyeed ay leedahay oo lagula dagaalamayo Shabaab oo aad u qeexan oo cad ma aanay jirin.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVillaSomaliaOfficial%2Fvideos%2F851120839968642%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa sheegay in wejiga labaad ee dagaalka uu bilaaban doono marka uu soo idlaado gulufka uu xarunta uga dhigtay Dhuusamareeb, taasi oo macnaheedu yahay in howl-gallada uu hagayo ay dhameystir u yihiin wejigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa sheegay in wejiga labaad ee dagaalka uu bilaaban doono marka uu soo idlaado gulufka uu xarunta uga dhigtay Dhuusamareeb, taasi oo macnaheedu yahay in howl-gallada uu hagayo ay dhameystir u yihiin wejigii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-11T08:36:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-11T13:20:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1198\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"806\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/\",\"name\":\"DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\",\"datePublished\":\"2023-08-11T08:36:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-11T13:20:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png\",\"width\":1198,\"height\":806},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka kooxda Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa sheegay in wejiga labaad ee dagaalka uu bilaaban doono marka uu soo idlaado gulufka uu xarunta uga dhigtay Dhuusamareeb, taasi oo macnaheedu yahay in howl-gallada uu hagayo ay dhameystir u yihiin wejigii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-11T08:36:20+00:00","article_modified_time":"2023-08-11T13:20:36+00:00","og_image":[{"width":1198,"height":806,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/","name":"DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png","datePublished":"2023-08-11T08:36:20+00:00","dateModified":"2023-08-11T13:20:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-11-at-09.35.30.png","width":1198,"height":806},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-daawo-xasan-sheekh-oo-shaaciyay-xilliga-uu-billaabanayo-wejiga-labaad-ee-dagaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-DAAWO:-Xasan Sheekh oo shaaciyay xilliga uu billaabanayo wejiga labaad ee dagaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178629"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178631,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178629\/revisions\/178631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178630"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}